Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

PL goverment informs all the puntlanders to be ready

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

PL goverment informs all the puntlanders to be ready

Postby FBISOMALIA » Thu Mar 22, 2012 8:20 pm

Image

Image

Puntland waxa ay ka guureysaa nidaamka ku dhisan wax qaybsiga hab beleed waxeyna u guureysaa nidaamka xisbiyada badan oo ku dhisan dastuur ku saleysan shareecada Islaamka.
Nidaamka xisbiyada badani wuxuu xaq u siinayaa muwaadinku inuu kala doorto xisbiyada u tartamaya talada dalka.

Waxaa geedi socodka dimoqraadiyada Puntland horseed u ah Dastuurka Puntland oo ka kooban 141 qodob oo ku salaysan shareecada islaamka.
Dastuurka waxaa loo soo bandhigayaa wakiilada dadweynaha si ay afti ugu ansixiyaan.

Ansixinta kadib waxaa la fasaxayaa ururada siyaasadeed oo u tartami doona doorashooyinka golayaasha degaanka.

Sedexda urur oo ku guuleysta doorashooyinka dawlaha hoose ayaa isu badalaya xisbiyada siyaasadeed ee u tartami doona doorashooyinka guud ee dalka. Xisbiga ku guuleysta doorashooyinka ayaa dhisi doona xukuumada hogaamin doonta Puntland.

Ansaxinta dastuurka Puntland waa la hubaa inuu u bulshada Reer Puntland u horseedayo hurumar iyo nabad waarta.

Fariintaan ayaa waxaa fasaxey baahinteeda xukuumada Puntland.

User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: PL goverment informs all the puntlanders to be ready

Postby FBISOMALIA » Fri Mar 23, 2012 8:22 pm

Image
1- Waa fariin ay idiin soo gudbineyso xukuumadda Puntland oo ku saabsan faa,iidooyinka dastuurka

Puntland waxa ay ka guureysaa nidaamka ku dhisan wax qaybsiga hab beleed waxeyna u guureysaa nidaamka xisbiyada badan oo ku dhisan dastuur ku saleysan shareecada Islaamka.

Nidaamka xisbiyada badani wuxuu xaq u siinayaa muwaadinku inuu kala doorto xisbiyada u tartamaya talada dalka.

Waxaa geedi socodka dimoqraadiyada Puntland horseed u ah Dastuurka Puntland oo ka kooban 141 qodob oo ku salaysan shareecada islaamka.

Dastuurka waxaa loo soo bandhigayaa wakiilada dadweynaha si ay afti ugu ansixiyaan .

Ansixinta kadib waxaa la fasaxayaa ururada siyaasadeed oo u tartami doona doorashooyinka golayaasha degaanka.

Sedexda urur oo ku guuleysta doorashooyinka dawlaha hoose ayaa isu badalaya xisbiyada siyaasadeed ee u tartami doona doorashooyinka guud ee dalka. Xisbiga ku guuleysta doorashooyinka ayaa dhisi doona xukuumada hogaamin doonta Puntland.

Ansaxinta dastuurka Puntland waa la hubaa inuu u bulshada Reer Puntland u horseedayo hurumar iyo nabad waarta.

Fariintaan ayaa waxaa fasaxey baahinteeda xukuumada Puntland.
2 Waa fariin ay idin soo gudbineyso xukuumadda Puntland

Puntland waxa ay ka guureysaa nidaamka ku dhisan wax qeybsiga habka beelaha. waxeyna u guureysaa nidaamka xisbiyada badan ee dimoqraadiyada oo ku dhisan dastuur ku saleysan sharecada Islaamka.

Dastuurka Puntland waxaa uu ogolaanayaa nidaamka dawlo ee xisbiyada badan ee ku dhisan dimoqraadiyad waafaqsan shareecada Islaamka iyo dhaqanka. Nidaamka xisbiyada badan waa mid talo wadaaga oo dadku dooranayaan cidii u matali-laheyd golayaasha degaanka iyo barlamanka Puntland.

Waxaa laga guurayaa nadaamkii waxa ku qeybsiga hab-beeleedka ee mudanayaasha baarlamaanka ay beeluhu soo xuli-jireen, dadweynaha ayaana ku dooranaya cod bixin toosa oo buuxda.

Nidaamka xisbiyada badan waa nadaam badi aduunyada inteeda badan ku dhaqanto oo muwaadinka siinaaya xoriyada buuxda.

Dastuurka cusub waxaa uu dalka u keenayaa nidaam shacbku u siman yihiin fursadaha shaqada ,waxabarshada ,xilqabashada iyo soo jeedinta rayiga si xor ah

Waa nadaam xoriyada u sareysa siinaya muwaadinka, ogolna in lagu dhaqmo talada bulshada inteeda badan islamarkaana ilaalinaya xaquuqda bulshada inta laga badanyahey

Fariintaan waxa idiin soo gudbinaya xukuumada Puntland
3- Waa fariin ay idiin soo gudbineyso xukuumada Puntland

Puntland waxey u hayaameyaa nidaamka dawlo ee xisbiyada badan ee ku dhisan dimiqraadiyada waafaqsan shareecada islaamka waxeyna ka guureysaa nidaamka ku dhisan waxqeybisga hab-beelleedka .

Dastuurka Puntland waxa uu bulsho weynta Puntland ku hoggminyaa in qeyb ka noqdaan dawlad faderaal ah oo Soomaliyeed taasoo u horseeda umada Somaliyeed Iney ku wada noolaadaan nabadgalyo, sinaan dowlado ku midooba Nidaam Federaal.

Dastuurka Puntland meelmarintiisu waxey guul u tahey in dadka reer puntland yeeshaan nidaam wada tashi oo waafaqsan mabaa'diida aasaasiga ah ee dastuurka faderaalka.

Meel marinta dastuurka Puntland waxa uu muhiim u yahay wada shaqeynta dawlada faderaalka iyo Puntland , sida awood qeybsiga, wadaaga kheyraadka iyo dhismaha kaabayaasha dhaqaalaha.

Si hadaba taasi loo gaadho waxaa lagama maarmaan aha in la meel-mariyo Dastuurka Puntland ka hor intaan afti ama shirweyne lagu meelmarin Dastuurka federaalka oo la rajeynayo bisha May in ay dhacdo meelmarintiisu.

Meelmarinta dastuurku Waa himilo ay ku taamayeen bulsho way at Puntland mudo 14 sanadood ah is ayu gaaraanIney codkooda ku doontaa xukuumada taladooda hoogamineysaaDastuurka Puntland waxa uu horseedayaa

Nidaamka Puntland u guureyso ee xisbiyada badan ee dimoqraadiyada waafaqsan shareecada islaamku .waa la hubaa in uu dalka u horseedayo nidaam dawlo oo ku sifooba nabadgalyo sinaan cadaalad iyo horumar.


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 3 guests