CHECK THIS OUT: How Farmaajo conspired to cripple Puntland
Posted: Fri Mar 16, 2012 12:55 am
Markuu magacabay Shariifku Farmaajo ayaa idaacada BBC waxaa ka hadlay madaxwaynaha dawlada Puntland Dr. C/raxman Faroole waxuuna soo dhaweeyay magacabista Raysalwasaraha cusub, sabata uu Faroole Farmajo usoo dahweyayna waxay salka ku haysay inuu madaxwayne Faroole xiligaas u arkay Farmaajo inuu yahay nin kuyimid 4.5 oo kuna fadhiya kursiga magaca beesha ay kawada tirsan yihiin (Farmaajo iyo Faroole) balse nasiib daro Farmajo manoqon mid sidaas aminsane waxuu noqday mid ku shaqeeyay fikirkii iyo coladii Shiikh Shariif uu uqabay xiligaas dadka reer Puntland iyo degaankoodaba.
WAXAAN KU XASUUSINAYA AKHRISTOOW INTA DHIBATO oo U GAYSTAY FARMAJO DAKA IYO DEGAANKA PUNTLAND
1) Farmajo markuu magacbay golahiisi wasiirada waxuu puntland isagoon kalatashan u magacabay 3 wasiir oo laba kamid ahi ay ahaayeen xogayanta Madaxwayne Shiikh Shariif kuwaasoo kala ahaa:
(1) C/kariin Xasan Jaamac Wasiirka warfaafinta iyo Boostada) ayuu u magacabay Farmajo.
(2) C/rashiid Khaliif Xaashi (Wasiirka hawlaha guud) ayuu u magacabay Farmajo
(3) Wasiirka qorshaynta iyo xiriirka caalamiga C/wali Maxamed Cali Gaas oo hada ah Raysalwasraha Soomaliya marka laga reebo C/wali labada nin oo kale waxaay kasoo jedeen deganka Puntland laakiin danaha reer Puntland ma ahayan kuwa matala xiligaas ee waxay ahaayeen kuwo matoorka saarani uu aha umada kale qolfka korana uu aha puntland.
Magacabistii kadib waxaa arintaas ka horyimid dawlada Puntland madaxwaynaheda Dr. C/raxmaan Faroole isagoo sheegay C/wali mooye labada kale inayasan matalin Puntland ee aay magacoowdeen Farmajo iyo Shariifku mana matalan Puntland ayuu yiri.
2) Farmaajo waxuu kadanbeeyay magacabistii maamul isku sheegii Casayar St. waxuuna usoo diray xiligaas Agasime guud oo u dhashay deganka Caluula Agasimahas oo kamid ah wasarada arimaha dibada ee dawladii Farmaajo waxaana oo uu Farmaajo uu Agaasimaha usoo dhibay lacag iyo hub lagu qalqal galinayo deganka Puntland waxuuna Agasimuhu si dhuumasha ah mudo uu kusugna dagmada Caluula ee Bariga fog waxaana lagu magacabi jiray Agasimaha Prof. Lasaraani waxaana markii danbe cidanka Boliska Puntland aay ku xireen mr Lasaraani magalada Galkacyo isagoo shaqadii Farmajo usoo diray soogabagabeyay doonayayna inuu si dhumalaysi ah uga dhoofo magalada Galkacyo.
3) Farmaajo waxuu kahdlay idacada BBC waxuuna damcay inuu qalqal ku kala abuuro shacabka Puntland iyo madaxda Puntland waxuuna yiri malintaas dawlada Puntland ma matasho shacbka reer Puntland anaga ayeey natagersan yihiin.
4) Farmaajo waxuu kucasumay magalada Muqdisho jamhad beeldka ssc waxuuna xilgaas soo siiyay hub iyo lacag lagula dagalmayo dawlada Puntland.
5) Farmaajo waxuu si qaas ah taleefono kula soo xariiray odayaal dhaqameedyo reer Puntland ah kana soo jeeday deganada puntland gaarhaan gobolka Sanaag isagoo ku casusamay shir xiligaas uu rabay inuu Muqdisho ku qabto shirkaas oo uu rabay inuu ku fashiliyo shir loogu balansana iuu kadhaco Nayroobi.
6) Frmaajo waxuu magalada Xamar ku casumay sidoo kale Madxawynaha Galmudug Caalin waxuuna soo siiyay lacag iyo hub waxuuna amar kusiiyay Caalin inuu magalada Gaalkacyo kubeero daganasha laan si ay dawlada Puntland u caga dhiganwaydo.
7) Farmaajo waxuu xafiisyada caalmka ee deeqaha bixya wada dhigay warqado uu leeyahay anaga dawlada Soomliya ah waxii Puntland looqabanyo iyadoon anaga nala soo marin ma bixin kartaan waxaana taas cadaymaheda haya wasiirada Puntland qaar kamid ah oo lakulmay qoraaladaas cabada ah.
8) Farmaajo waxuu afcad kuyiri shirarka caalmaka hadaay Puntland farisanayso kama qaybgalayno waxana ugu danbeeyay shirkii Nayrobi lagu qabtay ee laysugu keenayay maamulada dalka kajira iyo dawlada Soomaliya markuu aha Farmajo Raysalwasaraha Soomaliya.
9) Farmaajo waxuu diiday inuu booqdo ama kadago deganada Puntland oo ah Soomaliya meelaha ugu xasilan kana tirsana dawladuu u ahaa Raysalwasaraha xiligaas.
10) Farmajo waxuu warqad u qoray shirkada Sarison oo ah shirkad Cidamada Puntland ee bada ka cawinaysay tababarida Cidamada waxuuna amar kusiiyay inaay kabaxdo dalka.