Page 1 of 1

Puntland Agriculture Minister:

Posted: Wed Mar 21, 2012 7:39 am
by CismanMaxamud1
"Were building Dams To Expand The Agriculture Sector In The Region"
Garoowe (APL ) : Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Puntland Maxamuud Xaaji Saalax ayaa ka warbixiyey Howlaha Wasaaradda iyo Waxa u qabsoomay Mudadii Sanadka ahayd ee uu Wasiirka ka ahaa Beeraha iyo Waraabka,waxaana uu sheegay inuu qabtay arrimaha ay ka midyihiin

1. Wacyigelin la siiyey shaqalaha iyo khabiirada Beeraha ee Wasaaradda

2. Tababaro iskaashatooyinka iyo Beeralayda puntland taas oo la xiriirta Horumarinta Beeraha

3. Hagaajinta Xiriirada Hay,addaha Caalamiga ah ee ka shaqeeya Mashaariicda Beeraha

Wasiirka ayaa sheegay in wasaaradiisu ay u diyaargarobayso sidii loo Kaydin lahaa Biyaha Xilyadda Roobku Da,aan soo mara Togaga iyo Laagaha, iyadoo loo Habaynayo Biyo Qabatino ama Goobo lagu Joojiyo si loo adeegsado Xilliyadda Jiilaalka ah ee ay abaaruhu jiraan,loogana Faaiidaysto Waraabka Beeraha iyo Xoolaha ,

Wasiir Birijkole ayaa sheegay in Siyaasadda Beeraha ay ku jirto Dibu eegis ,iyadoo la ogaaday in Puntland ay ka midtahay Deegaanadda soomaalida Meelaha dhul beereed ka ku wanaagsan ,Xogta la hayana ay filayaan in kaalinta kowaad ay ciriirsanayso puntland ,

waxaa uu sheegay wasiirku in ay jirto Xiligaan Biyo Yaraan haysata Beeralayda Yaryar ee soo koraysa ,Taas oo lagu wado in Ceelal Badan laga hergalindoono Deegaanadda Dhulbeereedka ku Haboon,

Wasiirku waxaa uu ugu Baaqay Dadka Reer Puntland eek u dhaqan Dibadaha in ay Maalgashadaan Dhulka puntland oo ah meel ku Haboon Beerista Dalagga kala Duwan,iyadoo puntland ay ka khafiifindoonto adeegyadda Beeraha ee ay lasoo Degayaan,

ALLPUNTLAND

Re: Puntland Agriculture Minister:

Posted: Wed Mar 21, 2012 8:16 am
by Pwani
If this materialises, we wont be hearing anymore droughts and puntland will be self sufficient inshallah... :up:

Re: Puntland Agriculture Minister:

Posted: Wed Mar 21, 2012 9:15 am
by maryandagan
for us puntlanders even the sky is not the limit.....

:up:

Re: Puntland Agriculture Minister:

Posted: Wed Mar 21, 2012 8:41 pm
by quark
Pwani wrote:If this materialises, we wont be hearing anymore droughts and puntland will be self sufficient inshallah... :up:
:up: inshallah

Re: Puntland Agriculture Minister:

Posted: Wed Mar 21, 2012 10:28 pm
by Cinque Mtume
No more watermelons from Hiiraan.

We gonna grow that shit ourselves and make it taste even better inshallah. :up: