go care for palastine if they are your brother muslims , and PL affairs only concern Puntland member's if you not one of them then shut fuck up no one will care for you bullshit words , is my speech clear to you
Xaq u dirirka leelkase vs tigray servants
War deg deg ah:Gaalkayo oo ugacan gashay Xoogag Hubeysan.
Saturday, 03 September 2011 09:01 Editor Hits: 236
Xoogaga Thuwaarta Puntland ayaa xaqiiqsaday gacan ku heynta waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug kadib maalmo dagaalla ah oo ay gaalkacyo soo martay.
Goob Joogayaal ayaa soo sheegay in ciidankii Puntland ay u dhaqaaqeen dhanka Garowe halka xoogaga kacdoonka wadayaasha Puntland ay ku suganyihiin saldhigga Booliska,xarunta degnada Gaalkacyo iyo dhamaan xarumihii maamulka Puntland.
Xabsiga weyn ee Waqooyiga Gaalkacyo ayay ka baxsadeen wixii maxaabiis ahaa ee ku jiray waxaana socda howlgallo ay xoogaga magaalada qabsadey ku sifeynayaan haraadigii maamulkii Faroole ee la Eryay.