Page 1 of 1

Security Being Tighten In Puntland Major Cities....

Posted: Fri Feb 28, 2014 7:03 am
by oxymoron
Xuduudaha Puntland oo aad loo adkeeyay iyo Ciidamada oo hawlgalo ka wada gudaha Magaalooyinka

Image
Image

Ciidamada amaanka iyo Sirdoonka Dowlada Puntland ayaa hawlgal balaaran oo lagu sugayo amaanka ka wada Gobolada Bari iyo Mudug,gaar ahaan magaalooyinka Gaalkacyo iyo Bosaso,waxaana si wayn loo adkeeyay Xuduudaha guud ahaan Puntland.

Hawlgalka oo qayb ka mid ah ay Ciidamadu ku baarayaan Guryaha,ayaa ujeedadiisu ay tahay in lagu xaqiijiyo amaanka iyo xasiloonida ka jirta Gobolada Puntland.

Ma jiro falal amaanka Liddi ku ah oo ka dhacay Gobolada Puntland,marka laga reebo falkii Koox hubaysan ay dad ku Rasaaseeyen ee ka dhacay Gaalkacyo,hasa Saraakiil ka tirsan Ciidamada qalabka sida ee Puntland oo la hadlay Warsidaha Puntlandi ayaa sheegay in Dowlada Puntland ay si dhow ula socoto illaalinta amaanka guud ee Gobolada Puntland.

Waxaa xusid mudan in Ciidamada Dowlada Puntland ay hawlgal kaasi dhigiisa ah ka sameeyen magaalada Garowe ee Caasimada Puntland.
Hawlgalka kor loogu qaadayo amaanka guud ee Gobolada Puntland ayaa imanaya ka xilli dhowaan Dowlada Puntland ay heegan galisay Ciidamada qalabka sida,ka dib markii Dowlada Ethiopia ay ku dhawaaqday dagaal ka dhan ah Al-shababaab.

Si kastaba ha ahate,Dowlada Puntland ayaa si dhow ula socota saamaynta dagaalka ka dhan Al-shabaab uu ku yeelan karo Gobolada Puntland.
http://www.puntlandi.com.

Re: Security Being Tighten In Puntland Major Cities....

Posted: Fri Feb 28, 2014 7:21 am
by Thuganomics
Being-The state or quality of having existence
Been- Past participle of the word be

Re: Security Being Tighten In Puntland Major Cities....

Posted: Fri Feb 28, 2014 7:25 am
by oxymoron
Being-The state or quality of having existence
Been- Past participle of the word be
And this is why you failed school. :lol: :lol: :lol:

Re: Security Being Tighten In Puntland Major Cities....

Posted: Fri Feb 28, 2014 7:26 am
by Thuganomics

Re: Security Being Tighten In Puntland Major Cities....

Posted: Fri Feb 28, 2014 7:41 am
by oxymoron

Re: Security Being Tighten In Puntland Major Cities....

Posted: Fri Feb 28, 2014 8:45 am
by BigBreak
no but i will remind you of 1991 (xamar) and 2007 (las anod) :mrgreen:

Re: Security Being Tighten In Puntland Major Cities....

Posted: Fri Feb 28, 2014 8:48 am
by BigBreak
more for miss oxyXAARAN:

:stylin:

Re: Security Being Tighten In Puntland Major Cities....

Posted: Fri Feb 28, 2014 10:39 am
by Thuganomics
Being-The state or quality of having existence
Been- Past participle of the word be
And this is why I failed school.Thanks for the grammar lesson Thugs :lol: :lol: :lol:
Fixed

Re: Security Being Tighten In Puntland Major Cities....

Posted: Fri Feb 28, 2014 11:20 am
by Warabaha
Pic of helicopters, this nigga funny

Re: Security Being Tighten In Puntland Major Cities....

Posted: Fri Feb 28, 2014 12:12 pm
by HusseinHassan

Re: Security Being Tighten In Puntland Major Cities....

Posted: Fri Feb 28, 2014 1:15 pm
by Suleiman117
Security is a good idea...until people realize they're imprisoned for their own safety, then all hell breaks lose. :evil:

Re: Security Being Tighten In Puntland Major Cities....

Posted: Fri Feb 28, 2014 4:08 pm
by GalliumerianSlayer
Somalilanders and Puntlanders arguing -
*Sigh* These 3rd World niggas with no what so ever infrastructure in their regions. :snoop: