OIl: The solution to all our problemsPuntland oo qorshaynaysa inay xubin ka noqoto Ururka Opec(Ururka wadamada shidaalka dhoofsha)
Dhinaca kale Warar hoose ayaa sheegaya in dhowaan ay Soomaaliya xubin toosa ka noqon doonto Ururka ay ku bahoobeen wadamada shidaalka dhoofiya ee loo yaqaan Opec(The Organization of the Petroleum Exporting Countries (OPEC).) Dowlada Puntland ayaana qorshahaas wada in State ka Puntland uu xubin ka noqdo Opec intaan la bilaabin dhoofinta shadaalka laga heley Puntland.
Ururka OPEC waxaa hada xubino ka ah wadamada Iran, Iraq, Kuwait, Saudi Arabia iyo Venezuela, waxaa gadaal kaga soo biirey wadamada Qatar (1961), Indonesia (1962), Libya (1962), the United Arab Emirates (1967), Algeria (1969), Nigeria (1971), Ecuador (1973), Gabon (1975) iyo Angola (2007).
Puntland waxay iyana ku biiraysaa sida la rajaynayo 2014.
http://puntlandi.com/?p=33820





