MUJAHIDIITA SOOMAALIYEED!! MUJAHIDIINTA AFRIKA!! MUJAHIDIINTA ADUUNKA!!Waa inaynu daryeelnaa masaalixda iyo mafaasidda oo haddii munkarka (waxa aan fiicnayn) oo dadka laga reebayo uu ka dhalanayo munkar ka weyni dadka laga reebi mayo. Haddii tusaale ahaan qabri dumintiisu ay keenayso in qabaa’ilka qaarkood ay hub qaataan oo dhiig xaaraan ah la daadinayo dhibaatana ay ka dhalanayso, waxa waajib ah in aan la degdegin oo arrinka dib loogu dhigo waqtiga ku habboon ilaa iyo inta ay dadkaasi arrinka dhanka diinta uga qancayaan. Dhacdadaasi waxay ka dhacday Kismaayo, waxana ka jira maamul saddex geesood ah; Mucaskarka Raas-Kambooni, walaalaha maamulka Caanoole iyo dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab, nidaamkaasina waa mid madax bannaan oo go’aamadiisa lagu xisaabi mayo ururradii uu kasoo kala jeeday.
Rest of Document:
http://www.somalitalk.com/2009/mar/04ma109.html