Dakada Garacad ama Islaan Bashiir Islaan Cabdille Islaan Faarax Seaport .
Beelaha Cumar Maxamuud/Bicidyahan iyo Dirta Mudug baa keligooda intaas oo Malaayin usoo abaabushey sidey dakada Garacad u dhisi lahayeen.
Dakada Garacad oo Degaan Ahan uga Tirsan Dhulka Loo Yaqaano Caduun Xad Ahaana ugu dhow Xadka PL/GM ee Dinowda.
Degmo oo kale u dhow waa Balibusle,Godod,Seemade,Jariiban,Dinowda.
PL waxey Lahandoonta BithnilahilKareem by 2025
3 Dakado oo Heer Caalami ah (Bosaso/Garacad/Laasqoray)
4 Airport oo Heer Caalami ah (Bosaso/Badhan/Garowe/Gaalkacyo)
3 Jaamacado oo Heer Caalami ah (Maakhir University,Nugaal University (LA),East Africa University(GW)
HORMARKUU WAA LAMAHURAAN