Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Madaxweyne Faroole oo Magaalada London u dhoofay

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
CismanMaxamud1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1824
Joined: Sun Jan 02, 2011 11:16 am
Location: SSDF/Kulmis

Madaxweyne Faroole oo Magaalada London u dhoofay

Postby CismanMaxamud1 » Sun Feb 19, 2012 11:45 am

Madaxweynaha Dowlada Puntland C/raxmaan sheekh Maxamed Faroole iyo wafdi uu horkacayo ayaa saacadihii ugu danbeeyay ka dhoofay garoonka diyaaradaha garoowe kaasoo shalay ahaa mid aad u mashquul badan.

Wafdiga Madaxweynaha oo ay ku jiraan Wasiirada arimaha gudaha C/laahi Axmed jaamac Ilka jiir,wasiirka qorsheynta iyo iskaashiga Caalamiga ah iyo wasiirka waxbarashada ayaa waxaa klu sii sagootiyay garoonka diyaaradaha caasimada Puntland ee Garoowe mas’uuliyiin ay ka mid yihiin madaxweyne xigeenka iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka.

Madaxweynaha waxaa la sheegay inuu jabuuti sii mari doono kadib uu london toos ugu anbabaxi doono hadii Alle idmo.

Wafdiga Madaxweynaha ayaa lagu wadaa inay London uga qeybgalaan shir Dowlada Ingriisku u qabaneyso dhinacyada Soomaalida qaarkood kaasoo aad uga duwan shirarkii hore soomaalida loogu qaban jirey.

Wararka shirka ayaa aad isu soo taraya inkastoo ajandaha rasmiga ah aan wali laheyn hadana dowlada Ingriiska ahmiyad weyn ayay siisay shirkaasi waxaana lagu martiqaaday ilaa 50 madaxweyne oo caalamka ka kala imaan doona.

Shirka oo warar aan la xaqiijin ay sheegayaan inuu socon doono 5 saacadood islamarkaana furmi doona 23-ka bishaan ayaa lagu wadaa inay ka soo baxaan qodono wax badan wax ka badala siyaasada soomaaliya.

Dhanka kale wafdiga Madaxweyne Faroole ayaa noqonaya kii ugu horeeyay ee durba u dhoofa london iyadoo sidaas oo kale madaxweynaha Somaliland uu isna u dhaqaaqay shirkaasi waxaana lagu wadaa in madaxda Soomaalida ee lagu martiqaaday ay dhamaan u dhoofaan dalka Ingriiska sacadaha soo socda.

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 2 guests