these people TUNA eaters reprecent them self as Nomadic people but in reality puntland have no livestock and use to enjoy Galmudugs camels and ari cad but somehow that is coming to an end and now they eat TUNA Only even in the tip of Notheren Mudug
Wararka Ka Imaanaya Degmada Jarriiban Ee Bariga Gobolka Mudug Ayaa Sheegaya In Muddo Labo Toddobaad Ah Aan Wax Hilib Xoolaad Ah Laga Cunin Degmadaasi.
Labadii Maalmood Ee dambeysay Suuqa Xoolaha Ee Jarriiban Ayaa Haawanayey Ka Dib Markii Gebi Ahaanba La Waayey Xoolihii Suuqa La Keeni Jiray.
Dadka Ku Dhaqan Degmada Jarriiban Ee Gobolka Mudug Ayaa hadda Waxaa Hilib U Ah Kheyraadka laga Keeno Dhinaca Badda Sida Kalluunka Sida Uu Sheegayo Wariyaha Codka Gobollada Dhexe Ee Jarriiban Abdi Kheyr Mohamed Jama.
https://www.goboladaradio.net/dhageyso- ... jarriiban/





