War ya illahay yaqana. Nimankan Khiyaamesan e Cali Khalif ka waalay maxee ahayen. Maanta waxee la soo shirtagayn in Beelweynta Lelkase codsaday iin e ka qayb kanoqoto mamuul lagu sheega Khaatumo.
Bal faaidada ugu jirta beesha Lelkase iin e ka baxdo Puntland o ka mid noqoto shuftada Cali Khalif iyo G-15ka wa maxay? Dhawr malmood ka hor, waa tii Khaatumo ku wareejisay Tukaraq Somaliland, markii Ciidamada Puntlandna Tukaraq ka qabsaden Somalilandna, waa tii e yidhaden waxaa midobay Puntland iyo Somaliland.





