Page 2 of 2
Re: Al shabaab
Posted: Sat Apr 04, 2009 5:56 pm
by Ina Baxar
Somali-Star wrote:fock all the treacherous scums, i.e. the rulers, scholars of batil, defeatists, moderates, sufis, rafidites, secularists.... for by allah they're to blame for the jahiliyyah and barbarism the ummah find itself in...
Notebook....waana cagdheer

Hadda waxa maqan ninkii cabsiye la odhan jiray iyo muslim man..berito na waxaa soo geli doona odaygii kolombo

Re: Al shabaab
Posted: Sat Apr 04, 2009 5:59 pm
by Voltage
Al Shabaab iyo Kismaayo intaad ka walwalaysid, maad ka walwashid Udub iyo Kulmiye ee duufaanta kusoo socoto waqooyi
Re: Al shabaab
Posted: Sat Apr 04, 2009 6:00 pm
by Ina Baxar
Naw!! adigu notebook baad ahaan jirtay e,hadda blackberry baad u dalacday baan u maleeya.
Iska eeg voltage,laga ma yeedhin halkan e
Re: Al shabaab
Posted: Sat Apr 04, 2009 6:08 pm
by Looyaan_Junior
Ina Baxar wrote:War looyaanow,horta wixii carabka iga soo mara iyo waxaan niyada ku hayo, mar-mar bay kala duwantahay.
Casaanka u saar baan is leeyahay e , nacayb ha iga moodin.
Taan kugu haysto waxa weeye,nin walba o tolka ah inaad tageerto waa qalad.
Matalan ninka Zeylaci la yidha , waa nin aynu isku reero nahay,haddan la kulmo se waan dilaya insha Allah.
Jabuti intaaso dad e dowlada kaga jira baynu leenahay reer ahaan, laakin ninka gadabursi e SL jooga ayaa iga xiga.
Haddey qabyaaladaadu xagga wanaaga aynu u socon, inaad iska reebto ayaa lagu qaatay.
Adigaa qodqodka bilaabay iyo qabyaaldaba,
Laakiin anigu fikirkayga hadii aan ka hadlo meelo kale ha igu riixin.
Anigu Ogaden baan ha imid ONLF ayaanan taageeraa nimanka Al Shabaab ahna marbuuba dagaal na dhex maray laakiin sidaas oo ay tahay hadana xaqa marka aan ka hadalno waa niman dhib iyo dheefba leh kolba meesha aad ka eegto ayey ku xirantahay.
Re: Al shabaab
Posted: Sat Apr 04, 2009 6:09 pm
by Somaliman50
ina baxar

ciidanka ku biiri

Re: Al shabaab
Posted: Sat Apr 04, 2009 6:16 pm
by Ina Baxar
looyaan
Adigaa qodqodka bilaabay iyo qabyaaldaba,
waa runta xaal qado.
Al shabaab wax alle iyo waxaan u qirto aya iska yar.
SNM,matalan gormey wax noqotay--> Waxay SNM-tu tarikhda gashay, markey SL dhalatay.
Waxaan uga jeeda halka,waxaad
taarikhda galaysa markaad wax dhisto, ama dadkagu ku daba taagan yahay{ONLF}.
Al shabaab - ku xabashi tagtay e ,waxaney laynayaan wa' ayo? wax na dhisi maayan, dad -kina gam'ta ayay ka saareen.
Re: Al shabaab
Posted: Sat Apr 04, 2009 6:20 pm
by Ina Baxar
abakar20 wrote:ina baxar

ciidanka ku biiri

I want Somalia to become peaceful and prosperous..knowing that we will have to build it TOGETHER,wax cirka inooga soo dhacaya ma jiraan.
Al shabaab -ku santa claus bay list u dirteen, oo xaggaasey weli ka war sugayan

Re: Al shabaab
Posted: Sat Apr 04, 2009 6:23 pm
by Ina Baxar
Idoorka 18 yrs laga dhaadhacshay waddan gooni ah baad noqonaysa, baad leedihin --> so noqda!
Okay but you know what, not until we Al Shabaab have taken the whole of Somalia under our control and ceased back Ogadenia.
wtf??
Markaasey ku odhanayaan sheikh Al hebel iyo sheikh bin hebel baa sidaa ina yidhi.
Walle? oo aniga oo ina baxar ah oo nin walaalkin ah ,miyaad i waraysateen inaan idin ogalahay?
Re: Al shabaab
Posted: Sat Apr 04, 2009 6:24 pm
by Somaliman50
Ina Baxar wrote:abakar20 wrote:ina baxar

ciidanka ku biiri

I want Somalia to become peaceful and prosperous..knowing that we will have to build it TOGETHER,wax cirka inooga soo dhacaya ma jiraan.
Al shabaab -ku santa claus bay list u dirteen, oo xaggaasey weli ka war sugayan

horta alshabaab danahooda waa iney xaqiijiyaan marki horeba. ma waxay rabaan iney mareykan iyo jabaan kusoo duulaan oo ey salkudhig ey ka dhigtaan dalalkooda mise maslaxada soomaliyeed ayaa dantu ugu jirta, taasi jawaab ayaa loogu sugaya
Re: Al shabaab
Posted: Sat Apr 04, 2009 6:24 pm
by Keyse_0208
Ina Baxar wrote:l
waa runta xaal qado.
ina baxarow, xaalkan aad maalin kasta bixineysid beesha uma fiicnee, maad jabartiga, attack ka daysid, ama decisive attack ku qaadid, if u know what im saying..
Re: Al shabaab
Posted: Sat Apr 04, 2009 6:26 pm
by Ina Baxar
Re: Al shabaab
Posted: Sat Apr 04, 2009 6:26 pm
by ModerateMuslim
ina baxar = being already mentally defeated and payed for (he's embarrassed by the deen; it's like burden to him)....
the (jew/kafir) wannabe sheep is a lost cause - no hope for it.

Re: Al shabaab
Posted: Sat Apr 04, 2009 6:29 pm
by peace-
Looyaan_Junior wrote:peace- wrote:organised religion is nothing but a tool to exploit, manipulate and to control the ignorant masses

Didn't knew we had ethiest in out midst
duf ku bax
War waxaanu nahay waxba kaama galinee adiga iyo carabta nagaha ah iyo fadarah al shabaab iyo nintiina taagertaba wadanka noo dhaafa, kutubdiina iyo notebookiinana siiqaata
Re: Al shabaab
Posted: Sat Apr 04, 2009 7:51 pm
by Jamac_Yare
ina baxar waan ku layaba
you the male version of basra sometimes
Re: Al shabaab
Posted: Sat Apr 04, 2009 10:03 pm
by ciyaal_warta
ina baxar
walaal alshabab ilaahey umada haka qabto waa waalanyihiiin somali problem bay alqacida solutions iney ku xaliyaaan bey rabeeen....ilaahey hana qabto dadka diinta ka been abuurtay