Page 1 of 1

Puntland pledges funds for Gedo Drought Victims

Posted: Sun Oct 12, 2014 7:45 am
by Righteous
Reer Puntland oo u Gurmanaya walaalohooda Gedo,ka dib markii ay ilowday Dowlada Federaalka.


Madaxweynaha Dowlada Puntland Mudane Cabdiweli Maxamed Cali ”Gaas” ayaa maanta ku dhawaaqay in Dowlada iyo dadweynaha reer Puntland ay Gurmad xoogan u samaynayaan qoysaska ay saamaysay Abaartu ee Gobolka Gedo,xilli Dowlada Federalku aysan gacan ka gaysan wax ka qabashada Abaarta ka jirta Gedo.
Hadalkan ayaa Madaxweynaha Dowlada Puntland Mudane Cabdiweli Maxed Cali ”Gaas” uu ka sheegay xilli uu la hadlayay Ardayda Jaamacada Bariga Afrika,ka dib markii ay saaka si wada jir ah kormeer ugu tageen Jaamacadda Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha.
Dr. Gaas ayaa sheegay in Dowlada Puntland ay u gudbinayso dhaqaalaha ay ugu deeqayday walaalahooda Gobolka Gedo,Guddiga Culumada Puntalnd ee loo xilsaaray Gurmadka Abaarta Gedo.
Madaxweynaha Dowlada Puntland ayaa Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ka codsaday in Dowlada Federaalka ay ka qayb qaadato Gurmadka ay bilaabeen Dowlada iyo dadweynaha reer Puntland.
Dhowaan ayay ahayd markii Dowlad Goboleedka Jubbaland ay soo saareen baaq ku aadan in si Deg Deg ah wax looga qabto Abaarta Gedo,waxaana Dowlad Goboleedka Jubbaland ay si Horu-dhac u bixisay Lacag dhan ($50,000).
Si kastaba ha ahate,lama yaqaan in Dowlada Federaalka ay Puntland kaga dayan doonto Gurmadka loo fidinayo qoysaska Gedo ee Abaartu ay saamaysay.

Re: Puntland pledges funds for Gedo Drought Victims

Posted: Sun Oct 12, 2014 7:48 am
by Righteous
Puntland Council of Scholars will lead the project, they were very successful in providing aid to the Puntland flood victims so they should be adept at dealing with this. :up:


Image

Re: Puntland pledges funds for Gedo Drought Victims

Posted: Sun Oct 12, 2014 7:58 am
by Hawdian
This is very good action and noble gesture by Majerteinia and the good people of Majertein :up:

Gedo is one of the most impoverished places in the great Somali Peninsula yet the Marehan waste their time and energy in Mogadishu just to be Hawiye's seasonal butler. They get replaced like condoms whenever they anger their Hawiye bosses; "Motion against Prime Minister". The Marehan need to focus more on either becoming visible in Jubbaland or creating their own central regions or teaming up with the great Rahawein people in their pursuit of Southwestern State.

Marehan are not bad people and personally I know they posses the highest IQ amongst Darod but for some reason they just love being a butler in Mogadishu and have no goal beyond that perhaps they think they going to get lucky second time like Barre. I doubt Majertein will give them that opportunity again by assassinating a Hutu leader or one of their own.

Our good friend XimanJaale is a good example of Marehan dameeri dhan racday. Malin kasta wuxu iska daba socda a self-dubbed Hawiye political analyst named Sahal. Wuxu ugu sacad tuma; maanta UAE ba intas oo dollar noo so diiday, wale Egypt wa saxiib culus oo DJ telephone bay Sheikh Mohamud uu so diren. I am letting you know in two weeks times NASAR space shuttle will land in Aden Adde airport.

Re: Puntland pledges funds for Gedo Drought Victims

Posted: Sun Oct 12, 2014 8:23 am
by SyntaX
I know they posses the highest IQ amongst Darod
Pretty bold statement. Going to need a source for that :^)

Re: Puntland pledges funds for Gedo Drought Victims

Posted: Sun Oct 12, 2014 8:40 am
by BigBreak
a bit of jeberti-ism playing out here :childplease:

Re: Puntland pledges funds for Gedo Drought Victims

Posted: Sun Oct 12, 2014 2:31 pm
by Chinaman
Pl working to save ethnic Somalis. Allah bless the people and the council behind this :up:

While our people in Gedo face hardship, the settled farmers in the nearby regions keep on increasing, God help us all.

Re: Puntland pledges funds for Gedo Drought Victims

Posted: Sun Oct 12, 2014 3:25 pm
by BigBreak
Pl working to save ethnic Jebertis. Allah bless the people and the council behind this :up:

While our people in Gedo face hardship, the settled farmers in the nearby regions keep on increasing, God help us all.
Fixed

Re: Puntland pledges funds for Gedo Drought Victims

Posted: Mon Oct 13, 2014 4:19 pm
by Righteous
a bit of jeberti-ism playing out here :childplease:
"Daarood ku fuul kaama dego"

Re: Puntland pledges funds for Gedo Drought Victims

Posted: Tue Oct 14, 2014 4:14 am
by knet
Helping Drought victims is a mandatory duty, glad to see our scholar leading the way. :som: :som: :som: :up:

Re: Puntland pledges funds for Gedo Drought Victims

Posted: Tue Oct 14, 2014 5:59 am
by BigBreak
a bit of jeberti-ism playing out here :childplease:
"Daarood ku fuul kaama dego"
:wtf: naaya i dont speak jeberti gibberish :lol:

Re: Puntland pledges funds for Gedo Drought Victims

Posted: Sat Nov 08, 2014 1:11 pm
by Righteous
Beeldaaje of Siwaaqroon in Bosaso mobilises his people to come to Gedo's aid.

Image

Image

Image

Re: Puntland pledges funds for Gedo Drought Victims

Posted: Sat Nov 08, 2014 2:56 pm
by jamal9
MJs helping MXNs is like IDF helping PLO. Oh well, I will just chill in :sland:

Re: Puntland pledges funds for Gedo Drought Victims

Posted: Sat Nov 08, 2014 3:21 pm
by Righteous
MJs helping MXNs is like IDF helping PLO. Oh well, I will just chill in :sland:

Image

Re: Puntland pledges funds for Gedo Drought Victims

Posted: Fri Nov 14, 2014 2:58 pm
by Righteous
$200,000 was raised from Puntland civilians, the money will be handed over to the Gedo Drought Committee who just arrived in Gaalkacyo.




Guddiga gurmadka abaaraha Gedo oo soo gaaray Garoowe iyadoo lagu wareejindoono gurmadkii laga aruuriyay Puntland.
(Pi Garowe) Wafdi ka socday guddiga gurmadka abaaraha gobolka Gedo ee koonfurta Soomaaliya ayaa goor-dhowayd soo gaaray magaalada Garoowe ee xarunta dowlada Puntland.
Wafdigaan ayaa waxay kasoo dageen garoonka diyaaradaha ee magaalada Gaalkacyo waxayna kadib usoo gudbeen dhinaca Garoowe, iyadoo ay soo dhaweeyeen mas’uuliyiin katirsan dowlada Puntland iyo guddiga culimada gurmadka Gedo ee Puntland.
Guddigaan ayaa caawo lagu wareejindoono gurmadyadii lacageed ee laga aruuriyay shacabka Puntland iyo dowladooda, iyadoo lagu kala gudoomidoono munaasabad ka dhacidoonta Garoowe.
Sida uu Puntlandi.com u sheegay mid kamid ah guddiga gurmadka waxaa guddiga ka yimid Gedo lagu wareejindoonaa lacag kor u dhaafaysa $200.000 oo dollar oo ahaa lacagihii ay aruuriyeen culimada Puntland ee isku xilsaaray howshaan.
Puntlandi.com