Postby Dudaaye » Fri Sep 02, 2011 6:43 am
Beesha Dhebayaco Oo Dagaalkii Maanta Gaalkacyo Ka Dhacay Lagu Jebiyey Iyo Taliyehoodii (Beergeel) Oo Nolol Lagu Qabtay Surkana Laga Bireeyey 01 Sep 2011
Dagaalkii Maantay Ka dhacay Magaalada Gaalkacyo wuxuu ahaa dagaal mar hore la filayey oo soo raagey, saakay markuu bilowdayna waxaa rag badan ka duushay sahihii dagaalka soo raagey. dagaakla maantay magaalada ka bilowday la filimayo in uu demo jeer xoogaaga faruuqda ah oo dhebayaco madaxa laga wada guro.
Maantay waxaa magaalada Gaalkacyo ka dhacay dagaal culus oo dad badan loogaga laayey maxaabiis dhawr ahna loogaga qab-qabtay beesha agoonta. Sida uu ii sheegay mid kamid ah saraakiisha ciidamada dagaalgelinta. Dagaalkii maatay wuxuu ka bilowday sadex nin oo dhebayaco ah oo ka soo talaabay qadka guduudan ee xaafada agoonta. markay soo talaabeen sadexda nin, waxay guutada mujaahidiinta ee (Qoorgooye) ku amartay in ay hubka dhigaan. sadexdii nin mid maahane labadii kale waa ay la daaheen in ay hubka daadiyaan. markaas ayaa labdii nin madaxa laga toogtey. Maxamed Jaamac Maxamuud (Beergeel) oo ahaa ninkii amarka dhaqsaha u fuliyeyna, markuu isdhiibey surkaa laga bireeyey.
Maxamed Jaamac Maxamuud (Beergeel) wuxuu ahaa taliyihii watey maalintii beeshiisa la xanuujiyey ee ay taariikhdu ahayd (27/04/2011), (Beergeel) ninka ay beeshiisu u taqaan wuxuu ahaa ninkii aanu "Baqoweyne" u bixinay maalintii beeshiisa la jebiyey. meesha 18-ka nin oo dhaawaca ah iyo 9 nin oo meydka ah ee ay isku jifada yihiin yaalaanna ka cararay, "Baqoweyne" wxuu ahaa ninkii inta goobta dagaalka keenay tolkiis hadana uga cararay. Maantana alle xumee "Baqoweyne" meeshii uu maalintaas tolkiis uga cararay ayaa wadku keenay oo isagana unuunka loogaga jaray.
Isla saakaba waxay guutada qoorgooye u gudbiyeen xaafadda agoont labadii nin iyo meydka "Baqoweyne" oo isagu ahaa nin dilsuge ah. Maantana ay hadi keentay oo guutada Mujaahidiinta ee (Qoorgooye) isu dhiibey. Intaasi markii ay dhacday ayey yar-yaroodkii agoontu si nafla caarinimo ah isu soo maqiiqeen, waxayna fooda geliyeen kawaankii caanka ahaa ee xaafadda (garsoor) oo ogoonta lagu qali jirey. dagaalkii markuu biilodayna layskuma raagin ee agoontii waa la jebiyey dhabarka ayeyna jeedsheen, kedib markii 16 nin oo ay 7 gaadheri yihiin laga diley.
Galabta mar aan goor dhoweyd la hadlay, waxaa la ii sheegay in magaalada Gaalkacyo ay hada labo dhinac ka kulaalayaan ciidan lixaad leh oo wata tikniko farabadan. aaga (Burtinle) iyo (Beyra) waxaa heegan ku ah 1500 oo ciidan ah. magaalada Gaalkacyana Waxaa diyaar ku ah ciidamo intaas dhawr jeer ka badan. ciidamadaan oo maantay degaankooda la weeraray ayaa la filahayaa in hadaysan caawa qab-qaban agoonta dhebayacada, in ugu danbay ay hubkadhigis ku sameeyaan waaga berigiisa xoogaaga faruuqda ah.
Waxaana Ka go'an ciidamada mujaahidiinta ah ee reer Tanadland oo u yoolkooda dagaalku yahay in ay xaafadda agoonta ay qabtaan. beesha agoonta oo ay tiknikadeeda oo dhami ay garoonka oo ah meel xaafadda agoonta ka baxsan u taalana, la qabto kedib marka xaafadda (Israac) la qabto iyaga oo aan hal xabad ah ridin. wadooyinka ay taakulo uga imaankartana ciidamo xoog leh ayaa la dhigay. maadaama ay xaafadii ganacsiga iyo dhaqaaluhu u yaaley dadka ree Tanadland la weeraray.
Xaafadda (Israac) waxaanu goor aan fogeyn aanu gelineynaa ciidamadii qabanlahaa. marka bal aynu dhawro in ay (Israac) tahay meel ay joogaan dumar caruur faruuq ah haysta, iyo in ay tahay meel ay joogaan rag isku dhererinkara dhaladkii (Reer Khayr) iyo (Maalismoge).
Dagaalkaani waa dagaalkii lagu edbin lahaa wiilasha aanan aqoon wax habartood ka dhalay oo faruuqda ah. waxaa la soo gaarey wakhtigii ay wax kala cadaan la hayeen. nimanka maantay xaafadayada weeraray oo cararay inta wax tuur-tuuray meeshooda ayaanu ugu tegeynaa. waxaana ula imaanaynaa dhaqankii nalagu yiqiin. reer Tanadland weligood goob dagaal oo aysan libin xarago leh ka helin naf kalama aysan tegin. imaatinka aanu xaafada agoonta ku imaanaynana maaha mid aanu ka laabanayno jeer aanu agoonta ka sifayno. markaasna waa anu degeynaa.
Halkani Waa Codka Wadaniga Xalaasha Ah Ee Umada Karaamaysan Ee Qaranka tanadland, By: Saxardiid Xareed Bulxan
Thursday, 01 September 2011
Gaalkacyo: Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ayaa lagu sheegay in halkaas u ka jiro xaalad is ku dhac oo u dhaxeeya ciidamado beeleed u badan maalin-qayil loo adeegsado ee Puntland iyo shacab ka mida beesha leelkase oo degan xaafada Garsoor, waxaana la yiri isku dhacaas waxaa keenay ciidamada oo si anshax daran iyo falal dugaagnimo kula dhaqmay dhallinyaro goob ganacsi wax ku gadaneysey, dabadeedna markii lays haraatiyey xabbadi ay faraha ka baxday.
Xaaladaas labada dhinac oo iminka hiin-raageysa ayaa la sheegay labada dhinac ay ka dhinteen ilaa tobaneyo hilibkoodu bood-booday iyo dhawac tiro beelay, warka ayaa intaa ku daray in ciidamada Puntland markii dhinaca laamiga laga talaabsiyey lana baacsaday ay gurmad askar maalin-qayil kale la soo daadsho weydiisteen xagaa iyo Garowe, lamana garanaayo sida iyo qaabka ay u hiilin-doonaan ciidamadaas ku soo wajahan xaafada Garsoor, halka dhinaca Garsoor ay bilaabeen gurmad col iyo barnaamijyo loogu talagalay difaac guudka iyo hoosta gees ka gees garan-garinta hub gurada guryaha laga buuxshay, iyo hub wixi galaa-baxay meel lagu aruurinaayo hegan iyo xabad la yuurar ... wixii soo kordha nagala socda halkaan.
Galdogob Times News Desk