Moderator: Moderators



Liiska Isimada Puntland Ee Gaaray Muqdisho Iyo Beelaha Ay Kasoo Jeedeen
Isimo kor udhaafaya ilaa 19xubnood ayaa Maanta ka duulay magalada Garoowe kuwaas sacado kadib waxay gaareen magalada Muqdisho isimdaan waxay kala ahaayeen . sidaan
Suldaan Siciid Maxamed Garaase
Boqor Burhaan Boqor Muuse
Suldaan Siciid C/salaan
Ugaas Xasan Ugaas Yaasiin
Jaamac Beeldaaje C/laahi
Beeldaaje Cali Beeldaaje Faarax
Garaad Maxamed Cilmi Shirwac
Suldaan Bashiir Muuse Koonte
Beeldaaje Ismaaciil Beeldaaje Yaasiin
Suldaan Maxamed Cabdullaahi Cartan
Suldaan Siciid Maxamed Irbad
Ugaas C/xakiim Nuur Faarax
Suldaan Muuse Faarax
Boqor C/laahi Maxamed Cali
Suldaan Maxamed Axmed Cabdulle (burtinle)
Jiif Caaqil Maxamuud Xaaji Cumar (Wakiilka Garaad C/laahi Soofe)
Suldaan Subayr Xaaji Maxamuud Cali Abokor
isimadaan ayaa kasoo gala jeeda dhamaan beelaha puntland kuwaas oo kala ah
1)Beesha majeerteen.
2)beesha ahmed harti
)beesha warsangeli .
4) beesha dhulbahante .
5) beesha leelkase.
6) beesha carabsaalax
7)beesha madhibaan .
Beesha Shanaad:-
Suldaan C/qaadir Cumar Shabeel (Meheri)
Ugaas Jamaal Cabdi Ducaale (Madhibaan)
Saxiixa Isimada xubnahan soo xulay:-
Suldaan Siciid Maxamed Garaase
Suldaan Siciid Cabdi Salaan Garaad Maxamuud
Garaad Maxamed Cilmi Shirwac
Ugaas Cali Ugaas Maxamed Cali Geesood
Suldaan Maxamed Axmed Cabdulle
Ugaas Xasan Ugaas Yaasiin
Xoghaynta Isimada:
7. Caaqil C/wahaab Maxamuud Gurey.



You gotta to be kidding me.Liiska Isimada Puntland Ee Gaaray Muqdisho Iyo Beelaha Ay Kasoo Jeedeen
Boqor C/laahi Maxamed Cali
Jiif Caaqil Maxamuud Xaaji Cumar (Wakiilka Garaad C/laahi Soofe)
isimadaan ayaa kasoo gala jeeda dhamaan beelaha puntland kuwaas oo kala ah
4) beesha dhulbahante .



Actually I think 4 or 5 out of the 19 elders from Puntland are Dhulbahante, am not sure but I know for a fact that they had more than two Isimo.You gotta to be kidding me.Liiska Isimada Puntland Ee Gaaray Muqdisho Iyo Beelaha Ay Kasoo Jeedeen
Boqor C/laahi Maxamed Cali
Jiif Caaqil Maxamuud Xaaji Cumar (Wakiilka Garaad C/laahi Soofe)
isimadaan ayaa kasoo gala jeeda dhamaan beelaha puntland kuwaas oo kala ah
4) beesha dhulbahante .I thought Majerteens recognized that Dhulbahante left Puntland and created their own State? How can two men be the "representatives" of Dhulbahante Elders under the name of "Puntland"? C/laahi Maxamed Cali lost his Tribal Title.
![]()
Garaad C/laahi Soofe is with the Khaatumo Delegation, so wouldn't that make Caaqil Maxamuud insignificant?


Return to “Politics - Puntland”
Users browsing this forum: No registered users and 6 guests