Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Garacad Lagu soo Gabagabeeyay Hawlgal Ka Dhan ah Burcadbadee

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Garacad Lagu soo Gabagabeeyay Hawlgal Ka Dhan ah Burcadbadee

Postby FBISOMALIA » Sat Dec 24, 2011 8:32 am

Image

Ciidamada amniga ee deegaanka Garacad ayaa maanta soo afmeeray hawlgalo ay kula dagaalamayeen kooxo Burcad-badeed ah oo isku dayey in ay ka duullaan tagaan deegaanka Garacad iyo deegaano kale oo hoostaga degmada Jariiban ee gobolka Mudug.

Hawlgalkan oo socday mudo asbuuc ah ayaa waxaa laga fuliyay 165 km oo ah xeebaha hoostaga degmada Jariiban ee gobolka Mudug, waxaana lagu soo qabtay kooxo Burcad-badeed ah oo doonayey inay weeraraan maraakiibta ganacsiga ee gooshaha marin biyoodyada caalamiga ah ee Soomaaliya u dhow.

Taliyaha ciidamada ammaanka ee degmada Jariiban G/sare Jaamac Maxamuud Baydan oo hogaaminayey hawlgalkan ayaa warbaahinta Horseed Media xafiiskeeda gobolka Mudug u xaqiijiyey in la soo afmeeray hawlgalkan oo socday in mudo ah, waxaana uu sheegay in ay ku guulaysteen soo afjarida dhaq-dhaqaaqyadii ay Burcad-badeedu wadeen.

Image

Taliye Baydan waxa kaloo uu sheegay in hawlgalkan lagu soo qabtay 43-nin oo Burcad-badeeda ka tirsan , haatana lagu hayo saldhigga dhexe ee Booliska deegaanka Garacad dhowaanna loo gudbin doono degmada Jariiban si halkaas loogu maxkamadeeyo.

Ciidamada amaanka ayaa sidoo kale waxa ay la Wareegeen qalabkii ay raggaasi wateen oo iskugu jiray doonyaha dheereeya iyo hubka noocyadiisa kala Duwan, waxaa kaloo ciidanku ay gacanta ku dhigeen gaadiid iyo agab kale oo ay kooxahaasi ku duulan tegi lahaayeen.

Image
HUTUS been caught :lol: :lol: :lol:

Sidoo kale intii uu socday hawlgalkan waxaa ciidamadu ay (Bandoo) ku soo rogeen Garacad oo laga baadi goobayey qaar ka mid ah kooxaha Burcad-badeeda oo ku soo dhuuntay halkaas,waxaana markii danbe ay ciidanku ku guulaysten in ay gacanta kusoo dhigaan.

Maamulka iyo odayaasha degmada Jariiban ayaa u istaagay la dagaalanka kooxaha Burcad-badeeda ah oo dhibaato ku haya amaanka deegaanka ,waxaana haatan ka socda Garacad shirar looga arinsayo sidii gabi ahaanba deegaanadaas Burcad-badeeda oo dunida oo dhan laga canbaareeyey looga cirib tiri lahaa.

Pwani
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 677
Joined: Tue Feb 22, 2011 4:11 am
Location: Take ur somalia and shove it up in ur black ass, im puntlander first mkenya second......
Contact:

Re: Garacad Lagu soo Gabagabeeyay Hawlgal Ka Dhan ah Burcadb

Postby Pwani » Sun Dec 25, 2011 1:29 am

Mashalah thats good news thanks fbi :up:

User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: Garacad Lagu soo Gabagabeeyay Hawlgal Ka Dhan ah Burcadb

Postby FBISOMALIA » Sun Dec 25, 2011 7:31 am

Mashalah thats good news thanks fbi :up:
PL :up:

User avatar
damu
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3373
Joined: Sun Aug 15, 2010 9:24 pm
Location: PL National Socialist Party

Re: Garacad Lagu soo Gabagabeeyay Hawlgal Ka Dhan ah Burcadb

Postby damu » Sun Dec 25, 2011 1:48 pm

Shir balaaran oo looga soo horjeedo kooxaha burcad-badeeda soomalida ayaa lagu qabtay deegaanka garacad oo hoostaga degmada jariiban ee gobalka mudug

Ajandaha Ugu Weyn ee Shirkan ayaa ahaan soo afjarida kooxaha burcad-badeed soomalida oo Mudo 6 sano ah saldhigyo Ka dhigtay deegaanka garacad & dagmada Jaariiban, Iyadoo Kulankan ay soo qaban qaabiyeen bulshada deegaanka oo dareemay huqda iyo xanuunka daran ee deegaanka Garacad & dagmada jariibaan ay ku hayaan burcada naafeeysay Amniga iyo kala danbaytii deegaanka ..

Kulan weynahan ayaa Waxaa gob joog ka ahaa Gudoomiyaha Dagmada Jariiban Ee Gobalka Mudug , Gudoomiyhii Hore ee dagmada Jariiban Haatana ah afhayeenka shirka aqoonyahano, Culumaaudiin, dhalinyaro & haween Xiran Maryo ay ku xardhanyihin calanka dalkeena hooyo ee soomaliya , Waxana shirkaasi intii uu socday Laga soo saaray qodobo kala duwan oo ay ka mid tahay In gacan buxdo Lagula dagaalamo burcad-badeeda , Sugida amaanka Deegaanada garacad & dagamada jariibaan.
Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: Garacad Lagu soo Gabagabeeyay Hawlgal Ka Dhan ah Burcadb

Postby FBISOMALIA » Sun Dec 25, 2011 1:57 pm

Image

PL for life :clap: :clap:

User avatar
tightrope
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6581
Joined: Thu Jul 15, 2010 1:46 pm
Location: U MAD SOUTHIE?

Re: Garacad Lagu soo Gabagabeeyay Hawlgal Ka Dhan ah Burcadb

Postby tightrope » Sun Dec 25, 2011 2:03 pm

:clap: :up:
Image ImageImage

User avatar
damu
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3373
Joined: Sun Aug 15, 2010 9:24 pm
Location: PL National Socialist Party

Re: Garacad Lagu soo Gabagabeeyay Hawlgal Ka Dhan ah Burcadb

Postby damu » Sun Dec 25, 2011 2:06 pm

more invest should be done in Garacad the town got a lot of potential.Garacad already have a landing strip built by Xiif Cali Taar AUN many lime stone and salt quarreis and not to mention the fish industry Garacad even have a huge potential for developing a port for the Mudug region :up:

User avatar
tightrope
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6581
Joined: Thu Jul 15, 2010 1:46 pm
Location: U MAD SOUTHIE?

Re: Garacad Lagu soo Gabagabeeyay Hawlgal Ka Dhan ah Burcadb

Postby tightrope » Sun Dec 25, 2011 2:16 pm

more invest should be done in Garacad the town got a lot of potential.Garacad already have a landing strip built by Xiif Cali Taar AUN many lime stone and salt quarreis and not to mention the fish industry Garacad even have a huge potential for developing a port for the Mudug region :up:
AND OIL 8-)

User avatar
damu
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3373
Joined: Sun Aug 15, 2010 9:24 pm
Location: PL National Socialist Party

Re: Garacad Lagu soo Gabagabeeyay Hawlgal Ka Dhan ah Burcadb

Postby damu » Sun Dec 25, 2011 2:25 pm



proposed site for a port :up:


Image
the old landing strip :up:



the road being built between Galkayo and Garacad (wadaagsin project) :up:

Image

salt basin :up:

Image

lime quarry :up:

Pwani
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 677
Joined: Tue Feb 22, 2011 4:11 am
Location: Take ur somalia and shove it up in ur black ass, im puntlander first mkenya second......
Contact:

Re: Garacad Lagu soo Gabagabeeyay Hawlgal Ka Dhan ah Burcadb

Postby Pwani » Mon Dec 26, 2011 3:45 am

Damu do you have any info about the port and when its goin to be built? iam planning to visit there on january inshallah :up:

User avatar
tightrope
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6581
Joined: Thu Jul 15, 2010 1:46 pm
Location: U MAD SOUTHIE?

Re: Garacad Lagu soo Gabagabeeyay Hawlgal Ka Dhan ah Burcadb

Postby tightrope » Tue Dec 27, 2011 11:14 am

ONE PORT ON THE GULF OF ADEN, ONE PORT ON THE INDIAN OCEAN = KA-CHING! :mrgreen: 8-)
Image ImageImage


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 4 guests