Moderator: Moderators
Gaalkacyo:Xaalad aan Cago badan ku taagnayn oo Gaalkacyo kajirta Iyo Adeegyada Bulshada oo hooseeya.
3. september 2011
APL
Gaalkacyo:(Allpuntland)-Waxaa Maanta Degenaan aan Cago badan ku taagnayn laga dareemayaa Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug Kadib markii labadii cisho ee lasoo dhaafay uu ka dhacay qaybo kamid ah Xaafada Garsoor ee Galbeedka Gaalkacyo, Dagaalkan oo labadii cisho ee lasoo dhaafay la'isku adeegsaday hub culus ayna dadbadani ku waxyeeloobeen ayaa ay weli saansaantiisu ahayd maanta mid muuqata islamarkaasna dhibtii uu reebay laga dareemayaa Magaalada Gaalkacyo ee xarun goboleedka Mudug ee Puntland. Dagaalkii Shalay iyo doraad dartiis maanta waxaa xanibnaa guud ahaanba ganacsigii Gaalkacyo noocuu doonaba ha ahaadee, Sidoo kalena Waxaanan la aadin dhamaan qaybaha kaladuwan ee Waxbarashada, Waxaana jira dad badan oo Caruurtada ka saaraya meelo badan oo kamid ah halkii uu shalay Dagaalku ka dhacay iyo goobihii ay Wiiftadu dadka wax ku yeeshay Iyadoo Bixista magaalada siweyn looga dareemayo. Waxaa labadii cisho ee lasoo dhaafay aad u hooseeyey Qaybaha kaladuwan ee Adeegyada Bulsada gaar ahaana Isgaarsiinta Taleefoonada, Biyaha,layrarka Iyo qaybo kale oo muhiim u ah Adeegyada bulshada ee Muhiimka, Waxaana shirkadaha qaarkood sheegayaan in ay saameeyeen dagaaladii dhacayey labadii cisho ee u danbeeyey. Xaalada Gaalkacyo Ilaa Saaka waa ay degentahay cago badana kuma taagnaa oo Mararka qaarkood waxaa jirta meelaha qaar diyaar garow xoogan Iyadoo ay jiraan beelo kamid ah kuwa gobolka oo iyana u eg inay isku dayayaan in xalka lasoo dhaweeyo islamarkaasna lakala qaado malayshiyaadka Walow aysan taasi u ekayn mid weli lagu guulaystay, Mana jiro Wax war ah oo dawlada kasoo baxay marka laga reebo Shirar aan kala joogsi lahayn oo ka dhacaya Aqalka madaxtooyada ee Gaalkacyo kaasoo ay ka qaybgalayaan Hogaanka guud ee ciidanka Difaaca Puntlad, Maamulka Mudug Iyo Xubno kamid ah golaha Wasiirada. Cabdiqani Xayir Cqxayir@hotmail.com Allpuntland Team
odayaashii PL shiiraan thats the true in mudug where is the problem on it ...???FBI waxaad tidhahdaa odayadii mj baa shiray lakin ha odhan odayaashii oo dhan baa shiray.
we will see that after the shiir is over sxbWaxaan idin waydiiyay MJ:ga meeshan soo gala yaad u malaynaysaan inuu khaladka lahaa, oo yaad eeda saraysaan hana ku hadlina afka Puntlan e qofwalba ha ka hadlo sida isaga la saxsan.
War ninyahow, finger-pointing when war is happening between dad walaalo ah is dangerous and futile. The troops must be pulled out and the elders and civic leaders should sit down and address their concerns. Provocative statements & finger-pointing only leads to animosity and suspicions. It doesn't solve anythingWaxaan idin waydiiyay MJ:ga meeshan soo gala yaad u malaynaysaan inuu khaladka lahaa, oo yaad eeda saraysaan hana ku hadlina afka Puntlan e qofwalba ha ka hadlo sida isaga la saxsan.
this not your f-king business affairs deam shitThis is just a short break.
The brave warriors of leelkase have all rights to defend their places from the occupying racist majertenia state.
Sii wada dagaalka, Ilaahay ha idin guuleeyo.
War saaxib, isku xishowThis is just a short break.
The brave warriors of leelkase have all rights to defend their places from the occupying racist majertenia state.
Sii wada dagaalka, Ilaahay ha idin guuleeyo.
you have my respect friendWar ninyahow, finger-pointing when war is happening between dad walaalo ah is dangerous and futile. The troops must be pulled out and the elders and civic leaders should sit down and address their concerns. Provocative statements & finger-pointing only leads to animosity and suspicions. It doesn't solve anythingWaxaan idin waydiiyay MJ:ga meeshan soo gala yaad u malaynaysaan inuu khaladka lahaa, oo yaad eeda saraysaan hana ku hadlina afka Puntlan e qofwalba ha ka hadlo sida isaga la saxsan.
Return to “Politics - Factions”
Users browsing this forum: No registered users and 5 guests