Page 1 of 1

W.Ganacsiga Pland Xariga Ka Jaray Hotel Cusub Yaala Garowe

Posted: Mon Aug 29, 2011 12:30 pm
by FBISOMALIA
Image

Wasiirka ganacsiga iyo wershadaha ee Puntland Xasan Jamac Faarax ayaa caawa xariga ka jaray hotel lagu magacaabo Towfiiq Hotel oo ku soo biiray hootelada magaalda Garoowe.

Xaflada Hoteelkaan lagu furaayey ayaa wax kasoo qayab galya masuuliyiin kala gadisan kuwasoo isugu jira xildhibaano,Nabadoono iyo marti kaloo badan.

Waxaana munasabdaan ka hadlay maamulaha hotelka Towfiiq Ibraahim Cumar Jaamac oo sheegay in hoteelkaan uu yahay mid dedaal dheeraad ah ugaleen sidii ay magaalada uga furi lahaayeen madaama magaalada Garoowe ay tahay muraayadii Puntland loona baahan yaha in laga helo hoteelo adeegyo badan leh.

Ibraahin ayaa sidoo kale sharaxay waxyaabaha uu hoteelku kaga duwan yahay hoteelada magaalada Garoowe kuwasoo ah in uu hotelku leeyahay biyo sifaysan kuwasoo loo isticmaalaayo si kastoo aad u baahto.

Maamulaha hoteelka ayaa sidoo kale xusay in hotelka ay ku xiran yihiin Kamrooyin kuwasoo ka qayb ka ah sugida amaanka hoteelka Wasiirka Gancsiga Puntland Xasan Jaamac Faarax ayaa sheegey in uu hotelkaani uu ka qayab qaadnaayo bilicda magaalada Garoowe uuna ka mid yahay hormarka caasimada Puntland.

Wasiirka ganacsiga iyo warshadaha Dowladda Puntland ayaa sidoo kale xusay waxyaabaha uu hoteelkaan uu ku soo kor dhinaayo ayuu ku sheegay in ay tahay mid bilicdiisa ay dadka soo jiidanyso waxaana uu gancsatada ku booriyey in ay noqdaan kuwa ku daala sidii ay bilicda magaalada Garoowe Waxaa wayan ka badala.

Image

Hoteelkaan caawa wasiirka gancsiga xariga ka jaray ayaa noqnaay hoteelo isdaba joog ah oo ku soo biraaya hotelada magaalada waxaana ay si weyn hoteeladaasi wax uga bedeleen bilicda magaalada.

Maxmed Saciid Yuusuf
Wakiilka Horseedmedia
Garoowe-Puntland

Re: W.Ganacsiga Pland Xariga Ka Jaray Hotel Cusub Yaala Garo

Posted: Mon Aug 29, 2011 12:59 pm
by Cinque Mtume
I wish I was in my hometown right now. :up:

Garowe, in English: Place of Wisdom/Justice. :som:

Re: W.Ganacsiga Pland Xariga Ka Jaray Hotel Cusub Yaala Garo

Posted: Mon Aug 29, 2011 1:04 pm
by quark
mashallah garowe 8-)

Re: W.Ganacsiga Pland Xariga Ka Jaray Hotel Cusub Yaala Garo

Posted: Mon Aug 29, 2011 1:11 pm
by Xamud.
I wish I was in my hometown right now. :up:

Garowe, in English: Place of Wisdom/Justice. :som:

Hmm... :| traitor

I need to go back asap, qurbahaa is killing me.

The hotel is looking very good. :up:

Re: W.Ganacsiga Pland Xariga Ka Jaray Hotel Cusub Yaala Garo

Posted: Mon Aug 29, 2011 1:34 pm
by Mckuus
Nice :som:

But these bloody exposed wires ruin the view.

Re: W.Ganacsiga Pland Xariga Ka Jaray Hotel Cusub Yaala Garo

Posted: Mon Aug 29, 2011 1:53 pm
by Aseelah-Raaida
Our capital is beautiful Image

Re: W.Ganacsiga Pland Xariga Ka Jaray Hotel Cusub Yaala Garo

Posted: Mon Aug 29, 2011 2:08 pm
by Cinque Mtume
Xamud, I'm reer Nugaaleed man. It's like another LL brotha saying to you you're a traitor for reppin Galkacyo instead of Goldogob lol.

Mckuus, shit I didn't even notice the wires till you mentioned it. Thanks a lot. :down: