Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

KING ABDALLA is dead...

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
Pwani
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 677
Joined: Tue Feb 22, 2011 4:11 am
Location: Take ur somalia and shove it up in ur black ass, im puntlander first mkenya second......
Contact:

KING ABDALLA is dead...

Postby Pwani » Mon Jun 24, 2013 3:28 pm

AUN to boqork cabdulahi king kon..ilah janadi firdaus..haka warabiyo amen... :(

User avatar
Bilis
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 418
Joined: Tue Apr 09, 2013 11:56 am

Re: KING ABDALLA is dead...

Postby Bilis » Mon Jun 24, 2013 3:49 pm

Nevermind... wrong King. :(

AUN
Last edited by Bilis on Mon Jun 24, 2013 4:46 pm, edited 1 time in total.

quark
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7820
Joined: Sat Oct 16, 2010 1:22 pm
Location: Xarunta Xisbiga Gooni Isu Taaga Dal udug

Re: KING ABDALLA is dead...

Postby quark » Mon Jun 24, 2013 4:40 pm

AUN Boqor Cabdullaahi Boqor Muuse

quark
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7820
Joined: Sat Oct 16, 2010 1:22 pm
Location: Xarunta Xisbiga Gooni Isu Taaga Dal udug

Re: KING ABDALLA is dead...

Postby quark » Mon Jun 24, 2013 4:41 pm

AUN to boqork cabdulahi king kon..ilah janadi firdaus..haka warabiyo amen... :(
AMIN

User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: KING ABDALLA is dead...

Postby FBISOMALIA » Mon Jun 24, 2013 8:41 pm

AUN

xaliye123
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1133
Joined: Thu Nov 01, 2012 6:25 pm
Location: Maxaa iga galay nin geel badan.

Re: KING ABDALLA is dead...

Postby xaliye123 » Mon Jun 24, 2013 9:04 pm

AUN.

xaliye123
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1133
Joined: Thu Nov 01, 2012 6:25 pm
Location: Maxaa iga galay nin geel badan.

Re: KING ABDALLA is dead...

Postby xaliye123 » Mon Jun 24, 2013 10:04 pm

Boqor Cabdullahi Boqor Muuse ayaa ah nin caan ah oo si weyn looga yaqaaney dalka Soomaaliya waxaana uu ka soo jeedaa Boqortooyada Daarood.

Inkasta oo aan sadaradan yar ku soo koobi karin tariikhda dheer ee Boqor Cabdullaahi Boqor Muuse ayaa haddana ka xusi karnaa in uu ahaa aqoonyahan bartey cilmiga sharciga isaga oo Jaamacad uga soo baxay dalka Talyaaniga Bilowgii lixdamaadkii qiyaastii 1964-tii, waxaa uu muddo dheer ka tirsanaa Wasaaraddii Caddaaladda ee Soomaaliya ka hor xukunka Mileteriga iyo kadiba, sidoo kale waxa uu mar joogey Iibka Qaranka Soomaaliya, ugu danbeyntii waxa uu aha Qareen madaxbanaan.

Si kastaba ha ahatee Inqilaabkii ciidanka milteriga ee Soomaaliya 1969, waxa uu noqdey bartilmaameed inta badan la geeyo xabsiyadii Soomaaliya.

Sanadkii 1986 waxaa dhintey aabihiis Boqor Muuse Yusuf Boqor Cismaan, markaas Boqor Cabdullaahi waxa uu ku jirey xabsiga, waxaana markii uu dhintey Boqor Muuse laga soo daayey Xabsigii uu ku jirey, iyada o xukuumaddii markaas jirtey sheegtey in ay cafis u fidiyeen tacsida darteed.

boqorcabdullaahi3Sanadkii 1987 ayaa Boqor Cabdullaahi Boqor Muuse loo caleema saarey in uu noqdo Boqorka Beelaha Daarood.

Boqor Cabdullaahi Boqor Muuse waxa uu ka mid ahaa Duqeytidii saxiixey Bayaankii caanka ahaa ee Manifesto ama Sulux, kaas oo ay talooyin iyo baaq ay ugu dirayeen Xukuumaddii Maxamed Siyad Barre (AUN) 1990 si dalka loo badbaadiyo, waxaana uu ka mid noqdey duqeytidii xabsiga la dhigey isla sanadkaas.

Sanadkii 1991 waxa uu ka mid ahaa odoyashii iyo siyaasiyiintii u istaagey in la badbaadiyo qarankii Soomaaliya, waxa uu ka qaybgalay shirkii Jabuuti 1 iyo 2 ee lagu soo doortey Madaxweyne Cali Mahdi, intaas kadib Boqor Cabdullaahi Boqor Muuse iyo siyaasiyiin uu ka mid ahaa Gen.Maxamed Abshir Muuse waxay maamulayen Gobolada Waqooyi Bari oo ka badbaadey dagaladii sokeeye isla markaana ahaa goobo xasiloon oo Booliska iyo Garsoorku ka shaqeeyo, Isimadda oo uu hormuud u ahaa Boqor Cabdullaahi ayaana iska lahaa guddoonka mamaulkaas. Boqor Cabdullaahi Boqor Muuse ayaa ka qaybgalay inta badan shirarkii Soomaaliya xalka loogu raadinaayey sanadihii 1990 – 2000.

Sanadkii 1998, ayuu xilka Boqortooyada ku wareejiyey walaalkiis ka weynaa Boqor Maxamuud Boqor Muuse rabbi ha u naxariistee oo dhintey sanadkii 2006.

Sanadkii 2000 waxa uu ka mid ahaa ergadii ka qaybgashey Shirkii Carta ee dalka Jabuuti kaas oo lagu dortey Cabdiqaasim Salaad Xassan, Boqor Cabdullaahi ayaa xukuumaddii Cali Khaliif galaydh ka noqdey Wasiirka Gaashaandhiga.

Kadib markii uu dhintey Boqor Maxamuud Boqor Muuse oo walaal la ahaa Boqor Cabdullaahi ayaa Boqor Cabdullaahi Boqor Muuse looga maarmi waayey mar labaad waxaana loo caleemo saarey Boqorka beelaha Daarood sanadkii 2008, kadib Boqorka waxaa la soo dersey xanuun waxaana uu muddo ku noolaa dalka Finland oo ay deganayeen Xaaskiisa iyo caruurtiisa.

Boqor Cabdullaahi Boqor Muuse ayaa ifka uga tegay hal xaas saddex wiil iyo gabadh iyo todoba caruur ah oo caruurtiisu dhaleen.

Meydka Boqorka ayaa lagu wada in maalmaha so socda loo duuliyo dalka Soomaaliya si loogu duugu.

Rabbi waxaan uga baryeynaa Boqor Cabdullaahi Boqor Muuse in uu janadii firdawsa ka waraabiyo dhamaana umadda Soomaaliyeed samair iyo iimaan ka siiyo gaar ahaan qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay Boqorku.


Qoraalkan maaha mid aan ku soo koobeyno taariikhda dheer ee Boqor Cabdullaahi Boqor Muuse, waxaanse oran karna waa dulmar guud.

User avatar
garoweboy
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8248
Joined: Sun Nov 22, 2009 9:05 pm
Location: Puntland, #GGMU

Re: KING ABDALLA is dead...

Postby garoweboy » Tue Jun 25, 2013 5:42 pm

AUN may Allah grant him Jannah Al Fardows Amiin.

User avatar
abdisamad3
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12628
Joined: Sat May 30, 2009 10:18 am
Location: Kismayo

Re: KING ABDALLA is dead...

Postby abdisamad3 » Wed Jun 26, 2013 4:42 am

AUN.

User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: KING ABDALLA is dead...

Postby FBISOMALIA » Wed Jun 26, 2013 8:34 pm

AUN

User avatar
Ismail87
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3417
Joined: Mon May 06, 2013 7:53 pm
Location: Carpe diem, quam minimum credula postero.

Re: KING ABDALLA is dead...

Postby Ismail87 » Wed Jun 26, 2013 8:40 pm

Aun laakin boqortooyada Darood?? :wtf: goormaynu Boqor yeelanay?

User avatar
Guul13
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1021
Joined: Fri Apr 05, 2013 1:55 pm
Location: Suldaan Guul Suldaan Mooracase- KABLALAX!

Re: KING ABDALLA is dead...

Postby Guul13 » Sat Jun 29, 2013 6:42 pm

Ilaahay ha uu naxariisto!

MJ360
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 332
Joined: Sun Jun 30, 2013 10:15 am
Location: Negate the "Somali" out of Mogadishu's government

Re: KING ABDALLA is dead...

Postby MJ360 » Sun Jun 30, 2013 10:21 am

My he rest in peace. Amiin!

ps. MODs if your reading this please activate my account. Thank you.

oxymoron
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2505
Joined: Tue Jul 05, 2011 10:39 am
Location: Your BS starts and dies in Xamar, where you can't even go swimming without your Adoon boyfriends.

Re: KING ABDALLA is dead...

Postby oxymoron » Thu Jul 04, 2013 8:18 am

AUN Boqor Cabdullaahi Boqor Muuse :cry:


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 6 guests