Enemy
false flag operations, have u heard how some of the idiots in Canada broadcasted the hawiye spokesman (hasan diriye) apparently cursing Mj while another mj in disguise pretended to be him? this latest false flag & Been Abuur by the MJ's is being shown on several websites
http://wadanka.com/index.php?name=News& ... e&sid=1487Idaacad ku taalla magaalada Toronto ee wadanka kanada oo ay daadihiyaan dhallin-yaro ay qaraabo dhow yihiin Col. Cabdulahi Yusuf ayaa Axadii bisha April ahayd kow, waxay si ula-kac iyo xishood darri ah uga been-abuurteen af-hayeenka beelaha Hawiye Caaqil Xaaji Axmed Diiriye, kadib markii idaacadda ka soo daayeen wareysi ay ka qaadeen nin aan lagaraneyn oo ay sheegteen inuu yahay Caaqil Xaaji Axmed Diiriye.
Wariyaha wadanka.com ee jooga Magaalada Muqdisho oo weydiiyey xaajiga bal haddii uu jiro wareysi uu siiyey idaacad ku taala Toronto, kadib markii wariyuhu si fool-ka-fool ah ula kulmay xaajiga ayaa wuxuu sheegay xaajigu in aaney jirin haba yaraate wax wareysi ah oo uu siiyey idaacad canada ka jirta. Arintan ayaa muujineysa sida indha-la-aanta iyo kasmo yarida ah oo ey ku shaqeeyaan, beryahaana la soo baxeen taageerayaasha Cabdulahi Yusuf oo u muuqda in ay aad uga taalo.
Cabdulahi Yusuf oo todobaadkii tagey sheegay in uu Hawiye kula dagaalamayo Muqdisho, isagoo isku haleynaya xoogga tikreega oo qudhoodii la burburiyey hubkiina ay ka furteen xoogagga xoreynta dalku, ayaad mooddaa in xitaa taageerayaashiisa dibedda joogaa waalli ku sugan yihiin heer ay gaaraan in ay ku been abuurtaan dadka.
---------------------------------------
There not so effective afterall, when it comes to the propaganda game, this reminds me of what hitler did to invade poland, capturing innocent people and handing bombs to them as a excuss.