Page 2 of 3

Re: XOG CULUS: Puntland ciidan ku qorsheeysan weerar ugula wareegta SSC

Posted: Wed Mar 08, 2017 8:26 pm
by PanSomaliNationalist
ogayoo sxb SL ma leedahay laascanood , malntii PL baxatii wa malntii dadka reer laascanood ma rabiin PL.
Ha dii taas ka dactoo SL manta ogayoo PL waa gabsanisaaa mar kalii.

Runtii wa taas
Maxa daciii ?

Masaajidka ciyaarta ka daaya bilaa calayk
Image

Re: XOG CULUS: Puntland ciidan ku qorsheeysan weerar ugula wareegta SSC

Posted: Wed Mar 08, 2017 11:23 pm
by FBISOMALIA

:lol: yeelkadeede waxaan u fahmay inaad ujeedid maalintii PL baxday.
Yaa waxaas kuugu sheekeeyey PL iskaga baxday LA.
Adeer meesha PL iskagamay bixine waa laga saaray.
Faan badanaa PL baa iskaga baxday kulahaa, horta ma caruur baad u sheekaynaysaa.
General Musa harsii AUN Bill ka hoor oo ciidankaa diray dincaa xamar , markaas intaaa haray Difacaaadii LA .

Malintaa LA qabsaniii wa markii PL ciidankaa oo dhaaan dagaalka oo jiriiin mahaa sidii ka dactii 2007.

Maaanta SL ka rabtaa an CAYN xoog kabstoo .

ogahay CAYN oo dhan dagaalka oo diyaar , Mantaa PL dolkaa iyo dadkaa wa difaciis .

tiii ka dactii bari sanaag la mid ah CAYN wii muuqata .

So be careful for what you wish for .

JAW, dee adeer waxaagu waa riwaayad kadaa golaha ciyaarta.
Af Islam ama mid gaal la kaalay!
Riwaayaad ?, that a fact .

Re: XOG CULUS: Puntland ciidan ku qorsheeysan weerar ugula wareegta SSC

Posted: Wed Mar 08, 2017 11:24 pm
by FBISOMALIA
ogayoo sxb SL ma leedahay laascanood , malntii PL baxatii wa malntii dadka reer laascanood ma rabiin PL.
Ha dii taas ka dactoo SL manta ogayoo PL waa gabsanisaaa mar kalii.

Runtii wa taas
Maxa daciii ?

Masaajidka ciyaarta ka daaya bilaa calayk
Now who bring masaajidka ?

Re: XOG CULUS: Puntland ciidan ku qorsheeysan weerar ugula wareegta SSC

Posted: Thu Mar 09, 2017 12:53 am
by balwarama
Khaliifow Ina Adeer eegga maxaad soo qortay. Qoodhaa iyo xeradaa iyo Xiniintaa, waxani aad soo qortay ma Soomaalibaa. Dadkiinan Koonfureed Afsoomaaliga kufsiga ka daaya, inta dowladi ka imanayso ee bal naxwaha la idiin dhigayo.

Re: XOG CULUS: Puntland ciidan ku qorsheeysan weerar ugula wareegta SSC

Posted: Thu Mar 09, 2017 1:19 am
by Dhulbahantking
:dj:
Puntland was chased out by a militia with no Local support, now it will face the whole Dhulbahante nation. Try us.
Somali land shall face the same fate. If the dhulo militia don't want Somali land the samosa land wI'll leave so let punt land and samisaland fight and whoever wins we join

Re: XOG CULUS: Puntland ciidan ku qorsheeysan weerar ugula wareegta SSC

Posted: Thu Mar 09, 2017 2:46 am
by Khalid Ali
hahaha kan afsomaligu iyo af frengigu wa isugu mid lol

Re: XOG CULUS: Puntland ciidan ku qorsheeysan weerar ugula wareegta SSC

Posted: Thu Mar 09, 2017 2:55 am
by LeJusticier
ogayoo sxb SL ma leedahay laascanood , malntii PL baxatii wa malntii dadka reer laascanood ma rabiin PL.
Ha dii taas ka dactoo SL manta ogayoo PL waa gabsanisaaa mar kalii.

Runtii wa taas
Maxa daciii ?

Masaajidka ciyaarta ka daaya bilaa calayk
Now who bring masaajidka ?
adeer FB, masaajidka cayaarta ka daa

Re: XOG CULUS: Puntland ciidan ku qorsheeysan weerar ugula wareegta SSC

Posted: Thu Mar 09, 2017 2:56 am
by LeJusticier
Khaliifow Ina Adeer eegga maxaad soo qortay. Qoodhaa iyo xeradaa iyo Xiniintaa, waxani aad soo qortay ma Soomaalibaa. Dadkiinan Koonfureed Afsoomaaliga kufsiga ka daaya, inta dowladi ka imanayso ee bal naxwaha la idiin dhigayo.
FB, waa ciyaal Casiir, abu-Musalsal, abu-mukayf.....

Re: XOG CULUS: Puntland ciidan ku qorsheeysan weerar ugula wareegta SSC

Posted: Thu Mar 09, 2017 3:21 am
by balwarama
war anigu Khaliif baaban layaabanaa, oon ku haystay waxan uu hordhaca uga dhigay qoraalkiisee, ninkalaabase ka daray! Maxaa dacii kuye

Re: XOG CULUS: Puntland ciidan ku qorsheeysan weerar ugula wareegta SSC

Posted: Thu Mar 09, 2017 3:27 am
by FBISOMALIA
Masaajidka ciyaarta ka daaya bilaa calayk
Now who bring masaajidka ?
adeer FB, masaajidka cayaarta ka daa
Hadaa gartiii loool .

Re: XOG CULUS: Puntland ciidan ku qorsheeysan weerar ugula wareegta SSC

Posted: Thu Mar 09, 2017 3:31 am
by FBISOMALIA
Khaliifow Ina Adeer eegga maxaad soo qortay. Qoodhaa iyo xeradaa iyo Xiniintaa, waxani aad soo qortay ma Soomaalibaa. Dadkiinan Koonfureed Afsoomaaliga kufsiga ka daaya, inta dowladi ka imanayso ee bal naxwaha la idiin dhigayo.
FB, waa ciyaal Casiir, abu-Musalsal, abu-mukayf.....
I live in china sxb :lol: :lol:

Re: XOG CULUS: Puntland ciidan ku qorsheeysan weerar ugula wareegta SSC

Posted: Thu Mar 09, 2017 6:09 am
by LeJusticier
war anigu Khaliif baaban layaabanaa, oon ku haystay waxan uu hordhaca uga dhigay qoraalkiisee, ninkalaabase ka daray! Maxaa dacii kuye
Maanta xigmad baan kaa faa'iday. Thread kale ayaad ku qortay "af aanad aqoon i****** waa lagaa maqali"

Re: XOG CULUS: Puntland ciidan ku qorsheeysan weerar ugula wareegta SSC

Posted: Thu Mar 09, 2017 6:15 am
by LeJusticier

Now who bring masaajidka ?
adeer FB, masaajidka cayaarta ka daa
Hadaa gartiii loool .
Hadaad kasii dartay :lol: :lol:

Re: XOG CULUS: Puntland ciidan ku qorsheeysan weerar ugula wareegta SSC

Posted: Thu Mar 09, 2017 6:32 am
by bumps

:lol: yeelkadeede waxaan u fahmay inaad ujeedid maalintii PL baxday.
Yaa waxaas kuugu sheekeeyey PL iskaga baxday LA.
Adeer meesha PL iskagamay bixine waa laga saaray.
Faan badanaa PL baa iskaga baxday kulahaa, horta ma caruur baad u sheekaynaysaa.
General Musa harsii AUN Bill ka hoor oo ciidankaa diray dincaa xamar , markaas intaaa haray Difacaaadii LA .

Malintaa LA qabsaniii wa markii PL ciidankaa oo dhaaan dagaalka oo jiriiin mahaa sidii ka dactii 2007.

Maaanta SL ka rabtaa an CAYN xoog kabstoo .

ogahay CAYN oo dhan dagaalka oo diyaar , Mantaa PL dolkaa iyo dadkaa wa difaciis .

tiii ka dactii bari sanaag la mid ah CAYN wii muuqata .

So be careful for what you wish for .

JAW, dee adeer waxaagu waa riwaayad kadaa golaha ciyaarta.
Af Islam ama mid gaal la kaalay!
:lol:

waa lahjad cusub. waxa kaliya ku hadla fbisomali :lol:

Re: XOG CULUS: Puntland ciidan ku qorsheeysan weerar ugula wareegta SSC

Posted: Thu Mar 09, 2017 6:44 am
by Dhulbahantking
hahaha kan afsomaligu iyo af frengigu wa isugu mid lol
Historically Hargrysa burco and berbera were dhulo cities we lost hargeysa and verbena but burro us still ours