Your country is Puntland.
Your capital is Garowe.
Your people are Puntlanders.
It's high time to let go of South-central Somalia for good.
Daawo Musiibada Puntland ka dhacdey iyo Villa Soomaaliya oo kursi ku mashquulsan
beri ka hor ilaa maanta waxaa Puntland ka dhacay Musiibo Rabaani ah, boqolaal qof baa dhintey, boqolaal kale waa la waysan yahay, boqol kun oo xoolo ah ayaa laga baqsan yahay iney biyuhu qaadeen, kumanaan Qoys waxay maanta cunaan ma heystaan .
Dowlada Federaalka ah shalay ayay ka hadleen oo intaas ay Puntland la rafanayeen dhibkaas, Villa Somalia kama hadlin.
Ilaa hada af mooye wax kale lagama hayo Villa Soomaaliya, Waxaana xaqiiq ah in ay Xaqiiq tahay sida Sawirkaan hoose uu ku cabirey Amin Caamir.





