Page 1 of 1

Xaalada Puntland

Posted: Thu Nov 28, 2019 5:03 am
by DalJecel60
Waxaa laga dareemaya dhamaan geyiga Puntland, Nabad iyo Xasiloon, ka dib todobaadyo xooga xiisado taagnaayeen.

Puntland waa maamul soo jiireen ah oo ay ku noolyihiin Soomaali gabi ahaantoodba

Puntland dhawr jeer ayey gashayn umuuro khalkhal gelin kadha amnigeed laakin uu eebehen barbar madhshey.

Alxm Puntland waa Hagaagtey

Re: Xaalada Puntland

Posted: Thu Nov 28, 2019 5:18 am
by barbarossa
Ku dayo Puntland ku dayo...

Re: Xaalada Puntland

Posted: Thu Nov 28, 2019 10:25 am
by gobdoon
Nabad ba naas la nuugo leh , tusaale somali oo dhan iskaashi , horumar iyo nabad si lo helo somaliya cafimaad qabta nabad kuwaarta wax kasta oo u dhexeyana dhexdooda ku xaliya oo shisheeye ka kaftooma

Re: Xaalada Puntland

Posted: Thu Nov 28, 2019 11:39 am
by DalJecel60
Nabad ba naas la nuugo leh , tusaale somali oo dhan iskaashi , horumar iyo nabad si lo helo somaliya cafimaad qabta nabad kuwaarta wax kasta oo u dhexeyana dhexdooda ku xaliya oo shisheeye ka kaftooma
Inkastoo Gabay Aan Gabagabeyey Tirintiisiye

Misana Goobdoon uu Gar Uu Leeyahaye

Gacal iyo Xigaladana Ey Wada Guuxayaan

Waa Geesi leh Garasho Dheeradee