Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

PL deny any anti faroole protest in qardo

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

PL deny any anti faroole protest in qardo

Postby FBISOMALIA » Tue Mar 13, 2012 1:31 pm

Puntland oo beenisay in banaanbax uu ka dhacay Magaalada Qardho

Wasiir ku xigeenka Wasaarada Arimaha Gudaha iyo DOwldaha Hoose ee Puntland Cali Axmed Cali Xoosh ayaa warbaahinta SBC International u sheegay inay been abuur tahay wararka sheegay in banaanbax uu ka dhacay Magaalada Qardho oo uu safar shaqo ku joogo madaxweynaha Puntland C/raxmaan Sheekh Maxamed .

Mr Cali Xoosh ayaa ku eedeyay Mid ka mid ah Idaacadaha Afsoomaaliga ee Caalamiga ah ay shalay siideysay war sal iyo raad aan lahayn oo ku aadan in Magaalada qardho uu ka dhacay dibad bax looga soo horjeedo Madaxweynaha Puntland waxaana wasiirka uu sheegay inaysan haba yaraatee jirin wax dibad bax ah oo magaalada ka dhacay.

Wasiir ku xigeenka Arimaha Gudaha ayaa xusay in Wefdiga Madaxweynaha Puntland ee Shalay soo gaaray Magaalada Qardho ay kormeero ku sameeyeen qeybo kala duwan oo magaalada ah islamarkaaina aysan jirin wax dibad bax ah oo halkaas ka dhacay wuxuu xusay in warkaasi uu yahay war ay sameeyeen dad uu ku tilmaamay warxuma tashiil.

Dhinaca kale duqa Magaalada Qardho Maxamed Siciid Hogaamo ayaa sheegay in shalay ay la soo xiriireen Wariyaal ka tirsan Laanta Afka Soomaaliga ee VOA-da kadiba uu u sheegay inaysan Jirin wax dibad bax ah oo ka dhacay qardho waxaana uu sheegay in ka dib uu ku maqlay warka idaacada in dibad bax uu ka dhacay Qardho .

Duqa qardho ayaa kula dardaarmay Maamulka Idaacadaas inay ka fiirsadaan wararka sal iyo raadka aan lahayn oo u sheegay inay ka xiganayaan dad ka soo horjeeda Danaha Maamulka Puntland .

Mr Hogaamo ayaa xusay dhanka kale inaysan jirin sabab ay dadka reer qardho u dibad bixi karaan waxaa uu xusay in shalay iyo maantaba magaalada ay ku jirto jawi xasiloon kaasi ah in Gudaha Magaalada uu ku sugan yahay madaxweynaha Puntland iyo wefdi la socda oo ka tirsan Golayaasha Dowlada Puntland.

Madaxweynaha Puntland C/raxmaan faroole ayaa howlo shaqo u jooga Magaalada Qardho weli lama shaacin booqashada madaxweynaha waqtiga ay ku egtahay waase uu madaxweynaha weli kulamo xiriir ah la leeyahay masuuliyiinta Gobolka, Degmada iyo sidoo kale Cuqaasha Gobolka Karkaar.

User avatar
CismanMaxamud1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1824
Joined: Sun Jan 02, 2011 11:16 am
Location: SSDF/Kulmis

Re: PL deny any anti faroole protest in qardo

Postby CismanMaxamud1 » Tue Mar 13, 2012 1:34 pm

:up:

as a reer qardho, we fully support faroole :clap:


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 3 guests