Governor Of Mudug Tigay fired
Posted: Tue Apr 07, 2015 11:48 am
DEGDEG: Madaxweynaha Dowladda Puntland oo xilkii ka qaaday Guddoomiyihii gobolka Mudug Maxamed Tiigey
Posted on April 7, 2015
RBC, Wararka
Guddoomiyihii gobolka Mudug Maxamed Tiigey ee xilka laga qaaday

Gaalkacyo(RBC Radio) Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali qoraal kasoo baxay maanta Xafiiskiisa ayaa xilka looga qaaday Guddoomiyihii gobolka Mudug Maxamed Yuusuf Tiigey.
Qoraalka oo ay heshay Raxanreeb Online ayaa tixraaciisu ahaa Tix Lr 35,7 April 2015 ayaa loogu magacaabay Guddoomiyaha cusub ee gobolka Mudug Cabdiqaadir Shire Faarax Ereg.
Waxaana lagu sheegay qoraalka in magacaabista Guddoomiyaha cusub loo tixgeliyey aqoontiisa iyo soo jeedin ka timid Wasiirka Arrimaha Gudaha ee dowladda Puntland Karaash.
Guddoomiyaha cusub ee gobolka Mudug Cabdiqaadir Shire Faarax Ereg waa nin qurbo joog ah muddo badana kunoolaa dalka Maraykanka .
Guddoomiyihii hore ee gobolka Mudug Maxamed Yuusuf Tiigey ayaa xilka,waxaa u magacaabay Madaxweynihii hore ee dowladda Puntland Dr Cabdirixmaan Faroole sanadkoo 2011.
Faahfaahinta kala soco Raxanreeb Online
_______________
RBC Radio
Gaalkacyo
--------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------
SOMALIA: BREAKING: Puntland President fires Mudug Governor Tigey, appoints a new one
Posted on April 7, 2015
Somali News
RBC — Puntland President Abdiweli Mohamed Ali Gaas has singed a decree, removing Mudug governor Mohamed Yusuf Tigey from office, sources inside Villa Puntland confirms for Raxanreeb Online.
The decree which is expected to be published anytime soon fires Mohamed Yusuf Tigey and appoints a new governor for the region just hours after twin blasts killed a female civilian and wounded a dozen as second deputy Mudug Governor Ahmed Musse survived the blasts which targeted his car.
Mohamed Yusuf Tigey has been serving the region’s governor office for a while and the decree comes amid the region is witnessing repeated assassination attempts, targeting mainly Puntland government officials.
The Degree has reportedly appointed Abdikani Shire Yussuf Ereg as the new governor of Mudug region.

What kind of fuckery is this? Mudane Tigay is the best thing that happened to Mudug, waxa lagu badalay mid Dayuusbaro ah 
Fuk is that stupid oday doing in the affairs of Mudug?
Halyey Faroole hired him at the perfect time and as you said he made Mudug a respectable place. I just hope this new fella does his job and Mudug stays peaceful.
Lets hope he tames the xools and their lackeys. :
Gaas replaced a bonafide son of Mudug with atoore reer Seattle ah?