waxaa heshiis horimarineed kala saxiixdey Dowladda Puntland iyo Kuwait Fund, Amiirka Kuwait Jaber Al-Ahmad Al-Jaber Al-Sabah ugu deeqay Puntland Airpork Garowe iyo Jamacad Baran(Makhir University), labadaa mashruuc oo qeyb ka ahaa mashariicdii loo balan qaadey xiligii Madaxweyne Farole uu la kulmey Amiirka kuwait.
Heshiiska manta waxaa saxiixay Wasirka Maliyada Puntland Farax Cali shire iyo Hamad S. Al Omar(Deputy Director of Kuwait Fund).
Waxana xaflada saxiixa ka soo qeyb galay Wasirka Arimaha Gudaha Puntland Abdullahi Ahmed Jama oo Dowladda Puntland wakiil ugaha diyaarinta iyo xiriirinta mashariicda kuwait ka hirgalineyso Puntland iyo Safirka Somalia u fadhiya Kuwait.





http://puntlandi.com/puntland-iyo-kuwai ... deysawiro/




