Page 1 of 1

The Amir of Ahlu Sade Wal Jama

Posted: Sat May 16, 2009 1:31 am
by CoolPoisons
Sheikh Omar Sheikh Mohamed Farah

Rer Hirsi Dini from Abudwaq :up:

Image

Xoogaga Ahlusunna Wal Jameeca ayaa dagaal saacada socday kaga awood roonaaday Maleeshiyadda Khawaarijta,waxayna madaxda sare ee Ahlusunna Wal Jameeca oo uu horkacayay Sheekh Cumar Sheekh Maxamed Faarax khudbado ka jeediyay Magaalooyinka Wabxo,Dari,Dac.Ceelbuur iyo Maxaas.

Wafdiga Ahlsunna ee booqashada ku jooga goboladda dhexe ee Somalia wax iska caabina kalama kulmin Magaaladda Ceelbuur hasse yeeshee inta aysan degaankaas tegin waxay Mujaahidiinta Ahlsunna dagaal qaraar ku galeen Wabxo,Dac iyo Dari oo ahayd difaacyadii ugu adkaa ee kooxda Khawaarijta la baxday Shabaab ka dagaalamayeen.

Weriye ka tirsan Waagacusub oo la socda Wafdiga Culumaa'udiinka Ahlusunna Wal Jameeca ayaa sheegay inuu gudaha Wabxo ku arkay meeydka labaatameeyo ka mida Maleeshiyadda Khawaarijta iyo sedex gaari oo laga gubay.
" Lix Gaari oo laga qabsaday kooxahii hore u joogay Wabxo ayaa hada safarka nagu wehliyo,waxaa Maxaas laga dareemayaa colaada laakiin Ceelbuur dad badan ma joogin oo waxay u ekeeyd Magaalo laga qaxay,inta badan goobaha ganacsiga way xirnaayeen"ayuu yiri Weriye Mohamed Abdi.
Magaaladda Ceelbuur waxay ahayd taliska ugu weyn ee Khawaarijta sidoo kalena Magaalada Maxaas waa Istiraatiiji isku xira ,Hiiraan,Shabeeladda Dhexe iyo Galgaduud.

Sheekh Cumar Sheekh Mohamed Farah wuxuu tilmaamay inay ku socdaan Magaaladda Buuloburde ee gobolka Hiiraan,wuxuuna shacabka ugu baaqay inay gacan ka geeystaan Jihaadka lagula jira Khawaarijta isu qaawisay leeynta waxgaradka iyo Culumaa'udiinka.

Ahlusunna Waxay noqdeen Xoogaga qura ee sida Keeka u raamsada Wiilasha Shabaab oo badankood taariikh xasuus leh ay ku noqotay casharadii lagu siiyay Guriceel iyo Dhuusamareeb,waxaana muuqata in hadii Ahlusunna tagto Buulaburde ay sahlanaan doonto sida Mogadishu looga sifeeyo.

Re: The Amir of Ahlu Sade Wal Jama

Posted: Sat May 16, 2009 1:41 am
by CoolPoisons
more picturs from the Amir

Image

Image

Image

Re: The Amir of Ahlu Sade Wal Jama

Posted: Sat May 16, 2009 1:50 am
by zingii
5 meelood baa lagala wareegay. :up:
Gardaraale ma guuleysto, ha ka xaabxaabshaanee.

Re: The Amir of Ahlu Sade Wal Jama

Posted: Sat May 16, 2009 2:52 am
by American-Suufi
thanks CoolPoisons

he is my amiir 2.

Re: The Amir of Ahlu Sade Wal Jama

Posted: Sat May 16, 2009 4:34 am
by snoop12
American-Suufi wrote:thanks CoolPoisons

he is my amiir 2.


say it after me, Nooloow "Sheikh Omar Sheikh Mohamed Farah" Nooloow :clap:

Re: The Amir of Ahlu Sade Wal Jama

Posted: Mon May 18, 2009 10:29 pm
by Shirib
Someone tell me what the hell was he doing when Ethiopians were in the country?

Re: The Amir of Ahlu Sade Wal Jama

Posted: Mon May 18, 2009 11:34 pm
by zingii
Shirib wrote:Someone tell me what the hell was he doing when Ethiopians were in the country?


They were peaceful people, but others messed with them and going as far as calling them names and attaking them in their regions.

Re: The Amir of Ahlu Sade Wal Jama

Posted: Tue May 19, 2009 4:26 am
by snoop12
Shirib wrote:Someone tell me what the hell was he doing when Ethiopians were in the country?


he was at his home, doing his Assar prayer and afterward made Duca for Somalia :lol:


Shirib, these people are not military, but they will defend themselves against intruders who want to start havoc

it reminds me of the Days in Kismaayo, Marexan vs USC were the marexan wadaado fought against aggressors and Won..... do you know USC defeated Americans? so does that give them right to attack Somalis, NO

its a tragedy that our Wadaado are fighting but i must admit Alshabab are the aggressors here

Re: The Amir of Ahlu Sade Wal Jama

Posted: Wed May 20, 2009 4:52 am
by Somaliman50
Ethiopian stooge :down: