Page 1 of 2

Puntland oo lacago gaar ah soo daabacanaysa

Posted: Thu Mar 08, 2012 6:58 am
by damu
Dowladda Puntland ayaa maanta shaaca ka qaaday inay soo daabacanayso lacago Shilin Soomaali ah oo lagu bedeli doono lacagta hadda dalka laga isticmaalo.

Wasiirka maaliyadda ee Puntland Faarax Cali Shire oo maanta magaalada Garoowe Saxaafadda shir ugu qabtay ayaa arintan shaaciyey.

Wuxuuna intaas ku daray in sababta xiligan kusoo beegtay in Puntland ay lacago gaar ah yeelato ay tahay kadib markii uu hoos u dhacay qiimaha lacagta hada la isticmaalo ee shilin Soomaaliga.

Wasiirka maaliyadda ee Puntland wuxuu tilmaamay in lacagta la soo daabacayo ay dalka imaan doonto bishan socoto gudeheeda.

Waa markii ugu horeysey oo ay Puntland shaaciso inay yeelan doonto lacag u gaar ah, waxayna lacagta lasoo dabacayaa ka koobnaan doontaa.

1,000 Sh.s
2,000 Sh.s
5,000 Sh.s
10,000 Sh.s
20,000 Sh.s

Horay waxaa u joojiyey isticmaalka lacagta shilin Soomaaliga maamulka Somaliland ee ka jira gobolada waqooyi galbeed ee Soomaaliya.
well done :up: :D

Re: Puntland oo lacago gaar ah soo daabacanaysa

Posted: Thu Mar 08, 2012 7:27 am
by Pwani
:up: :up: damu are they gonna bring coins too?

Re: Puntland oo lacago gaar ah soo daabacanaysa

Posted: Thu Mar 08, 2012 7:35 am
by CismanMaxamud1
:clap: manshallah

Re: Puntland oo lacago gaar ah soo daabacanaysa

Posted: Thu Mar 08, 2012 7:55 am
by SOM1960
This is the most ridiculous thing I ever heard. Why not work with the rest of Somali to strengthen the shilling and bring about better monetary policies. Whats the benefits of creating a artifcial currency for a regional state?

This is nothing to be proud of :down:

Image

Re: Puntland oo lacago gaar ah soo daabacanaysa

Posted: Thu Mar 08, 2012 8:44 am
by damu
This is the most ridiculous thing I ever heard. Why not work with the rest of Somali to strengthen the shilling and bring about better monetary policies. Whats the benefits of creating a artifcial currency for a regional state?

This is nothing to be proud of :down:
Image

Image

this is why!
everyday millions of fake money makes it's way into PL and is a threat to our economy!
plus the new 5,10 & 20.000 bills will make purchasing easier as only the 1.000 bill only works in somalia.

BTW who the hell are you to tell PLers what they should be proud of :lol:

Re: Puntland oo lacago gaar ah soo daabacanaysa

Posted: Thu Mar 08, 2012 8:51 am
by waryaa
fyi, most business transactions over 99 cents are done in US dollars. So are all electronic transactions and bank accounts.

Let's see how the market accepts the new puntland bills.

Re: Puntland oo lacago gaar ah soo daabacanaysa

Posted: Thu Mar 08, 2012 8:55 am
by SOM1960
Damu

Having multiple currencies in one country is not a good idea, thats why I suggested national reforms.

Re: Puntland oo lacago gaar ah soo daabacanaysa

Posted: Thu Mar 08, 2012 9:03 am
by damu
Damu

Having multiple currencies in one country is not a good idea, thats why I suggested national reforms.
for the past 21 years the dollar/shilling exchange rate have been regulated from bakaara market and with no central bank it's business men and criminals who have bringing new shillings to somalia.with oil on the way we cannot put our faith in business men from the south the regulate the currency :!:

Re: Puntland oo lacago gaar ah soo daabacanaysa

Posted: Thu Mar 08, 2012 9:24 am
by tightrope
EXCELLENT! :up:
Image ImageImage

:up:

Re: Puntland oo lacago gaar ah soo daabacanaysa

Posted: Thu Mar 08, 2012 9:27 am
by damu
Garowe, Mar 8 -Suuqyada ganacsiga ee deegaanada Puntland ayaa siweyn looga dareemay hoos u dhac balaaran oo ku yimid qiimaha lagu sarifto lacagta Mareykanka

Qiimaha 100-ka doolar lagu sarrifo ayaa ka gaaray suuqayada Puntland 1900000 sh.so (halmayan iyo sagaal boqol oo kun ) halka markii hore uu ka ahaa 3000000 sadex milyan sh.so.

Marka laga yimaado hoos u dhaca qiimaha doolarka ayaa waxaa suuqyada laga dareemay inay qiimaha macaashiddu aysan ku imaan wax isbdel ah.

Ganacstada waawayn ee magaalada Boosaaso ayaa diiday inay dadwayanaha ay wax kaga gataan lacagaha doolarka oo uu hoos u dhac ku yimid.

Wasiirka maaliyadda Puntland Faarax Cali Shire oo shir jara'id ku qabtay caasimadda Puntland ee Garoowe,ayaa waxaa uu tilmaamay hoos u dhaca qiimaha doolarka inuu yimid kadib markii ay badatay adeegsiga doolarka iyo lacagta doolarka oo ka imaanaysa beesha caalamka oo soo galaysa suuqayada Puntland iyo koonfurta Soomaaliya.

Wasiirkam, ayaa sidoo kale sheegay inay socoto qorshe lagu dabaacayo lacago cusub oo sh.so ah kaasi oo ay hormuud ka tahay dowladda faderaalka KMG ah ee Soomaaliya.

Md. Faarax Cali Shire ayaa tilmaamay dowladda Puntland inay qaadayso tallaabooyin hoos loogu dhigayo dhibaatooyinka ku yimid hoos u dhaca doolarka iyo qiimaha cunadda,isagoona tilmaamay dadwaynaha in looga baahanyahay inay xisaab ka furtaan bankiga dhexe ee dowladda si lacagahooda loogu badalo lacagta cusub ee lasoo daabici doono.

Si kastaba,hoos u dhaca ku yimid qiimaha doolarka ee suuqyada Puntland ayaa waxaa saamayn xoogan ku yeelatay nolosha dadka danyarta ee ku nool gudaha Puntland iyo dadka kalle lacagaha looga sii dirro dalka dibadiisa.

Diiwaanka Wararka
Daljir,Bossaso.

Re: Puntland oo lacago gaar ah soo daabacanaysa

Posted: Thu Mar 08, 2012 9:57 am
by metamorphosis
There is no reason for us to cling to the depreciated somali money. In exchange of dollars you get two suitcases of lacag somali at the xawaalad. Thats pretty inconvenient. this is a good move by puntkand and hopefully, the money will be extended to the rest of somalia.

Re: Puntland oo lacago gaar ah soo daabacanaysa

Posted: Thu Mar 08, 2012 10:07 am
by damu
GAROWE, Somalia Mar 8 2012 (Garowe Online) – Puntland Minister of Finance Farah Ali Shire held a press conference on Thursday to discuss the fluctuation in Shilling and announce a the continuation of the tax system, Radio Garowe reports.

The Somali Shilling has seen major movement in recent weeks although it has strengthened against the US dollar it has been unstable. The Somali Shilling which was trading Wednesday at 24,000 Shillings to 1 US dollar has hit 19,000 Shillings Thursday morning.

Minster Farah explained some of the reasons of the fluctuation recently. “There are a lot issues that need further studying but the fluctuation is partly due to lack of printing of new Shilling Somali and the increased GDP and living standards of the country. That has caused currency exchange traders to hold on to their Somali Shilling waiting to trade it for US dollar,” said Minister Farah.

Minister Farah said that the service of Sahal which allows you to pay for items by using your mobile phone has attributed to the fluctuation in Shilling a point Minister of Commerce Hassan Farah Jama stated on Tuesday. “Sahal service has added to this fluctuation because of the use of US dollar over Somali Shilling," said Minister Farah

Re: Puntland oo lacago gaar ah soo daabacanaysa

Posted: Thu Mar 08, 2012 10:12 am
by CismanMaxamud1
Damu

Having multiple currencies in one country is not a good idea, thats why I suggested national reforms.
for the past 21 years the dollar/shilling exchange rate have been regulated from bakaara market and with no central bank it's business men and criminals who have bringing new shillings to somalia.with oil on the way we cannot put our faith in business men from the south the regulate the currency :!:
:up:

Image Image Image

Re: Puntland oo lacago gaar ah soo daabacanaysa

Posted: Fri Mar 09, 2012 12:27 am
by xiimaaya
:down: unconstitutional.