Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Qarxis Nugaal: locals denounce SOMALI CHANNEL false news

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
damu
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3373
Joined: Sun Aug 15, 2010 9:24 pm
Location: PL National Socialist Party

Qarxis Nugaal: locals denounce SOMALI CHANNEL false news

Postby damu » Mon Dec 19, 2011 4:53 pm

Deegaanka Qarxis oo ka tirsan degmad Eyl ee gobolka Nugaal qiyaastiina 120-KM dhanka bari ka xiga caasimada Puntland Garowe waxaa maanta 18,Dec,2011 ka dhacay kulan balaaran oo lagu cambaaraynayo war u tabiyey telefishinka Somali Channel kuna saabsanaa in deegaanka qarxis laga bilaabayo macdan qodis aan dadka deegaanka ogayn,taasoo lagu tilmaamay mid laga been sheegay deegaankaasi.
Image
Shirkan oo ay soo abaabuleen maamulka degmada Eyl,ayaa waxa kasoo qaybgalay cuqaasha ,waxgaradka,culimada,iyo qaybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan deegaanka Qarxis.

Sidoo kale shirka ayaa waxaa goobjoog ahaa xubno ka socdey Dowladda Puntland sida agaasimaha guud ee wasaaradda arimaha gudaha Cabdulaahi Siciid Yuusuf iyo taliye ku xigeenka ciidamada booliiska iyo asluubta Puntlland Muxiyiddiin Axmed Muse.

Gudoomiyaha degmada Eyl ee gobolka Nugaal Muuse Cismaan Yuusuf oo ugu horayn kulankan furay ayaa ujeedadsiisa ku sheegay ka dabataga war been ah oo ay abaabuleen dad aan matalin rabitaanka deegaanka uuna buunbuuniyey arintaasi Somali Channel oo lah telefishin laga mamnuucay deegaanada Puntland ka dib markii lagu soo eedyey xiriri argagixiso.

Muuse cismaan waxa ku dheeraaday hawlaha ay ka wadaan Eyl iyo waxa ay ka qabteen,wuxuuna sheegay in mashruuca JPLG lagu daray Eyl degmooyinka laga hirgelinayo sannadkan deegaanada Puntland ,isagoo dhinace kelena taabtay in ciidamada la dhaleeceyey ee beenta laga faafiyey ay ahaayeen kuwii qaybta libaax ka soo qaatay samatabixintii abaartii bartamihii sannadkan saameysye Puntland.
Image
Cuqaasha,waxgaradka,Culimada iyo haweenka madashan ka hadlay ayaa ugu horayn raali gelin ka bixiyey warka uu faafiyey telefishinku ,waxayna amaaneen waxqabadka muuqda ee deeganadooda dawladu ka qabanayso,iyagoo sheegey in dawladdu tahay nidaamkoodii hadday wax ka tabanayaan ay toos ugu sheegi laahaayeen,balse aysan marnaba ka suutoobin inay ka dicaayadeeyaan qalabka warbaahinta.

Qaar ka mid odayaashii laga baahiyey codadkooda TV-gaas,ayaa ku nuuxnuuxsaday in la khalday oo ay raali gelin ka bixinyaan,waxayna sheegeen in duubitaanka aysan ogayn,waxayna intaasi ku dareen in hadda wixii ka dambeeya ay ka digtoonayaan dhacadadaas oo kele.

Agaasimaha guud ee wasaaradda arimaha gudaha Puntland Cabdilaahi Siciid Yuusuf oo ugu danbayn shirkan soo afmeeray ayaa uga mahad celiyey dadweynaha Qarxis degan sida ay uga dhidhiyeen ama uga xumaadeen warka kicinta ahaa ee deegaankaasi laga sheegay,wuxuuna dhaleeceyey TV-ga Somali Channel oo ku tilmaamay inuu xiriir la leeyahay kooxaha xag jirka ah.
Image
Cabdilaahi Siciid yaa sidoo kele sheegay in socsocdka ka jira degmada Eyl iyo Qarxis ay tahay ciidamada badda oo la rabo in qayb ka mid ah la geeyo xeebta Eyl si ay ula dagalamaan kooxaha burcad badeeda ah,dhinaca kele wuxuu sheegay in Madaxweynaha Puntland uu sannadka ku dhawaaqay in la gaaro dhulka laamiga ka baxsan si loo horumar iyo waxna loogu qabto.

Shirkan ayaa dadka deegaanku qabteen ka dib markii laga baahiyey telefishinkaasi warar been abuur ah oo wax u dhimaya dadka deegaanka Qarxis ku sugan,iyadoona dhamaan masuuliyiinti halkaasi tagye siweyn loogu soo dhaweeyey.
Image

Image

Image

User avatar
damu
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3373
Joined: Sun Aug 15, 2010 9:24 pm
Location: PL National Socialist Party

Re: Qarxis Nugaal: locals denounce SOMALI CHANNEL false news

Postby damu » Mon Dec 19, 2011 4:55 pm

and some people complain about PL being hard on somali channel :-@

quark
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7820
Joined: Sat Oct 16, 2010 1:22 pm
Location: Xarunta Xisbiga Gooni Isu Taaga Dal udug

Re: Qarxis Nugaal: locals denounce SOMALI CHANNEL false news

Postby quark » Mon Dec 19, 2011 4:58 pm

and some people complain about PL being hard on somali channel :-@
They should get permanently banned from reporting in PL. :up: add universal and the rest

i am for a free media but they should report what's really happening not pulling fake news out of their ass

Aseelah-Raaida
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1590
Joined: Wed Apr 01, 2009 10:43 am

Re: Qarxis Nugaal: locals denounce SOMALI CHANNEL false news

Postby Aseelah-Raaida » Mon Dec 19, 2011 5:02 pm

Somali channel has been banned a while ago and their reporters are in hiding or have fled.
The ban on Universal TV has been lifted though..


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 6 guests