Soomaalida qaarkood ayaa marka ay la kaftamayaan Shacabka-Puntland laga soo xigtay in Geedka Cammaba uusan ka bixi-karin Deegaanka Puntland,balse waxaysan dadkaasi ka warqabin in Deegaano badan oo Puntland ka-tirsan ay leeyihiin Aseendooyin tiro-badan oo khudaarta ka soo baxda loo iib-geeyo Goboladda Puntland,sida Beeraha ku-yaal Calmadoow,Bacaadweyn,Boocama,Beyra iyo kuwo kale oo badan.
Webka Shacabkamedia ayaa booqasho ku-tagay Beer uu leeyahay Ganacsade Reer Puntland oo lagu magacaabo Maxamed Cilmi Xasan (Gaduudane)kana tirsan Jaaliyadda PDF ee Norwey,isagoo maalgashi ku-sameeyay Ganacsadahan dhul lagu qiyaasay 10-Km,wuxuuna ku abuuray Khudaar nooc-kasta ah,isagoo khudaarta beertiisa u iib-geeya Magaalooyinka Gaalkacyo,Buurtinle,Bursaalax,Riig-Oomane iyo Bacaad-weyn,waxaana arintan aan ku amaanayno Gaduudane ay tahay,isagoo 85-Geed oo Cambo ah beertiisa ku abuuray(Sida ka muuqada Filinka aan soo duubnay)
Hadaba Jaaliyadaha Qurbaha ku dhaqan ee PDF,waxaan leenahay ku-dayda Ganacsade-Gaduudane,Soomaalidana waxaan leenahay kaftankii waa dhamaaday ee daawaada Geedo Cambo ah oo baxaya Beeraha Roox,waxaana maanta soo afjarmay dadkii aaminsanaa Geed Cambo ah kama bixi-karo Puntland.
Hadii aan nahay Bahda-Shacabkamedia,waxaan u aqoonsahanay Ganacsade-Gaduuudane inuu yahay Shaqsiga sanadka ee 2012-ka ugu wanaagsanaa Puntland,maadaama uu deeganadiisa maalgashi dhinaca beeraha ah ku-sameeyay:
Beerta Gaduudane ee Roox Mudug
Moderator: Moderators
- damu
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3373
- Joined: Sun Aug 15, 2010 9:24 pm
- Location: PL National Socialist Party
Beerta Gaduudane ee Roox Mudug
- FBISOMALIA
- SomaliNet Super

- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
-
Pwani
- SomaliNetizen

- Posts: 677
- Joined: Tue Feb 22, 2011 4:11 am
- Location: Take ur somalia and shove it up in ur black ass, im puntlander first mkenya second......
- Contact:
Re: Beerta Gaduudane ee Roox Mudug
kudos mr gadudene you've done an incredible job....good God the mother land is so beautiful 
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 2 Replies
- 564 Views
-
Last post by Halmog
-
- 8 Replies
- 1140 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 4 Replies
- 1099 Views
-
Last post by STARKAST
-
- 3 Replies
- 1486 Views
-
Last post by Fuck-Master
-
- 7 Replies
- 839 Views
-
Last post by zulfiqir23
-
- 0 Replies
- 547 Views
-
Last post by sahal80
-
- 3 Replies
- 1450 Views
-
Last post by dhulka-raga-hantaday
-
- 2 Replies
- 665 Views
-
Last post by Keyse_0208
-
- 2 Replies
- 1641 Views
-
Last post by Halmogg
-
- 8 Replies
- 830 Views
-
Last post by The_Emperior5

