Page 1 of 1

Ku soo dhawaada Suldaanka...

Posted: Sun Jun 16, 2013 7:59 pm
by Ismail87
Maanta oo ay maalintu tahay aya waxa halkan lagu caleema saaraya Suldaan Guul Suldaan Mooracase, aniga oo ah Garaad Ismaciil Garaad Faarax ahna Garaadka ku meel gaadhka ee beesha Hartiga SNET waxaan xilka ku wareejinaya Suldaan Guul Suldaan Mooracase.

Madashu waa kobtan..

Image

Faradaha lagu soo gelbinayo Suldaanka

Image

Caano shubka

Image

Dadka caano shubka daawanaya

Image



Hadaba waxa meesha ka hadlaya Nabadoon Xaaji Garowe..

Re: Ku soo dhawaada Suldaanka...

Posted: Sun Jun 16, 2013 8:27 pm
by BantuAliyonKismayo
Whats this 'suldans' view on the bantus. Will he take his anger out on us when he loses battles/arguements to other suldaans? will our properties be safe in his territory?

Re: Ku soo dhawaada Suldaanka...

Posted: Mon Jun 17, 2013 12:58 am
by garoweboy
Wat a day Alhamdulilah I'm part of this historic event. My Allah reward Garaad Ismaiil Garaad Farax for bringing besha walaalaha ah ee Harti on snet and around the world together. Maanta wixii ka danbeeya walaalaha ah ee Harti shall not bad mouth each other nor let shisheeye come between us. If any son of Harti is caught doing so, he shall be executed on the spot without mercy. 8-) I as Nabadoon Xaaji Garowe would like to congratulate Suldaan Guul Mooracase may Allah protect you from the evil eye IA walaal. I will be in Bosaso ASAP for the after party my nigga cause atm I got business to take care of you dig? G$$$eah.


Nabadoon Xaaji Garowe. :win:

Re: Ku soo dhawaada Suldaanka...

Posted: Tue Jun 18, 2013 8:34 am
by Guul13
Garaad Ismail, aad iyo aad baad ku mahadsantahay caleemo saarka quruxda badan aad ii diyaarisay, sidoo kale waxaan rabaa inaan ugu mahadnaqo Nabadoon Garoweboy iyo martida sharafta badan. Maanta kadib, Beelweeynta Harti ee Somalinet anaa Suldan uu ah, hadaan maqanahay Garaad Ismail iyo Nabadoon Garoweboy baa na matala. 8-)

"Dadku baari kala roone baafane Hartaan ahay" Image

Re: Ku soo dhawaada Suldaanka...

Posted: Tue Jun 18, 2013 8:48 am
by Ismail87
Noolow suldaan :stylin: :stylin:

Re: Ku soo dhawaada Suldaanka...

Posted: Tue Jun 18, 2013 8:50 am
by garoweboy
Allow noo daa Suldaanka :dj: :stylin: :clap: :win:

Re: Ku soo dhawaada Suldaanka...

Posted: Tue Jun 18, 2013 7:02 pm
by xaliye123
Soo dhawoow Suldaan Guul1, waxaad noqotaa midkii guusha u horseeda Beesha Harti.

Re: Ku soo dhawaada Suldaanka...

Posted: Wed Jun 19, 2013 12:02 pm
by quark
suldaan guul13 :dj: