Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Governor of Mudug opens farole's political party at gunpoint

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
Southie4life
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 481
Joined: Thu Apr 16, 2009 10:16 am

Governor of Mudug opens farole's political party at gunpoint

Postby Southie4life » Wed Feb 06, 2013 3:56 pm

The smoke and mirrors of farole's "elections".

---

http://horseedmedia.net/2013/02/06/fade ... ed-sawiro/

Fadeexadii ka dhacdey Gaalkacyo kadib furitaankii xafiiska xisbiga Horsed (Sawiro)


Image

Mahamad Yusuf Jamac (Tigey) holding a rifle upon opening farole's political party in Gaalkaayo.

| on February 6, 2013
3 Comments

Elections in IraqWaxaa maalintii shalay ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug arrimo aad loola yaabey, kuwaas oo qaarkood lagu tilmaami karo fadeexad iyo masuuliyad darro.

Iyada oo waxgaradka iyo qaybaha kala duwan ee bulshada Gaalkacyo ay marar badan ku baaqeen in aan wax xafiis Xisbiyada Puntland looga dhawaaqey laga furi karin Gaalkacyo, Waxgaradka ayaa sheegay in aysan ka soo horjeedin nidaam wanaagsan oo Dimoqraadiyad lagu gaari karo laakiin waxa Puntland ka socda in ay tahay riwaayad Faroole dhigaayo isla markaan aan xalaal ahayn, ayaa waxaa maanta laga furey Xafiiskii Xisbiga Horsed ee ay ku bahoobeen dhamaan kuwa haya talada Puntland.

Furitaankii Xisbiga ayaa waxaa ka qayb-qaatey ciidamo badan oo ah Booliska, iyo Daraawiishta kuwaas oo isku gadaamey sarta laga furaayey oo ku taala agagaarka xero Inji ee xaafadda Israac, aqal uu iska lee yahay nin ay qaraabo yihiin Guddoomiyaha gobolka Mudug Maxamad Yuusuf Jaamac (Tigey).

Ciidamada dowladda iyo gawaaridii dowladda ee loo isticmaalayey furitaanka xafiiska ayaa caqabad ku noqdey Masjidka Abuqurera ee ka soo horjeeda guriga laga furaayo kadib markii ciidamadu halkaas saldhig ka dhigteen, ayna baaritaan ugu dhaqaaqeen dadka masaajidka gelaaya.
Guddoomiyaha Gobolka Mudug oo qori sita kadib furitaankii xafiiska Horsed

Guddoomiyaha Gobolka Mudug oo qori sita kadib furitaankii xafiiska Horsed – Sawirku waa Shalay

Fadeexada kale ee ka dhacay maalintii shalay markii xafiiska la furaayey ayaa ahayd kadib markii waxgaradka uu metalayey Guddoomiyaha Gobolka Mudug Mudane Tigey ay soo saareen baaq liddi ku ah furitaanka xisbiyada kuna sheegeen in arrintaasi amniga khal-khal gelineyso ayna ka digeen in xafiisyo la furo, ayaa waxaa isla shalay ku banaanbaxay dadweyne ka carayssan furitaanka xafiiskaas, kadib waxaa kamid noqdey askartii Gudoomiyihii Gobolka Mudug oo la arkey isaga oo sita qori AK47 weliba ku hanjabey in uu isticmaalayo haddii ay isku dayaan in ay u soo dhawadaan dadkaasi, Dimoqraaddiyaddu qori qaado miyaa? ayey ku dhawaaqayeen dadkii halkaas ku banaanbaxay.
Dad barakacayaal ah oo la diiwaan gelinayo sida ay sheegtey shabakada danguud.com

Dad barakacayaal ah oo la diiwaan gelinayo sida ay sheegtey shabakada danguud.com

Arrimaha kale ee dadku la yaabeen ee maanta Gaalkacyo ka dhacay ayaa ah kadib markii shalay xafiiska si xoog ah iyo ciidamo badan lagu furay ayaa maanta xeryaha Barakacayaasha ee Gaalkacyo si khasab ah lagu soo daabuley dadkii ku jirey oo diiwaan gelinta loo isticmaaley, dadka ayaa loo sheegay in ay helayaan xoogaa lacag ah iyo raashin, keliya waxaan doonaynaa 330 qof magacood ayaa la yiri qofkii diida magaalada waa laga tarxiilayaa taas oo ahayd fadeexad iyo arrimo ka dhan ah xuquuda dadka gudaha ku barakacay ee IDP.
Masuuliyiinta Gobolka oo siku qabsadey guriga laga furaayo xisbiga

Masuuliyiinta Gobolka oo isku qabsadey guriga laga furaayo xisbiga, sida ay sheegtey danguud.com- Sawirka 6/2/2013 By Danguud

Habeenimadii xalay waxaa magaalada Gaalkacyo lagu daadiyey waraqo looga soo horjeedo Madaxweynaha Puntland Mudane Cabdiraxmaan Faroole, waxaana warqadahaas ku qoran Dooni mayno Faroole, dooni myano Horsed, iyo erayo kale.

Sheekada u weyn ee maanta Gaalkacyo la is-weydiinaayo ayaa aheyd, xafiiska xooga lagu furtey, Tiknikada dowladda ee loo isticmaalayo arrimaha xisbiyada, iyo dadka barakacayaasha ah ee gaboodfalka lagu sameeyey isla markaana magacooda loo isticmaalayo siyaabo qaldan iyo dimoqraadiyadda Dhishiikaha lagu keenay, halkii ay ahayd mid shacabka ka timaada.

Horey ayaa Xisbiga Midnimo loogu diidey in ay furtaan xafiiskooda, waxaana gurigii ay kireysteen boorarkii ka soo dejiyey dhalinyaro diidan nidaamkaas, masuuliyiinta Midimo aya isaga soo tegey isla amrkaana ku tilmaamey in Xisbigooda dano gaar ah laga lee yahay.

Horseed Media
News Desk

mohnig23
Posts: 237
Joined: Fri Jan 14, 2011 5:07 pm

Re: Governor of Mudug opens farole's political party at gunp

Postby mohnig23 » Wed Feb 06, 2013 5:38 pm

War ninyahow your a Puntland hater. Nacallah kugu yaal.

Sheegato go back to the south where your people are killing each other like it's normal.

User avatar
xiimaaya
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4342
Joined: Mon Feb 13, 2012 8:07 pm

Re: Governor of Mudug opens farole's political party at gunp

Postby xiimaaya » Wed Feb 06, 2013 7:06 pm

Waa gangister..

This what you need to control the population and it works.. :blessed:

User avatar
garoweboy
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8248
Joined: Sun Nov 22, 2009 9:05 pm
Location: Puntland, #GGMU

Re: Governor of Mudug opens farole's political party at gunp

Postby garoweboy » Fri Feb 08, 2013 2:04 pm

Stupid sheegato the picture and the opening of the horseed building is ma laha. Horseed media are lying mf who ate filled with cuqdad. These people post war qashin ah and try to instigate between the brotherly love of the people of Puntland.
May Allah protect Xafidualah Mohamed YJT. Amin

quark
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7820
Joined: Sat Oct 16, 2010 1:22 pm
Location: Xarunta Xisbiga Gooni Isu Taaga Dal udug

Re: Governor of Mudug opens farole's political party at gunp

Postby quark » Sun Feb 10, 2013 12:08 am

horsheed media has lost all credibilty with their lies :meles:


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 1 guest