Page 1 of 2
Al shabaab
Posted: Sat Apr 04, 2009 5:10 pm
by Ina Baxar
should be referred to as the peopleof the notebook
Yacni you have the people of the
Book [christian and jews]
the people of the
Truth[ muslims]
the people of the verb, the people of the sword..
The al shabaab are the people of the notebook
They don't seem toform their own opinion , they just come up with something as a reminder , or an instruction from some one else ,like you get a notebook for

Re: Al shabaab
Posted: Sat Apr 04, 2009 5:12 pm
by Ina Baxar
They are usually shy,not very talkative. I don't want to hurt their feelings,but how can we reach them,without being accused of working for the yahuuds?
Re: Al shabaab
Posted: Sat Apr 04, 2009 5:14 pm
by Looyaan_Junior
Ina dudaaye, markii horeba wax idi**r gadhwadeen ka yahay ma aamino....
On that basis whatever you say.......................
Re: Al shabaab
Posted: Sat Apr 04, 2009 5:16 pm
by Ina Baxar
De haddey sidaa tahay,gaajo, in la idin kaa taago isu diyaarsha,wax ummada badbaadinaya ha isaga kayaa dhigina, aqli xumaa

Ayaat quraan ah iyo gabay waxaan ahayn miyaad ku soo qortaan halkan cagdheerey?
Re: Al shabaab
Posted: Sat Apr 04, 2009 5:23 pm
by KeligiiJabhad
al-shabaab are the good rulers of somalia in the near future. though there may be some people who are against al-shabaab and how
they handle things, the majority of somalis are, however, starting to appreciate the noble works of al-shabaab gradually.
long live to al-shabaab...
Re: Al shabaab
Posted: Sat Apr 04, 2009 5:23 pm
by Ina Baxar
Notebook!

Re: Al shabaab
Posted: Sat Apr 04, 2009 5:24 pm
by peace-
organised religion is nothing but a tool to exploit, manipulate and to control the ignorant masses
Re: Al shabaab
Posted: Sat Apr 04, 2009 5:25 pm
by Looyaan_Junior
Aayad quraan = hadalkii ilaahay dadka abuuray
Gabay = Xigmad iyo indheergaradnimo
Bal maxaad sheegtaan idinka oo aan ka ahayn nabiga (scw) oo la caayo iyo anshax xumo idilkeed....
Re: Al shabaab
Posted: Sat Apr 04, 2009 5:26 pm
by Looyaan_Junior
peace- wrote:organised religion is nothing but a tool to exploit, manipulate and to control the ignorant masses

Didn't knew we had ethiest in out midst
duf ku bax
Re: Al shabaab
Posted: Sat Apr 04, 2009 5:28 pm
by Keyse_0208
dee nin shalay dumar iyo ciyaal lay'nayey oo ilaa maanta ku nool guryo iyo xoolo aanu lahay ayaa maanta afka cumaamad ku soo xidhay, ma kaasaad is leedahay janaduu ku geyn.
Re: Al shabaab
Posted: Sat Apr 04, 2009 5:34 pm
by Ina Baxar
Waryee cagdheerow , waxaad aniga i macnaysa intaad
indha garanimadaad sheegayso soo shaandheysow
waxa marna
1/ kuu geeyay amaanta nin dowlada KENYA u shaqo doontay..hadda somalia shaqo ku ma' laha
viewtopic.php?f=18&t=2052502/marna aad halkan ku difaacayso Turki iyo qudhun walbo Somalia dowlad walba ha noqoto, waxaan tii afweyne ahayn dagaal ku la jiray
3/marka saddexaad na ,nin keynta ku jira oo Ethiopia jooga sawirkisa aad avatar usoo gashatay?
Waa HYPOCRISY qabyaalad ku salaysan.
Qabyaalad haddaba SOMALI nabad ku dhista, ISAAQ ba kow u ah.
Weligiin waxaad burburisaan mooye,wax maydan dhisin,TURKI na faqash bu shalay aha, maantana waa faqash!!
CAGDHEER= cancer of Somals
Re: Al shabaab
Posted: Sat Apr 04, 2009 5:36 pm
by Ina Baxar
Keyse_0208 wrote:dee nin shalay dumar iyo ciyaal lay'nayey oo ilaa maanta ku nool guryo iyo xoolo aanu lahay ayaa maanta afka cumaamad ku soo xidhay, ma kaasaad is leedahay janaduu ku geyn.
War mayee beriyahan yemen bay ka soo kaxaystaan musheekh-dooda..ma xishoodan, kolba wax cusub bay ku keenayan

Anagu naagohooda oo aynu guursano mooye, weli wax yemen ka socda qori inoo qaad iyo "chaplain" aynu kaa dhigano maynaan odhan

Re: Al shabaab
Posted: Sat Apr 04, 2009 5:44 pm
by Looyaan_Junior
Dowlad baan ahay dee miyaad ka xumtahay ina gumeed....
Ahmed Hassan Issaack waa nin Ogaadeen ah waana garyaqaan caalami ah, Gudiga doorashada Kenya ayaana madax looga dhigay, Farah Moalin Afayeheenka Barlamaanka Kenya.
Somaliyana in Iidoorland ka weyn baanu ku leenahay
Dhegahbur waa meesha aan ku abtirsado ONLF ayaanan uga arooraaa.......
Bal dooda aan ka qabto iisheegeed inaan dadkayga taageero meel kasto oo ay joogaanba
Re: Al shabaab
Posted: Sat Apr 04, 2009 5:55 pm
by ModerateMuslim
fock all the treacherous scums, i.e. the rulers, scholars of batil, defeatists, moderates, sufis, rafidites, secularists.... for by allah they're to blame for the jahiliyyah and barbarism the ummah find itself in...
Re: Al shabaab
Posted: Sat Apr 04, 2009 5:55 pm
by Ina Baxar
War looyaanow,horta wixii carabka iga soo mara iyo waxaan niyada ku hayo, mar-mar bay kala duwantahay.
Casaanka u saar baan is leeyahay e , nacayb ha iga moodin.
Taan kugu haysto waxa weeye,nin walba o tolka ah inaad tageerto waa qalad.
Matalan ninka Zeylaci la yidha , waa nin aynu isku reero nahay,haddan la kulmo se waan dilaya insha Allah.
Jabuti intaaso dad e dowlada kaga jira baynu leenahay reer ahaan, laakin ninka gadabursi e SL jooga ayaa iga xiga.
Haddey qabyaaladaadu xagga wanaaga aynu u socon, inaad iska reebto ayaa lagu qaatay.