Page 5 of 6

Re: A Harti question

Posted: Mon Aug 22, 2011 6:50 pm
by abdalla11
We're related through his mom, hooyadiis weysada igama jabiso. She passed away in Jeddah two years ago.

Re: A Harti question

Posted: Mon Aug 22, 2011 6:51 pm
by afisoone
I know who was, he is my granpas second cousin...I just thought I heard he lives in Saudi Arabia or something.

how are you related to him?

Afisooni is Jambeel konbee, I know who he is, his reer abti are MJ-Reer Bicidyahan.
I am not Jambeel konbe. I am Waceysle koombe Who are you Xamud???

Re: A Harti question

Posted: Mon Aug 22, 2011 6:59 pm
by Xamud.
Hes bluffing, he is Jambeel kombee

Afisoone who I am is none of your concern, I will see you at the next family gathering, just do us all a favour and leave your neighbours cat at home next time....mahaa reer magaalnimo in aad bisad uso wadiid dinnerka.

Re: A Harti question

Posted: Mon Aug 22, 2011 7:01 pm
by damu
Hes bluffing, he is Jambeel kombee

Afisoone who I am is none of your concern, I will see you at the next family gathering, just do us all a favour and leave your neighbours cat at home next time....mahaa reer magaalnimo in aad bisad uso wadiid dinnerka.
this dude cracks me up :lol: :lol: :lol: :lol:

Re: A Harti question

Posted: Mon Aug 22, 2011 7:12 pm
by abdalla11
Waryaada don't diss Geri Koombe, the kings of jigjiga and the offspring of Axmed Gurey

Re: A Harti question

Posted: Mon Aug 22, 2011 7:18 pm
by damu
Waryaada don't diss Geri Koombe, the kings of jigjiga and the offspring of Axmed Gurey
geri koombe :up:

Re: A Harti question

Posted: Mon Aug 22, 2011 7:21 pm
by Xamud.
Lol no one is dissing anyone, and the dude is Jambeel Kombe not Geri Kombe.

Re: A Harti question

Posted: Mon Aug 22, 2011 7:23 pm
by Xamud.
Laangaab waxaa ah ninka gawaarida madaxda Puntland dhaqo oo halkaas madaxtinimo ka radiyo...I think you know who I am mean afisoone. I ride the big trucks you wash them.
Xamud watch or afisoone will dedicate topics to you :lol:
he made one for me calling me laangaab :lol:

He did :lol: :lol: damn son, saciid we need to talk sidaan sii mahaa maandhow.

Re: A Harti question

Posted: Mon Aug 22, 2011 7:28 pm
by afisoone
Laangaab waxaa ah ninka gawaarida madaxda Puntland dhaqo oo halkaas madaxtinimo ka radiyo...I think you know who I am mean afisoone. I ride the big trucks you wash them.
Truckga lacanka Puntland ma suran. Yaa!! Why Laangaab kasto uu u wataa calanka Puntland. Why not laandheerayaasha?.

Aniga waxaan ahay Waceysle Koombe. Rag lagu yaqaan inee been naftooda u sheegin ayaa nahnay. Calanka Somaliland hadaa gaariga kusoo xirto waan awoodaa. Laakiin maxaa nafteyda beenta ugu sheega sida laangaabyada Puntland. Meel aan wax ka ahay ayaan calankeeda qaataa. That is me...

Re: A Harti question

Posted: Mon Aug 22, 2011 7:33 pm

Calaanka aad ku walatay maha miyaa midka gaariga ku wadatid oo maalinti nagu lahayd, cadowgan ugu hanjabaa....in aan affairkago banaanka so dhigo miyaa rabtaa?

Laangaab or not, I stand for something, meaning I wont fall for anything, unlike you marna kama dabo wareegi konfuurta marna calaanka Puntland gaariga ma so dheex dhigii markay iso eeryaan oo ii dahan orad ino keen Daroodka la yaqaano o lala doodi karo.....lets take a trip down memory lane shall we? before we decide to call others laangaab.

Re: A Harti question

Posted: Mon Aug 22, 2011 7:51 pm
by afisoone
Dee iska sheekee. Saciid Afisoone will never carry Puntland Flag. What for? Nin Waceysle ayaan ahay. Maxaa iga galay Puntland. Kudayo Puntland ninka qaaday waa laangaaba waa garaneeysaa so ma aha. Xataa hal kursi kuma laha Puntland. Maxaa dhibay ninkaas 70 jirka ah asagoo xaquuq kulaheen Puntland inuu amaano. Aniga waa yaabanahay.
----------------------------------------------------------------------------------------------------
Bal daawo laangaabyada oo ku heeysaayo Kudayo Puntland.

Re: A Harti question

Posted: Mon Aug 22, 2011 7:57 pm
by Xamud.
Doqon Ali Hussein(the man behind ku dayo Puntland) is Omar Mahamud...and last I checked they had atleast two minister posts?...isa so adkee saxiib, and si hi to the family for me saciidow.

Re: A Harti question

Posted: Mon Aug 22, 2011 8:08 pm
by afisoone
Doqon Ali Hussein(the man behind ku dayo Puntland) is Omar Mahamud...and last I checked they had atleast two minister posts?...isa so adkee saxiib, and si hi to the family for me saciidow.
Illeen dadka wax kama taqaanid. War ninku waa sheegato. Aduunkaas Cumar Maxamuud Ah. Waa sheegato wah!

Ninkasto wuxuu ku leeyahay. Majeerteen ayaan ahay. Yaa katahay. Cumar Maxamuud. Yaa kasii tahay Reer dahir. Hada reer dahir yee galaan neh. Waligey ma maqli Cumar Maxamuud Reer dahir la dhaho.

Re: A Harti question

Posted: Mon Aug 22, 2011 8:10 pm

I dont know what the hell you are on tonight but, the dude is Mahamed Cumar,waana juffo cumar mahamud ah.

Re: A Harti question

Posted: Tue Aug 23, 2011 7:41 am
by Aseelah-Raaida
Afisoone posts reek of the worst kind of inferiority complex and he's even making up subclan names.The only thing interesting about him is his obsession with the flag
,did he submit one that got rejected :?

awowe, If he doesn't stfu afka ka dharbaax the next time you see him. 8-)