Dayrka Garoonka ayaa waxa lagu wareejiyay Silig,kaasi oo heer gebogabo ah ku dhow,waxaana arrintan ay horu-dhac u tahay hawsha dhisme ee ka socota Garoonka Bosaso ka socota.
Madaxweynaha Dawlada Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali ‘’Gaas’’ ayaa Xariga ka jaray Warshad loogu talagalay inay Shiido Dhagaxa lagu dhisayo Garoonka,taasi oo qayb ka ah hawlaha muhiimka ah ee ka socda Garoonka Bosaso.
Hadaba Hoos Ka Daawo Qaabkii ay u dhacday Munaasabada xariga looga jaray Warshada;-
][/youtube]




