Moderator: Moderators


WTF is this bullshit not even one darood or raxanweyn in the comittee? The fock is this bullshit, we reject this hutu dominated entity.
Hawiye have shamed Somali sports in the olympics and in the African WC qualifications. It's about time they include other regions to get more talent to our sports. Nobody would have complained if you'll represented us wellThe Committe has been running these things for the last 20 years,where was Puntland ? Every Loser can stand in front of the camera and cry but it wont change the fact on the ground,why do we need to base everything on qabiil when experienced able bodied men with the right skills can easily do the job?
Areera
Naa waa maxey waxa kuleelka kaa keenay? nin hutu ah oo sariirka kugu boodboodsiiya miyaa raadineysa.


Wasiirka shaqada, shaqaalaha, dhallinyarada iyo isboortiga ee maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Cabdiweli Xirsi Cabdulle ayaa sheegay inaanay aqoonsaneyn guddiga cusub ee olombikada Soomaaliyeed, kaas oo horraantii bishan lagu doortay doorasho ka dhacday magaalada Muqdisho.
Cabdiweli wuxuu sheegay in dhammaan xubnaha cusub ee loo doortay guddiga ay ka soo jeedaan hal qabiil.
1-Ca/laahi Ahmed Tarabi (gudoomiye ) waa Duduble
Kuxigeenka 1aad: Ahmed Xasan Nataal waa Abgaal
Kuxigeenka labaad: Xasan ahmed Cabdi (elman) Murursade
Kuxigeenka 3aad Ibraahim Abuukar Shaamow
Gudiga Fulinta
Maxamed Axmed Colow Abgaal
Yuusuf calasow maxamed Abgaal
Abuukar Isloow Xasan Abgaal
Maxamed Xuurshe xasan Abagaal
Ibraahin Xasan Raanboow Murursade
Xasan ahmed barre Murursade
Cali siciid Guuleed Habar Gidir
Professor Maxamed Cali Habar Gidir
Khadiijo Aadan Gaaljecel


Return to “Politics - Puntland”
Users browsing this forum: No registered users and 3 guests