Page 1 of 1

Puntland Declares 8 Hour Work Day

Posted: Sat Aug 23, 2014 3:28 pm
by Righteous
Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa intuusan ka dhoofin dalka soo saaray qoraal uu ku amray dhamaan wasaaradaha dowlada PL in mudo 8-saac ah u shaqeeyaan dadweynaha Soomaaliyeed ee Puntland.
Madaxweynaha dwolada Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa qoraalkaasi ku sheegay in shacabka Puntland ay u baahanyihiin in loo qabto adeegyada Bulshada ee daruuriga ah, si taa loogaaran ay khasab tahay in wasaaradahu bixiyaan adeegayada dadweynaha mudo 8-sac adood ah, maadaama ay dowlada horyaalaan howlo adag.
Go’amaadan cusub iyo dardar galinta howlaha shaqo ee wasaaradaha Dowlada Puntland ayaa soo baxay kulankii ugu danbeeyay ee Xukuumada Puntland, taasoo ay isla jeex jeexeen golaha wasiirada, isla markaana isla qaatay muhuumada ay leedahay adeega hufan ee loo qabanayo bulshada in ay ku rideyso tubta toosan ee horumarka dalka, shacabkuna ku gaarayo kalsoonida dowlada.

----------

GET TO WORK MINISTERS !!

Re: Puntland Declares 8 Hour Work Day

Posted: Sat Aug 23, 2014 6:19 pm
by HusseinHassan
:up:

Re: Puntland Declares 8 Hour Work Day

Posted: Sun Aug 24, 2014 8:14 am
by knet
40 hours a week, let's get a lot of work done. :stylin: :eat: :dj: :clap: :som:

Re: Puntland Declares 8 Hour Work Day

Posted: Sun Aug 24, 2014 6:06 pm
by quark
:up: