Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Federal MPs land in Galkacyo, Puntland, waving the flag

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
Righteous
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2166
Joined: Wed Jun 04, 2014 8:21 am
Location: Somalinet boycott by Puntites in effect 24/12/14

Federal MPs land in Galkacyo, Puntland, waving the flag

Postby Righteous » Sun Aug 10, 2014 8:08 am

Image





Let the cold war commence!
Last edited by Righteous on Sun Aug 10, 2014 8:15 am, edited 1 time in total.

THE_TRUTH1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1512
Joined: Thu Nov 24, 2005 9:01 pm
Location: canada

Re: Federal MPs land in Galkacyo, Puntland, waving the flag

Postby THE_TRUTH1 » Sun Aug 10, 2014 8:11 am

Xoosh Jibril oo sheegay in Puntland ay cadaalad darro ku sameysay Leelkase kuna biirayaan MAAMULKA G/DHEXE




Aug 10, 2014 - 7 Jawaabood
Xildhibaan Cabdiraxmaan Xoosh Jabriil, ayaa ka hadlay caddaalad darrada Puntland ay ku sammeysay beesha Leelkase oo ka mid ah beelaha laf dhabarka ah ee dega Puntland, ee uu kasoo jeedo.

Cabdiraxmaan Xoosh, ayaa bartiisa Facebook ku xardhay erayo lagu tilmaami karo kuwa ka turjumaya qadiyada beesha Leelkase, ee ku aaddan siyaasadda dalka.

Waxa uu is-bar bar dhig ku sammeeyey tirada xildhibaannada Leelkase ay ku lee yihiin baarlamanka Puntland oo ah 3 iyo tan ay ku lee yihiin baarlamanka federaalka oo ah 5 xubnood.

Waxa is-weydiiyey sababta beelaha Dhulbahante (17 xildhibaan) iyo Warsangeli (9 Xildhibaan) ay baarlamanka Puntland uga badan yihiin Leelkase, ayada oo xaqiiqda ay tahay in labadaas beeloodba aysan daacad u wada ahayn Puntland sida Leelkase, oo ay sidoo kale ku jiraan baarlamanka Somaliland.

Ayada oo uu eegayo arrimahaas oo idil, ayuu Xoosh Jabriil is-weydiiyey waxa diidi kara in Leelkase ku biiraan maamulka cusub ee Central Somalia State ee gobollada Mudug iyo Gal-Gaduud?

Xildhibaan Xoosh oo looga bartay inuu si dhab ka hadal ah u cabiro waxa uu aaminsan yahay ayaa yiri:- “Dad baa waxey leeyihiin, Xubno ka mid ah beesha LEELKASE kama qaybgali karaan maamul u sameeynta Central Somalia State. War waalidaan arka. Mar haddii Warsangali Daarood oo 9 Xildhibaan ku leh Baarlamaanka Puntland iyo Dhulbahante Daarood oo ku leh 17 xubnood Baarlamaanka Puntland, ay Somaliland madaxna ka yihiin, Baarlamaanka Somaliland-na Ku jiraan, maxaa Leelkase laga rabaa. Ka warran Leelkase oo ah qabiilka labaad ee Puntland dega wixii ka dambeeya Harti Daarood ayaa laga siiyay Puntland seddex (3) Xildhibaan, Federaalkana Shan ( 5). Bal arka Proportionality-gan. . Bal ila eegooy aan taaganahay”.




:som: :up:

THE_TRUTH1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1512
Joined: Thu Nov 24, 2005 9:01 pm
Location: canada

Re: Federal MPs land in Galkacyo, Puntland, waving the flag

Postby THE_TRUTH1 » Sun Aug 10, 2014 8:16 am

WAR DEG DEG AH: BEESHA LEELKASE OO TAAGEERTEY MAAMULKII MUQDISHO KUNA DHAWAAQDEY MAAMUL KA MADAX BANAAN MAAMULKA PUNTLAND
WAAJIDPRESS – 8 Aug 2014:

Siyaasiinta waawayn ee Beesha Laylkase ayaa shir ay MAANTA isugu yimaadeen magaalada GALKACAYO, ayaa ku dhawaaqey maamul cusub sheegeyna in maanta wixii ka dambeeya aysan ka mid aheyn MAAMULKA PUNTLAND.

Maamulkan CUSUB ayaa si ku meel gaar ah uu Madaxweyne u doortey Cabdikariim Aadam Xassan Wagaafe kaasoo la sheegay in lagu magacaabo Galbeedka Mudug “West Mudug”.

Mudane Cabdikariim Aadam Xassan Wagaafe waxa uu faahfaahin ka bixiyey waxa ku kalifay in waqtigaan looga dhawaaqo Galbeedka Mudug,xilli dhulka looga dhawaaqay ay Puntland sheegato, waxaana uu yiri “Baahi timi awgeed baanu u sameysanay maanta laga bilaabana deegaanada Galbeedka Mudug waxa ay ka Madax-banaan yihiin Maamulka PUNTLAND.

Isaga oo ka jawaabaya meesha uu ka dhisan yahay Maamulkaan cusub ee uu madaxda ka yahay Cabdikariim Aadam Xassan Wagaafe ayaa waxa uu yiri “Maamulkaan waxa caasimad u ah magaalada Gaalkacyo xuduud waxa dheer waxa uu la leeyahay wadanka Itoobiya maamul goboleedka Puntland, iyo GalMudug”.

MADAXWEYNAHA Maamulka Galbeed-ka MUDUG Mudane Cabdikariim Adam OO ka jawaabaya sida uu u arko maamulka dhawaan ay Dowlada Fedraalka ka sameyneyso Goboladda Mudug iyo Galgaduud waxa uu yiri: “Waan taagersan nahay maamulkaas waana ka qeybgaleynaa hada waana lanagu martiqaaday oo hada Xamar wafdi ka socda maamulka aan madaxda ka ahay ayaa mardhow tagaya MUQDISHO IYO CADAADO.

Righteous
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2166
Joined: Wed Jun 04, 2014 8:21 am
Location: Somalinet boycott by Puntites in effect 24/12/14

Re: Federal MPs land in Galkacyo, Puntland, waving the flag

Postby Righteous » Sun Aug 10, 2014 8:17 am

The_ LIE1

create another topic you thirsty untouchable.

Righteous
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2166
Joined: Wed Jun 04, 2014 8:21 am
Location: Somalinet boycott by Puntites in effect 24/12/14

Re: Federal MPs land in Galkacyo, Puntland, waving the flag

Postby Righteous » Sun Aug 10, 2014 8:17 am

Image





Let the cold war commence!

Remaining MP's, about 5/6, were supposed to join this delegation but were tied up. They're coming next week. :stylin:

User avatar
Adali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10587
Joined: Fri Dec 09, 2011 4:04 pm
Location: Throw me to the hyenas and I will return laughing as the pack leader.

Re: Federal MPs land in Galkacyo, Puntland, waving the flag

Postby Adali » Sun Aug 10, 2014 8:23 am

Righteous are they completely boycotting the federal government in Mogadishu or just visiting Puntland and waving flags.

Righteous
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2166
Joined: Wed Jun 04, 2014 8:21 am
Location: Somalinet boycott by Puntites in effect 24/12/14

Re: Federal MPs land in Galkacyo, Puntland, waving the flag

Postby Righteous » Sun Aug 10, 2014 8:30 am

Righteous are they completely boycotting the federal government in Mogadishu or just visiting Puntland and waving flags.
Bro, they're the MP's that were told by Puntland to leave Mogadishu because we cut all ties.

THE_TRUTH1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1512
Joined: Thu Nov 24, 2005 9:01 pm
Location: canada

Re: Federal MPs land in Galkacyo, Puntland, waving the flag

Postby THE_TRUTH1 » Sun Aug 10, 2014 2:59 pm

Tell the them to safe Puntland from the selfishness Of MJ's

Beesha leelkase Tanade Daarood oo qaadacday xukuumada madaxweyne c/wali gaas
Jan 30, 2014 - 2 Jawaabood
Allpuntlandmedia Cabdikariim Wagaafe oo ku hadlayey magaca Beesha Leelkase ayaa maanta la hadlay saxaafada gudaha waxa uu sheegay in Beesha Leelkase ay gabiahaanba ay qaadaceen Xukuumada C/Wali Gaas oo uu ku tilmaamay mid cadaalada ka fog Dowladda uu C/Wali uu kaga dhawaaqay Puntland waa dowlad aad iyo aad loo sugayey C/Walina waa nin aad loogu hanweynaa oo laga sugayey isbadal weyn in uu Puntland ka sameeyo golahaas uu Garoowe kaga dhawaaqay waa 49 xubnood si cadaalada ka baxsan ayuu wax u qeybiyey” ayuu yiri Cabdikariim Wagaafe oo ku hadlayey magaca beesha Leelkase. Wagaafe oo hadalkiisa sii wata waxa uu yiri Aniga oo ku hadlaya magaca Leelkase waanu qaadacnay arintaas iyada ah waana ka soo horjeednaa dowladaas C/Wali ku dhawaaqayna ma ahan dowlad anaga inoo dhalatay. tilmaamay mid cadaalada ka fog

Halkaan ka dhagayso

Dowladda uu C/Wali uu kaga dhawaaqay Puntland waa dowlad aad iyo aad loo sugayey C/Walina waa nin aad loogu hanweynaa oo laga sugayey isbadal weyn in uu Puntland ka sameeyo golahaas uu Garoowe kaga dhawaaqay waa 49 xubnood si cadaalada ka baxsan ayuu wax u qeybiyey” ayuu yiri Cabdikariim Wagaafe oo ku hadlayey magaca beesha Leelkase. Wagaafe oo hadalkiisa sii wata waxa uu yiri Aniga oo ku hadlaya magaca Leelkase waanu qaadacnay arintaas iyada ah waana ka soo horjeednaa dowladaas C/Wali ku dhawaaqayna ma ahan dowlad anaga inoo dhalatay. Dhanka kale Wagaafe ayaa aad u amaanay madaxweynihii hore ee Puntland C/Raxmaan Faroole isaga oo ku tilmaamay Madaweyne Faroole uu ahaa madaxweyne shacabkiisa isku watay. C/Wali intii uu joogay waxyaalo ayaa Puntland ka dhacay waxaad moodaa in uusan kala jecleyn maba uusan u dhaqaaqin anoo waxyaabahaas aan ku fogaaneynin Faroole madaxweynihi Puntland ayuu ahaa waana taageersaneyn waana laga adkaaday waana ku mahadsan yahay in uu ka hambalyeeyo in laga adkaado C/Kariim Wagaafe oo dhaliisha madaxweynaha Puntland mudane C/Wali Gaas sii wada waxa uu yiri.

C/Wali Gaas wixii aan ka fileynay ayuu ku dhawaaqay xaqiiqiyan Cabdiwali ma ahayn qof cadaalada u dhow, Ugu Danbeyntii C/Kariim Wagaafe waxa uu u tacsiyeeyey dhamaan uma soomaaliyeed intii dhimatay.

Soomaali oo dhan waan u tacsiyeenayaa qaasatan Nabadoon Maxamed Maxamuud Garawaan Xamari oo lagu dilay gudaha Garoowe iyo sargalkii ugu sareeyey haya’adda NRO marxuum Cabdi Maxamed Aadan oo Gaalkacyo lagu dilay Taariikhdu markey aheyd 25kii janaayo 2014 waxaan leeyaha ehaladoodii samir iyo iimaan ha idinka siiyo marxuumiintana rabi janadiisii ha geeyo.”ayuu ku soo gabagabeeyey C/Kariim Wagaafe.

Xafiiska Warrarka Allpuntlandmedai

HusseinHassan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2980
Joined: Mon Nov 11, 2013 11:12 pm
Location: Somalinet boycott by Puntites in effect 24/12/14

Re: Federal MPs land in Galkacyo, Puntland, waving the flag

Postby HusseinHassan » Sun Aug 10, 2014 3:02 pm

Image





Let the cold war commence!

Remaining MP's, about 5/6, were supposed to join this delegation but were tied up. They're coming next week. :stylin:
great job boys!
hassan sheekh's mafia cannot be recognized as a government.
jubbaland should also re-call all of it's members of "parliament".

knet
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2071
Joined: Fri Mar 28, 2014 2:53 pm

Re: Federal MPs land in Galkacyo, Puntland, waving the flag

Postby knet » Sun Aug 10, 2014 8:24 pm

Image

Let the cold war commence!
8-) 8-) 8-)

Fuck Xamar iyo Mooryans. :stylin:


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 8 guests