Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Magacyada ku jira abtirisiga MAJEERTEEN !!!

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
xidigakurtunle
Posts: 14
Joined: Wed Feb 08, 2017 3:23 am

Magacyada ku jira abtirisiga MAJEERTEEN !!!

Postby xidigakurtunle » Wed Oct 25, 2017 8:58 am

MAXAMED HARTI ( MAAJEERTEEN) Ayaa Wuxu Dhalay 5 Oo Kala Ah 1 Aawe 2 Waabeeneye 3 Tabaale 4 Udaan 5 Warwaaqsaame ?

AAWE MAXAMED(MAAJEERTEEN Wuxu Dhalay 4 oo Kala Ah 1Cumar 2 Ismaciil 3 Janbalaq 4 Xaashi?

CUMAAR AAWE Wuxu dhalay 3 oo Kala Ah 1Aamaale Noolaays Nuux( Reer Nuux)

NOOLAAYS CUMAR Wuxu Dhalay 5 Oo Kala Ah 1 Maxamed 2 Muuse(Idigfacle) 3 Cabdaala(Danwayne) 4Cabdi Kariin(Tiiftiif) 5 Yuusuf?

MAXAMED NOOLAAYS Wuxu Dhalay 1 Xiijiijle Wana Madi Wana Lo Baqay Marka

XIJIIJLE MAXAMED NOOLAAYS Wuxu Dhalay 9 Oo Kala Ah 1 Talareer 2 Gumasor 3 Reerwaaraag 4Cali 5 Nuurkiqaabe 6 Filkacaag 7 Amartiwaaq 8 Yuusuf 9 Duudmariye?

TAKAREER XIJIIJLE MAXAMED Wuxu Dhalay 3 Oo Kaka Ah Maxamed(Wadaalmuuge) 2 Xasan 3Xuseen(Siwaakhroon)

XASAN TAKARER XIJIIJLE Wuxu Dhalay 2 oo Kala Ah 1Guudoon waaq 2 Tooljecle

TOOLJECLE XASAN TALAREER Wuxu dhalay 3 oo Kala Ah Umaadnebi 2 Cumar(Reer cumar) 3 Cali?

UMADNEBI TOOLJECLE XASAN Wuxu Dhalay 1 Jibrahiil Waxana Marki Labaad Oo Libaqay Maajeerteen Wana Madi Laba jeer Ayuu Madi Noqday Maajeerteen Waa Marku Aha XIJIIJLE MAXAMED NOOLASYS

JIBRAHIIL UMAADNEBI Wuxu Dhalay 5 oo kala ah 1 Cali 2 Nuux 3 Ibrahim 4 Saalax 5 Ismaciil

IBRAHIM JIBRAHIIL UMAADA NEBI Wuxu dhalay 7 oo kala ah 1 Cali(Rerbicidyahaan 2 Cabdiraxiin 3 Maxamud(Reer maxamud) 4 Ismaciil 5 Maxamed 6 Adaan 7 Cabdaala?

MAXAMED IBRAHIM JIBRAHIIL Wuxu dhalay 2 Oo Kala Ah 1 Saleban 2 Adaan?

SAALEEBAAN MAXAMED IBRAAHIM Wuxu Dhalay 5 oo kale ah 1cali 2 muuse(Ugarsaleban)3 Maxamud 4 ismaciil 5 Cabdiraaxiim
MAXAMUUD SAALEEBAN Wuxu dhalay 5 oo kala Ah 1 Ciise 2 Cumar 3 Cusmaan.

Suaashaydu waa magacyadaas oo dhan ma qabiilo hada jiraa mise waa ilmaha uu dhalay oday walba qabiil ha noqdo ama yuusan noqon?

sida
Tabaale
Udaan
Warwaaqsaame
Janbalaq
Xaashi
Ismaciil
Cabdi Kariin(Tiiftiif)
Yuusuf
Nuurkiqaabe
Duudmariye
Tooljecle
iyo kuwa kale

xidigakurtunle
Posts: 14
Joined: Wed Feb 08, 2017 3:23 am

Re: Magacyada ku jira abtirisiga MAJEERTEEN !!!

Postby xidigakurtunle » Wed Oct 25, 2017 9:18 am

Mise waa qabiilo waa hore jiray oo hada baa ba ay

waxaa ila fiican in la tir tiro magacyada aan hada jirin oo la reebo kaliya qabiilada jira hadii kale waa lagu gabanyaa magacyadaas oo dad baa iska sheeganaya nasabka majeerteen

AhmedTiger
Posts: 2
Joined: Sun Jan 13, 2019 5:21 am

Re: Magacyada ku jira abtirisiga MAJEERTEEN !!!

Postby AhmedTiger » Sun Jan 13, 2019 5:38 am

Asc dhamaan Bulsha weybta Page kaan iska leh .
salaan kadib Waxaan rabaa inaan halkaan ka sheego in TABALE uu jiro waliba uu Dal iyo Dibad ba uu ku nool yahay Lakin waa wada shiikhakh baraha bulshadana saas uguma badna anigana waxaan aha qof iyaga ka mid ah marka Asxabta waxaan u sheegayaa iney saas ula socdaan waliba ma ahan dad yar waxayna dagaan Bari Qasatan waxay ku badan yihiin Qandala gaar ahaana waxay u leeyihiin Meel Yoos la yirahdo oo Bari ku taala wixii faahbfaahin ah oo aad u bahatana waad isoo weydiin kartaan my gmail account axmedabuukar2018@gmail.com.
Mahadsanidiin

maygaag60
Posts: 33
Joined: Mon Jan 01, 2018 4:33 pm

Re: Magacyada ku jira abtirisiga MAJEERTEEN !!!

Postby maygaag60 » Tue Jan 15, 2019 2:58 am

Asc dhamaan Bulsha weybta Page kaan iska leh .
salaan kadib Waxaan rabaa inaan halkaan ka sheego in TABALE uu jiro waliba uu Dal iyo Dibad ba uu ku nool yahay Lakin waa wada shiikhakh baraha bulshadana saas uguma badna anigana waxaan aha qof iyaga ka mid ah marka Asxabta waxaan u sheegayaa iney saas ula socdaan waliba ma ahan dad yar waxayna dagaan Bari Qasatan waxay ku badan yihiin Qandala gaar ahaana waxay u leeyihiin Meel Yoos la yirahdo oo Bari ku taala wixii faahbfaahin ah oo aad u bahatana waad isoo weydiin kartaan my gmail account axmedabuukar2018@gmail.com.
Mahadsanidiin
Wcs mudane, aad baad kaaga mahadcelinayaa sida sharafta leh ee aad uga warbixisay beesha Tabale. Waana dad lagu xisaabtamo oo waa tuu Khaliif sh Maxamuud yiri:

Derdertii Wabeeneeye iyo, Idigfaclaa doojey
Daraawiish Cabdirixiin ah baan, duurka ku ogaaye
Tabaliyo dawaantiis mar bay, daafta soo marine

AhmedTiger
Posts: 2
Joined: Sun Jan 13, 2019 5:21 am

Re: Magacyada ku jira abtirisiga MAJEERTEEN !!!

Postby AhmedTiger » Sat Jan 26, 2019 9:55 am

Mahadsanidiin wllyal sida sharafta leh ee aad igu soo jawaab celiseen Mahadsanidiin

AhmedTiger
Posts: 2
Joined: Sun Jan 13, 2019 5:21 am

Re: Magacyada ku jira abtirisiga MAJEERTEEN !!!

Postby AhmedTiger » Sat Jan 26, 2019 10:50 am

Fadlan idinkoo raali ah ma ku soo dari kartaan Liiska Magacyada ku jira Abtiriska Majeerten sanadkii hore waad ka reebteen marka madama aan soo jawabay waxan codsanaya in liiska dib la igu soo celiyo 2018 waaad ka reeb teen ayaan filayaa Tabale marka liiska dib haloogu soo cesho Mahadsanidiin
Qore Ahmed Tiger

User avatar
IRONm@N
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5120
Joined: Tue May 01, 2001 7:00 pm
Location: Jannatul-Fardowsa
Contact:

Re: Magacyada ku jira abtirisiga MAJEERTEEN !!!

Postby IRONm@N » Tue Mar 24, 2020 12:20 am

Mise waa qabiilo waa hore jiray oo hada baa ba ay

waxaa ila fiican in la tir tiro magacyada aan hada jirin oo la reebo kaliya qabiilada jira hadii kale waa lagu gabanyaa magacyadaas oo dad baa iska sheeganaya nasabka majeerteen
Magacyadaa waxeey Asal ku leeyihiin Oromo

PrinceNugaalHawd
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3237
Joined: Sun Apr 07, 2013 5:26 pm
Location: Khaatumo / Jubbaland

Re: Magacyada ku jira abtirisiga MAJEERTEEN !!!

Postby PrinceNugaalHawd » Sun Mar 29, 2020 12:34 pm

D/P
Last edited by PrinceNugaalHawd on Sun Mar 29, 2020 12:38 pm, edited 1 time in total.

PrinceNugaalHawd
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3237
Joined: Sun Apr 07, 2013 5:26 pm
Location: Khaatumo / Jubbaland

Re: Magacyada ku jira abtirisiga MAJEERTEEN !!!

Postby PrinceNugaalHawd » Sun Mar 29, 2020 12:38 pm

Ironman

Some are Arab as you can see, and some old Somali, the Somali language & Oromo language are the same family of languages.

xidigakurtunle

I have met a Reer Waa raag guy & a Gumasoor girl.

wadanni
Posts: 5
Joined: Tue Aug 20, 2019 5:04 am

Re: Magacyada ku jira abtirisiga MAJEERTEEN !!!

Postby wadanni » Wed Apr 08, 2020 4:27 am

Tabaale
Udaan
Warwaaqsaame
Janbalaq
Xaashi
Ismaciil
Cabdi Kariin(Tiiftiif)
Yuusuf
Nuurkiqaabe
Duudmariye
Tooljecle
iyo kuwa kale


magacyadaas aad soo tirisay qaar baa jira qaarna waa fake

Tabale waa reer bari
Cabdi Kariin(Tiiftiif) waa reer bari waxay la dagaan dashiishe
nuurkiiqabe waa reer mudug

inta kale waa fake saaxiib

wadanni
Posts: 5
Joined: Tue Aug 20, 2019 5:04 am

Re: Magacyada ku jira abtirisiga MAJEERTEEN !!!

Postby wadanni » Wed Apr 08, 2020 4:27 am

.

User avatar
DalJecel60
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1767
Joined: Sun Nov 27, 2016 3:19 pm

Re: Magacyada ku jira abtirisiga MAJEERTEEN !!!

Postby DalJecel60 » Wed Apr 08, 2020 6:38 am

Tabaale
Udaan
Warwaaqsaame
Janbalaq
Xaashi
Ismaciil
Cabdi Kariin(Tiiftiif)
Yuusuf
Nuurkiqaabe
Duudmariye
Tooljecle
iyo kuwa kale


magacyadaas aad soo tirisay qaar baa jira qaarna waa fake

Tabale waa reer bari
Cabdi Kariin(Tiiftiif) waa reer bari waxay la dagaan dashiishe
nuurkiiqabe waa reer mudug

inta kale waa fake saaxiib
War waxaad ka warheysid ma jidhee
Warwaaqsame waa jiraa


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 5 guests