Page 1 of 1

PL darawish & PIS Reinforcements to cayn < video >

Posted: Fri Mar 02, 2012 11:20 am
by FBISOMALIA

Buuhoodle(Pi) Dowlada Puntland ayaa si qodo dheer uga hadashay xaalada deegaanada Gobolada Ceyn iyo Sool, Wasiirka Kaluumaysiga Puntland Eng.Maxamed Faarax Aadan oo iminka ku sugan Buuhoodle ayaa si qodo dheer uga hadlay Xaalada deegaanka iyo heerka uu gaarsiisan yahay awooda maamulka Puntland ee Deegaanadaas. (Shirkii jaraa’id ee wasiirka oo muuqaal ah qoraalka hoostiisa ka daawo)

Wasiirka oo shalay shir jaraa’id ku qabtay magaalada Buuhoodle ayaa hoosta ka xariiqay in maamulka Puntland aysan marnaba aqbalayn in deegaanka ay cidkale ka taliso ama soo weerarto.

Wasiirka oo ka hadlaya dagaaladii dhowaan ka dhacay deegaanka wuxuu yiri “Waan difaacney magaalada, waana ka saarney maleeshiyaadkii Soomaaliland ee kusoo duuley , waxaan idiin sheegayaa in ay deegaanka joogan ugu yaraan 630 askari oo bileys iyo Cidanka lugta isugu jira kuwasoo ka tirsan Ciidanka Puntland, waxayna diyaar u yihiin difaca dhulka.”

Eng.Maxamed Faarax Aadan wuxuu kaloo sheegey in Puntland ay dhakhso usoo ceshaneyso golka Sool iyo deegaaanada kaleba. Hoos ka Daawo shirkii Jar’aaid

Re: PL darawish & PIS Reinforcements to cayn < video >

Posted: Fri Mar 02, 2012 11:29 am
by SOM1960
Khaatumo State responds to Puntland propaganda

Re: PL darawish & PIS Reinforcements to cayn < video >

Posted: Fri Mar 02, 2012 11:39 am
by FBISOMALIA
Khaatumo State responds to Puntland propaganda

so khaatumo still angry from mudug accident i see :lol: :lol:

Re: PL darawish & PIS Reinforcements to cayn < video >

Posted: Fri Mar 02, 2012 11:53 am
by Bicir100
630 soldiers and 66 000 dollar?? wasted resources. war Meeshu waaba desert waxa laysku dagaalo maba yaalan. ciidanka iyo lacagtaa a taxes paying city like galkacyo baa kufiican

Re: PL darawish & PIS Reinforcements to cayn < video >

Posted: Fri Mar 02, 2012 12:01 pm
by FBISOMALIA
630 soldiers and 66 000 dollar?? wasted resources. war Meeshu waaba desert waxa laysku dagaalo maba yaalan. ciidanka iyo lacagtaa a taxes paying city like galkacyo baa kufiican
cayn is part of PL and to secure our lands is wajiib muqadhiis to all Puntlanders .

Re: PL darawish & PIS Reinforcements to cayn < video >

Posted: Fri Mar 02, 2012 12:17 pm
by Bicir100
odayaasha dhulbhante baa saxiixey in cayn puntland ka mid noqoto, hadana odayaasha dhulbhante baa saxiixey in cayn ay khaatumo noqotey.

Re: PL darawish & PIS Reinforcements to cayn < video >

Posted: Fri Mar 02, 2012 2:38 pm
by mody21
cant we all get along? ... who am I kidding somalis will be fighting each other even in judgement day *palmface* :roll: