Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Dhagax dhiga Mashaariicda JPLG Sanadka 2011 Degmada Qardho

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
CismanMaxamud1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1824
Joined: Sun Jan 02, 2011 11:16 am
Location: SSDF/Kulmis

Dhagax dhiga Mashaariicda JPLG Sanadka 2011 Degmada Qardho

Postby CismanMaxamud1 » Sat Nov 12, 2011 9:28 pm

Waxaa si rasmi ah loo dhagax dhigay mashaariicda ay fulinayso Gardo Municipality oo ah mashaariicda horumarinta degaanka degmada Qardho ay ay maalingelinteeda iska kaa shadeen hay’addo isku tagay oo dhan 5 hay’adood Joint Program Local Government JPLG oo sanadkiiba u qorsheeya 4 degmo in ay ka faa’iideystaan degma kasta $100,000 USD, Degmada Qardho waxay ka mid tahay degmooyin ka faa’iideysanaya.

Hay’adda UNCDF ayaa sanadkaan 2011 ku soo biirtay barnaamijka horumarinta degmooyinka JPLG, hay’adaan oo dhinaca dhaqaale siinta mashaariicda si wanaagsan u maamuleysa dardarna gelinaysa sidii loogu guuelaysan lin ay helaan adeegyo kala duwan bulshada iyadoo dowlada hoose loo sii marinaayo, UNCDF waxay ballan qaaday in ay sanadka 2012 ay ballarin doonto lacagta loogu tala galay degmooyinka oo degma kastaba oo buuxisa nidaamka adeeg siinta bulshada iyo tan maamul ee leh la xisaabtan ay qaadan doonto $200,000 USDMashaariicdaan ayaa waxaa la soo mariyaa degmada iyadoo ku dabaqeysa nidaam loo tababaray oo ah sidaan:

In bulshada la soo diyaariyo baahiyaha sanadka iyadoo loo xulayo kala siinta mudnaanta baahiyaha
In la sameeyo annual Planning and Budget
in la sameeyo kala xulashada baahiyaha iyadoo lagu marayo nidaamka ka faa’iideysiga dhinaca dhaqaalaha, degaanka, caafimaadka, waxbarashada iyo horumarka qeybta ay ka qaadanayo project.
habka Procrument-ga oo ah bandhigida mashaariicda
habka qiimeynta mashaariicda ay shirkada dhismaha u tartamayaan
heshiiyada ku guuleysiga mashaariicda si loo fuliyo

waxaan oo shaqo ah waxaa sameeya maamulka dowlada hoose degmada Qardho oo gacan ka siinayaan hay’adaha ku midoway JPLG

Mashaariicda sanadka 2011 maanta sida rasmiga ah loo dhagax dhigay ayaa kala ah:

Rehabilitation Upper Hingod Gravel Road
Rehabilitation Lower Hingod Gravel Road
Construction Qoyacad Mini Market Shelter
Construction Kaampo Primary School

halka ay kormeer buuxda ku sameyeen saraakiish ka socota hay’adda ILO Puntland Mashaariicdii sanadka 2010 ee kala ahaa sidaan

Rehabilitation Hospital Gravel Road
Construction Ga’an Libah Milk Market Shelter
Construction Ga’an Libah Vegetable Market Shelter
Construction Ga’an Libah Cloth Market Shelter
Construction Wadajir New Market Shelter
Construction Libow Health Post
Construction Dhahan Health Post
http://puntlandnews24.com/dhagax-dhiga- ... dhosawiro/

User avatar
CismanMaxamud1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1824
Joined: Sun Jan 02, 2011 11:16 am
Location: SSDF/Kulmis

Re: Dhagax dhiga Mashaariicda JPLG Sanadka 2011 Degmada Qard

Postby CismanMaxamud1 » Sat Nov 12, 2011 9:30 pm

Image
Image
Image
Image

quark
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7820
Joined: Sat Oct 16, 2010 1:22 pm
Location: Xarunta Xisbiga Gooni Isu Taaga Dal udug

Re: Dhagax dhiga Mashaariicda JPLG Sanadka 2011 Degmada Qard

Postby quark » Sun Nov 13, 2011 12:25 am

:up: :up:


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 4 guests