Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Ciidamada amaanka iyo kuwa sirdoonka Puntland oo fashiliyay

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Ciidamada amaanka iyo kuwa sirdoonka Puntland oo fashiliyay

Postby FBISOMALIA » Mon Dec 26, 2011 12:48 pm

Boosaaso, Dec 26 - Ciidamada sirdoonka Puntland ee PIS iyo kuwa amaanka ayaa fashiliyay qarax nooca meelaha fog laga hago oo la dhigay wado muhiim ah oo isku xirta garoonka diyaaradaha ee magaalada Boosaaso iyo isgooyska Gaaca,dhinaca galbeedna ka xigta wadada laamiga ee Boosaaso.

Walxaha oo lagu soo qariyay bacmadow,ayaa waxaa ka werhelay dad shacab ah oo goobta ka dhawaa,kuwaasi oo markii dambe ku wargliyay laamaha amniga ee gobolka Bari,si looga hortago waxyeelo dadka kasoo gaarta qaraxa.

Ciidamada amaanka iyo kuwa sirdoonka Puntland ayaa soo gaaray goobta la dhigay qaraxa,waxaana ay ku guulaysteen inay u qaadaan goob banaan oo dhinaca bari ka xigta magaalada Boosaaso,kuwaasi oo ku guulaystay inay ku qarxiyaan goob aysan dadna ka dhoween.

Ma'ahan markii ugu horaysay oo ay ciidamada amaanka iyo kuwa sirdoonka Puntland ay si wadajir ah ugu guulaysteen fashilinta qaraxyo la doonayay in lagu halaago dad shacab ah oo aan waxba galabsan.

Diiwaanka Wararka
Radio Daljir.

User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: Ciidamada amaanka iyo kuwa sirdoonka Puntland oo fashili

Postby FBISOMALIA » Mon Dec 26, 2011 12:49 pm

PIS PL for ever :up:

User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: Ciidamada amaanka iyo kuwa sirdoonka Puntland oo fashili

Postby FBISOMALIA » Mon Dec 26, 2011 12:52 pm

Boosaaso(Puntlandi.com);- Ciidamada amaanka magaalada Boosaaso ayaa gacanta ku dhigay bac walxaha qarxa laga soo buuxiyay oo la dhigay wadada madaarka diyaaaradaha Boosaaso.

Shacabka iyo lamaha amaanka oo iskaashanaya ayaa ku guulaystay aragtida bamkan waxaana ladoonayay in lagu waxyeeleeyo madaxda Dawlada iyo shacabka.

Lamaha amaanka ayaa xiray guud ahaan wada waxaana ay ku guulaysteen in sinabada ay ku qaadaan bamka iyo waxlxaha qarxa ee bacda laga soo buuxiyay.

Bari ayaa maalmihii udanbeeyay waxaa gilgilay qaraxyo waxaana ay ku soo beegmayaan xili lagu wado in Booqasho dhinaca lugtaa uu kutago Rayaslwasaaraha xukumada Somaliya iyo wafdi uu hogaaminayo.

Laamaha amaanka ayaa sheegay in meelo kala duwan ay ka soo saareen qaraxyo ladiyaariyay waxaana ay intaa ku dareen in miina baar xoogan ay wadaan.

Sidan oo kale waxaa maalin kahor wada dhinaceeda duleedka Boosaaso bam kula qarxay sarkaal katirsan ciidamada miina baarka uu ku jiray gudashada shaqadiisa.

Mamulka Gobolka ayaa ku goodiyay in gacanta ay ku dhigayaan kooxaha falalka amaan dara gaysanaya.


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 3 guests