Xubnaha cusub ee maanta la magacaabay ayaa waxa ay kala ahaayeen:-
Waxaa Gudoomiyaha Gobollada Jubooyinka loo magacaabay Abuukar Cali Aadan
K/xigeenka Gudoomiyaha Gobollada Jubooyinka Sheekh Xuseen Cabdi Geedi oo isagu hore u hayn jiray jagadaasi.
Xafiiska Garsoorka Gobollada Jubooyinka Sheekh C/raxmaan
Madaxa Dacwada iyo Tacliinta ee Gobollada Jubooyinka Sheekh Xasan Yacquub Cali
Gudoomiyaha Degmada Kismaayo ayaa waxa loo magacaabay Max'ed Cumar C/dalla (Ugaas)
Madaxa Dacwada Degmada Kismaayo Sheekh C/raxiin Cali Muudeey
Madaxa Ciidamada Amaanka Degmada Kismaayo Sheek C/raxmaan Cali Axmed (Fiillow)
Madaxa Garsoorka Degmada Kismaayo C/fitaax Caydiid