Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Gobolka Doollo

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
DalJecel60
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1767
Joined: Sun Nov 27, 2016 3:19 pm

Gobolka Doollo

Postby DalJecel60 » Sun Oct 07, 2018 9:45 am

Degmooyinka Bookh Waxaa si Wadajir ah uu daga beelooyinka Dhulbahante iyo Majeerteen weliba Bahrarsame Ugaadhyahan iyo Reer Faarax Shirwac iyo Reer Maxamuud.

Haasa Yeeshee waxaa degmada ugu badan waa Majeerteen dhinaca bari iyo koonfuureed iyo Dhulbahante dhinaca galbeed.

Degmooyinka Galaadi waxaa si Wadajir ah uu daga Beelooyinka Majeerteen iyo Mareexaan
Reer Bicidyahan dhinaca Waqooyi Bari iyo Galbeed
Wagardhac Dhinaca Koonfuur .

Degmooyinka Daanood waxaa si Wadajir ah uu daga Beelooyinka Ogaden ,Isaaq iyo Dhulbahante.
Sida loo kala dago na waa Ogadeen oo dhinaca Koonfuureed ugu badan iyo Isaaq dhinaca Galbeed iyo Waqooyi iyo Dhulbahante dhinaca Bari.

Degmooyinka Wardheer waxaa si Wadajir ah uu daga Beelooyinka Ogadeen weliba Makahil iyo Majeerteen weliba Reer Bicidyahan iyo Reer Farax Shirwac.
Mareexaan tiro badana waa uu daga Degmooyinka Wardheer.

Edit. didnt mean to put this in the PL section

maygaag60
Posts: 33
Joined: Mon Jan 01, 2018 4:33 pm

Re: Gobolka Doollo

Postby maygaag60 » Sun Oct 07, 2018 4:52 pm

Degmada Bookh Ugaaryahan kuma ogaynee Bahararsame iyo Qayaad baan ku ogaa. Majeerteenka jifi Cumar Maxamuud ah oon laga helayn waa yar tahay haddayba jidho. Reer Aadan Cigale tuulooyin badanoo la yaqaan bay ku leeyihiin tusaale ahaan, Maxamed Cumarna waa degaan.

User avatar
DalJecel60
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1767
Joined: Sun Nov 27, 2016 3:19 pm

Re: Gobolka Doollo

Postby DalJecel60 » Sun Oct 07, 2018 4:57 pm

Degmada Bookh Ugaaryahan kuma ogaynee Bahararsame iyo Qayaad baan ku ogaa. Majeerteenka jifi Cumar Maxamuud ah oon laga helayn waa yar tahay haddayba jidho. Reer Aadan Cigale tuulooyin badanoo la yaqaan bay ku leeyihiin tusaale ahaan, Maxamed Cumarna waa degaan.
Degmada Bookh waa Dhul Reer Khalaf iyo Reer Maxamuud
Degmooyinka Hoos Yimada Bookh Jifi jastoo Cumar Maxamuud wey dagaan.

Ugaadhyahan iyo Qayaad miyaan isku Qalday?

maygaag60
Posts: 33
Joined: Mon Jan 01, 2018 4:33 pm

Re: Gobolka Doollo

Postby maygaag60 » Sun Oct 07, 2018 5:05 pm

Degmada Bookh Ugaaryahan kuma ogaynee Bahararsame iyo Qayaad baan ku ogaa. Majeerteenka jifi Cumar Maxamuud ah oon laga helayn waa yar tahay haddayba jidho. Reer Aadan Cigale tuulooyin badanoo la yaqaan bay ku leeyihiin tusaale ahaan, Maxamed Cumarna waa degaan.
Degmada Bookh waa Dhul Reer Khalaf iyo Reer Maxamuud
Degmooyinka Hoos Yimada Bookh Jifi jastoo Cumar Maxamuud wey dagaan.

Ugaadhyahan iyo Qayaad miyaan isku Qalday?
Degmada Bookh waxaa u magaalo madax ah Bookh, waxaana dega Reer Khalaf oo u badan. Laakin degmada marka la yiraahdo waxaa soo galaya intaasoo deegaano oo Cumar Maxamuudka kale degaan, marka hal iyo laba jifi laguma koobi karo.

Haahey. Ugaaryahan waxaad ka raadisaa Tukaraq iyo waxii waqooyi ka xiga. Qoriley ilaa Saaxdheer iyo degmooyinka ku xeeran waa Bahararsame. Docomo iyo degmooyinka ka ag dhaw waa Qayaad.


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 2 guests