Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Wafdi Wasiiro ah Oo Dib Ugu soo Laabtay Magalada Boosaso

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Wafdi Wasiiro ah Oo Dib Ugu soo Laabtay Magalada Boosaso

Postby FBISOMALIA » Sun Aug 21, 2011 7:19 pm

Image

Boosaso ( RBC Radio) Wafdiga ayaa galabta ku soo noqday magalada boosaso ee Xarunta gobolka bari oo markii hore ay ka amba baxeen.

Xubnaha wafdiga oo iskugu jira wasiiro,maamulka gobolka bari iyo taliye xigeenka boliska Puntland ayaa Soo gaadhay galabta magalada boosaso.

Inkasta oo aanay jirin faah’faahin ku aadan meelaha ay soo mareen iyo waxa ay ka soo qabteen,hadana gudoomiyaha gobolka bari C/samad maxmed oo la hadlay mid ka mid ah warbaahinta gudaha Boosaso ayaa sheegay in safarkooda si wanaagsan ugu soo dhamaaday.

Gudoomiyaha ayaa sheegay in xog farbadan ay soo helen,taasi oo ku aadan sida xaalada deeganada miyiga ay tahay iyo kuwa xeebaha Gobolada bari iyo Karkaar.

dhinaca kale wafdigani ayaa intii ay ku guda-jireen socdaalkooda waxaa ay soo mareen degmooyinka Xaafuun,baargaal,Caluula iyo meelo kale oo farabadan.

Mana jirin wax carqalad ah oo ka hor yimid marka laga reebo kooxo dhalinyaro ah oo kaga hor yimid duleedka Baar-gaal kuwaasi oo Arbush ku sameyay wafdiga balse markii danbe gudaha ay u galeen baargaal.

Mar sii horeysay wasiirka amniga Puntland Khaliif Ciise oo saxaafada la hadlay ayaa sheegay in ay soo qabteen inta badan Kooxihii dagaalka kala hor yimid duleedka Baargaal.

ugu danbeytiina waxaa la filayaa in ay ka warbxiyaan socdaalkooda ay ku soo mareen Gobolada Bari iyo karkaar waxa uu salka ku hayay iyo waxa u soo qabsoomay.

RBC Radio

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 1 guest