Page 1 of 2

DHAROOR OIL DRILLING REACHES 1100 METER DEPTH

Posted: Sat Feb 04, 2012 1:14 pm
by tightrope
Image ImageImage
Howlihii shidaal qodista Puntland oo si habsami leh u socda
Updated:- 34 mins ago| 17 Commnets

Waxaa maalintii 19-aad galay howlaha shidaal qodista ee laga wado dooxada Dharoor ee gobolka Bari.

Siciid Faarax Yare oo ah mas’uul ka tirsan shirkadda shidaal qodista wada ee Africa Oil oo maanta si kooban warbaahinta Horseed Media xafiiskeeda magaalada Boosaaso ula hadlay ayaa ka warbixiyey halka ay wax marayaan.

Mr Siciid wuxuu sheegay in Riiggii qodaalka wadey uu dhulka dalooliyey masaafo gaareysa 1100m, isagoo intaas ku daray in saadaashu ay ka weyntahay intii ay horay u ahayd, laguna rajo weyn yahay in la gaaro natiijo aad loogu farxo.

Siciid Faarax ayaa dhinaca kale mar aan wax weydiiney tirada dadka Soomaalida ah ee fursadaha shaqo ka helay howlaha shidaal qodista ee ay shirkadoodu wado sheegay inay jiraan dhalinyaro aad u tira badan oo ka shaqeeya inkasta oo uu ka gaabsaday inuu sheego tirada guud ee dadka ay Africa Oil shaqaaleysey.

16-kii bishii lasoo dhaafay ee Jen/2012 ayey ahayd markii ugu horeysey ee dooxada Dharoor ee Puntland laga bilaabay qodaalka ceelkii ugu horeeyey ee shidaal laga soo saarayo Soomaaliya, waxaana sahan hordhac ah oo la sameeyey lagu ogaadey in goobta shidaalka laga qodayo uu ku jiro keyd gaaraya in ka badan 2-Bilyan oo Fuusto.

Horseed Media
http://mxcdn.horseedmedia.net/wp-conten ... 40x429.jpg

Re: DHAROOR OIL DRILLING REACHES 1100 METER DEPTH

Posted: Sat Feb 04, 2012 1:17 pm
by Monk-of-Mogadishu
More than 1/4th of the way there. :up:

Re: DHAROOR OIL DRILLING REACHES 1100 METER DEPTH

Posted: Sat Feb 04, 2012 1:24 pm
by tightrope
TWO MONTHS LATER...

OILGASM!

Re: DHAROOR OIL DRILLING REACHES 1100 METER DEPTH

Posted: Sat Feb 04, 2012 1:30 pm
by CismanMaxamud1
More than 1/4th of the way there. :up:
:up:

Re: DHAROOR OIL DRILLING REACHES 1100 METER DEPTH

Posted: Sat Feb 04, 2012 1:48 pm
by Aseelah-Raaida
:up:

Re: DHAROOR OIL DRILLING REACHES 1100 METER DEPTH

Posted: Sat Feb 04, 2012 2:28 pm
by yungnfresh
TWO MONTHS LATER...

OILGASM!
:lol: :up:

Re: DHAROOR OIL DRILLING REACHES 1100 METER DEPTH

Posted: Sat Feb 04, 2012 3:29 pm
by quark
:up:

Re: DHAROOR OIL DRILLING REACHES 1100 METER DEPTH

Posted: Sat Feb 04, 2012 3:55 pm
by gemini07
TWO MONTHS LATER...

OILGASM!
:lol:

Re: DHAROOR OIL DRILLING REACHES 1100 METER DEPTH

Posted: Sat Feb 04, 2012 6:26 pm
by Amethyst
TWO MONTHS LATER...

OILGASM!
:lol: :lol:

Re: DHAROOR OIL DRILLING REACHES 1100 METER DEPTH

Posted: Sat Feb 04, 2012 6:34 pm
by CismanMaxamud1
TWO MONTHS LATER...

OILGASM!
:lol: :lol: :lol:

Re: DHAROOR OIL DRILLING REACHES 1100 METER DEPTH

Posted: Sun Feb 05, 2012 5:01 am
by Mondey
keep digging that bij :up:

Re: DHAROOR OIL DRILLING REACHES 1100 METER DEPTH

Posted: Sun Feb 05, 2012 5:15 am
by abdisamad3
TWO MONTHS LATER...

OILGASM!
:lol:

Re: DHAROOR OIL DRILLING REACHES 1100 METER DEPTH

Posted: Sun Feb 05, 2012 7:45 pm
by KhaatumoOilMoney
ha noolato hartinimo

Re: DHAROOR OIL DRILLING REACHES 1100 METER DEPTH

Posted: Mon Feb 06, 2012 2:00 am
by Monk-of-Mogadishu
The entire Somali nation waits and listens! :D

Image

Re: DHAROOR OIL DRILLING REACHES 1100 METER DEPTH

Posted: Mon Feb 06, 2012 11:01 am
by djibsomali
Amoud graduate are on standby!

Putland get paperwork ready, cause we are all going to apply for visa !
if we don't get visa then we will impregant majerteen girls! lool

Inchallah Oil will be found