Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Khilaaf:Alsharbab wants to kill the agents,xisbul wants CASH

Historical reference for Somali armed militias.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Khilaaf:Alsharbab wants to kill the agents,xisbul wants CASH

Postby AhlulbaytSoldier » Fri Jul 17, 2009 8:15 am

Amiir of xisbul xasuuq
Image
versus
Amiir of Khawaarijta alshabaab
Image
Kooxaha Islaamiyiinta oo isku khilaafsan sidii ey ka yeeli lahaayen labada nin ee Fransiiska

--------------------------------------------------------------------------------


Ilo wareed ku sugan caasimada dalka Soomaaliya ee Muqdisho ayaa sheegaya in ururada Al-Shabaab iyo Xisbul Islaam oo 14-kii bishan Hotel Saxafi ka afduubteen Labo Sarkaal oo u dhashay dalka Faransiiska ay gacanta ku hayaan isla markaana ku kala aragti duwan yihiin sidii laga yeeli lahaa labadaasi sarkaal oo Muqdisho ku joogay qaab Suxufinimo.

Warku wuxuu intaa ku darayaa Ururka Mayalka adag ee Al-Shabaab saraakiil ka tirsan ay soo jeediyeen in labadaasi sarkaal la gowraco, taasina ay ku tilmaameen in uu yahay xukun xaq ah waa sida ay aaminsan yihiin, waxayna ku eedeeyeen in ay gacan siinayeen wax ay ku sheegeen Gaalada ku soo duushay dalka iyo Murtidiinta oo ay ula jeedaan Dowladda KMG.

Sheekh Xasan Daahir Aweys oo Madax ka ah Ururka Xisbul Islaam ayaa isagana qaba in aan lagu deg degin xukun adag oo lagu fuliyo Saraakiishaasi la heysto, isla markaana laga wada hadlo iyaga iyo Dowladda ay ka socdaan, lagana qaado lacag madax furasho ah oo dhan Lix Milyan Dollarka Mareykanka ah, wuxuuna lacagtaasi Sheekh Xasan uu soo jeediyay in ay Maliishiyooyinka ay ku dagaal geliyaan.

Hase ahaatee Xubno sare oo uu ka mid yahay Amiirka Al-Shabaab ayaa ka biyo diidan mowqifka Sheekh Xasan Daahir Aweys, wuxuuna soo jeediyay Amiirka Al-Shabaab Sheekh Mukhtaar Abuu Zubeyr (Axmed Cabdi Godane) in Maliishiyooyinkooda ay ka maarmaan dhaqaale ka yimaada reer Galbeedka, in ku filana ay soo gasho, sidaasi darteedna xukunka kaliya ee lagu fulin karo wuxuu sheegay in uu yahay in la bireeyo oo qudha laga jaro.

Arintani ayaa waxay keentay in labada dhinac Maliishiyooyin xaddhaaf ah ay soo tubaan halka lagu haayo saraakiishan, taasoo muujineysa in ay jirto aamin daro soo kala dhex gashay Xisbul Islaam iyo Al-Shabaab.

Ururka Mayal adag ee Al-Shabaab ayaa dadka taageera iyo kuwa la shaqeeya Dowladda KMG marka ay qabtaan waxaa ay ku fuliyaan xukuno adag sida in qofkaasi qoorta laga jaro ama la silic dileeyo, iyadoo horay dhowr qof ay sidaasi oo kale yeeleen.

Ra'iisul Wasaaraha Dowladda Faransiiska Cumar Cabdirashiid ayaa ku eedeeyay afduubka labadaasi sarkaal kooxaha Xisbul Islaam iyo Al-Shabaab, wuxuuna sheegay in ay mas'uuliyada labadaasi sarkaal ay qaadi doonaan wixii ku yimaada.

Cali Muxiyaddiin Cali
Muxiyaddiin@hotmail.com

User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: Khilaaf:Alsharbab wants to kill the agents,xisbul wants CASH

Postby AbdiWahab252 » Fri Jul 17, 2009 8:18 am

Imam HutuKing,

The Sheik Sharif is a weakling, nacala ku yal ! He should have surrounded the place, arrest all suspected members of the Govt, arrested their families and held them all until the French were released.

User avatar
Diyeeshaha_Tolka
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3524
Joined: Sat Sep 22, 2007 12:41 pm
Location: webiga jowhar jiinkiisa

Re: Khilaaf:Alsharbab wants to kill the agents,xisbul wants CASH

Postby Diyeeshaha_Tolka » Fri Jul 17, 2009 8:21 am

hassan hadir,, wallee in lagu shaqeesto tan ayaa cadeen u ah

Saraakiishii Faransiiska oo la kala Qeybsaday
By Somalimirror on 16 Jul, 2009 9:25 PM in Main, Wararka

Xoogaga Xisbul Islaam iyo Xarakadda Shabaabul Mujaahidiin ayaa kala Qeybsaday Labaddii Sarkaal ee ka Socday Dowladda Faransiiska isla markaana u yimid inay Tabobar siiyaan Ciidamada Amaanka DKMG ah.

ilo Xog Ogaal ah oo u waramay Shabakadda Somalimirror ayaa sheegay in Xalay Saq dhexe ay labadda dhinac kala Qeybsadeen labadda Sarkaal ka dib markii la isku qabsaday lana isku mari waayay.

Arinta kala Qeybsiga ayaa la sheegayaa in ay timaaday ka dib markii laga cabsaday inuu Dagaal ka dhex ka Qarxo labadda dhinac.

Dhanka kale Shabakadda Islamtoday.net oo soo xiganaysa Mas’uul ka tirsan Xisbul Islaam ayaa yiri “Shabaabku waxay Qaateen Mas’uulkii Faransiiska ee ugu Darajo sareeyay, midkii kalana waxa haysta Sheekh Xassan Daahir”.


Wakaaladda Wararka ee Faransiiska (AFP) ayaa sheegtay in Cumar C/rashiid Cali Sharmaake ay u suuro
Gashay inuu la hadlo mid ka mid ah Labadda Sarkaal balse ma jirto ilo kale oo madaxbanaan oo arintaasi Xaqiijisay.

lama sheegi karo illaa iyo hadda Sidda ay Xoogaga Xisbul Islaam iyo Xarakadda Shabaabul Mujaahidiin ka yeeli doonaan Nolosha Saraakiisha Faransiiska.

Wixii warar ah ee ku soo kordha Dib ayaan idinkaga soo gudbinaynaa Insha Allaah.



www.somalimirror.com

AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Re: Khilaaf:Alsharbab wants to kill the agents,xisbul wants CASH

Postby AhlulbaytSoldier » Fri Jul 17, 2009 8:22 am

It was obvious inside job.
Iam dissapointed at sh.sharif xafiduhullah he didnt show true leadership but let him finish his term. Inshallah a stronger person will take his place,who wont be easy on the khawaarij. If the next president doesnt bring in amxaaro and continues shariahlaw,he has my support. :up:

AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Re: Khilaaf:Alsharbab wants to kill the agents,xisbul wants CASH

Postby AhlulbaytSoldier » Fri Jul 17, 2009 8:24 am

hassan hadir,, wallee in lagu shaqeesto tan ayaa cadeen u ah

Saraakiishii Faransiiska oo la kala Qeybsaday
By Somalimirror on 16 Jul, 2009 9:25 PM in Main, Wararka

Xoogaga Xisbul Islaam iyo Xarakadda Shabaabul Mujaahidiin ayaa kala Qeybsaday Labaddii Sarkaal ee ka Socday Dowladda Faransiiska isla markaana u yimid inay Tabobar siiyaan Ciidamada Amaanka DKMG ah.

ilo Xog Ogaal ah oo u waramay Shabakadda Somalimirror ayaa sheegay in Xalay Saq dhexe ay labadda dhinac kala Qeybsadeen labadda Sarkaal ka dib markii la isku qabsaday lana isku mari waayay.

Arinta kala Qeybsiga ayaa la sheegayaa in ay timaaday ka dib markii laga cabsaday inuu Dagaal ka dhex ka Qarxo labadda dhinac.

Dhanka kale Shabakadda Islamtoday.net oo soo xiganaysa Mas’uul ka tirsan Xisbul Islaam ayaa yiri “Shabaabku waxay Qaateen Mas’uulkii Faransiiska ee ugu Darajo sareeyay, midkii kalana waxa haysta Sheekh Xassan Daahir”.


Wakaaladda Wararka ee Faransiiska (AFP) ayaa sheegtay in Cumar C/rashiid Cali Sharmaake ay u suuro
Gashay inuu la hadlo mid ka mid ah Labadda Sarkaal balse ma jirto ilo kale oo madaxbanaan oo arintaasi Xaqiijisay.

lama sheegi karo illaa iyo hadda Sidda ay Xoogaga Xisbul Islaam iyo Xarakadda Shabaabul Mujaahidiin ka yeeli doonaan Nolosha Saraakiisha Faransiiska.

Wixii warar ah ee ku soo kordha Dib ayaan idinkaga soo gudbinaynaa Insha Allaah.



http://www.somalimirror.com
According to jowhar,both agents are now in the hands of alshabab. This shows how weak and irrelevant xisbul are.

User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: Khilaaf:Alsharbab wants to kill the agents,xisbul wants CASH

Postby AbdiWahab252 » Fri Jul 17, 2009 8:26 am

HutuKing,

No, Sharif is a weakling.

I am surprised at the idiots who put them in the Saxafi Hotel instead of Villa SOmalia.

User avatar
Diyeeshaha_Tolka
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3524
Joined: Sat Sep 22, 2007 12:41 pm
Location: webiga jowhar jiinkiisa

Re: Khilaaf:Alsharbab wants to kill the agents,xisbul wants CASH

Postby Diyeeshaha_Tolka » Fri Jul 17, 2009 8:47 am

xasan daahir haduu caqli leeyahay waxaa u fiican inuu shariif ka heshiiyo,,atleast shariif ayaa wax u ogol ragan shabaab haba yaratee waxna uma ogola waxaaba macquul ah marka ay ku daneestaan inay dili doonaan

User avatar
Twisted_Logic
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Fri Aug 31, 2007 4:09 pm
Location: Speaking up against Somalinet's tolerance for Al Qaida Loyalists

Re: Khilaaf:Alsharbab wants to kill the agents,xisbul wants CASH

Postby Twisted_Logic » Fri Jul 17, 2009 10:47 am

xasan daahir haduu caqli leeyahay waxaa u fiican inuu shariif ka heshiiyo,,atleast shariif ayaa wax u ogol ragan shabaab haba yaratee waxna uma ogola waxaaba macquul ah marka ay ku daneestaan inay dili doonaan
Take it from me, they might kill him before they even defeat this government. Dahir Aweys made his bed, I say let him sleep on it.

User avatar
Somaliman50
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5850
Joined: Fri Oct 17, 2008 5:11 pm

Re: Khilaaf:Alsharbab wants to kill the agents,xisbul wants CASH

Postby Somaliman50 » Fri Jul 17, 2009 3:18 pm

Xisbul Islaam are being hustled in open daylight :lol:

User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: Khilaaf:Alsharbab wants to kill the agents,xisbul wants CASH

Postby AbdiWahab252 » Fri Jul 17, 2009 3:43 pm

I feel vindicated :up: A lot of people criticized me for supporting Cabdi Qeybdiid but the man was right all along when he said, this is going to boil down to Gardheere vs. NonGardheere after that is over Gardheere vs. Gardheere.

Abakar20,

Hustle :lol: They got molested :down:

ModerateMuslim
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6252
Joined: Sun Apr 06, 2008 7:50 pm

Re: Khilaaf:Alsharbab wants to kill the agents,xisbul wants CASH

Postby ModerateMuslim » Fri Jul 17, 2009 3:46 pm

shaba al-mujahideen can work with hizbul-islam and their likes but not murtads/munafiqs. :down:


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Factions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 5 guests