Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

9eit

Discussions regarding non-clan national political parties.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

9eit

Postby LiQaaye_TDH » Fri Nov 19, 2010 10:24 am

Dowlad Ku Sheega Somaliland waa inay La Wareegto Hubka Buuhoodle Yaala ama Beesha Bariga Togdheer Hubkeeda Dowlado uu Soo Celisa!

Anigo Marka Hore Saxaafada Dhamaan Salaamaya Waxaan Leeyahay Salaamo Caleykum
Maqaalkan aan uu soo qaatay sidaan uga Hadlo Arrimo Dalkan Somaliland Ruxay todobaadkan ugu dambeeyay, waxaan Horta aad uga Xumay Dadka Masaakinta ah ee Iyago Salaadi Ciida Tukanaya ee sida arxaan Darrada ah Loo soo Gaaday, Loona Laayay.

Waxaan aad ula Yaabay Magaaladan Buuhoodle ee Ka Tirsan Gobolka Togdheer, ee Haddana Maamulka Somaliland aano ka Talin, ee Haddana looga Diyaar Garoobayo Sida Loo Dumin laha Maamulka soo jiray Labaatanki Sano ee uu Dambeeyay ee Somaliland, waxaan aad ula yaabay Magaaladan oo Sameysanaysay Jabhad in Ka Badan hadda 2 Sano, oo aanay Maamulka Somaliland ama Cid kale Ka Hadal, waxaan aad ula yaabanahay Halka Beelaha Somaliland oo dhani Hubkoodi Ku Wareejiyeen Dowlada Somaliland Haddana Magaalada Buuhoodle Hubkeedi Dhamaan Loogu Daayay.

Dadka Ku Nool Magaalada Buuhoodle iyo Kuwa Dibedda ee tageera Jabhada Argagaxisada ah ee SSC, aya Labadi Sano ee Ugu Dambeeyay Dhaqaale uu Uruurinayay Jabhada SSC siday weeraar ugu qaadan Maamulka Somaliland, Dhaqaalahan oo aad looga Uruurinayay Qurbaha, oo aanay Hormood uga ahayd Fanaanad Ku Sheega (Saado Cali) aya Hadda uu Dhow inay Sameystaan Airport Hubkoodo uga soo Degi laha, waxaana Dhowaana Dowlad Ku sheega Sheikh Shariif uu Ballan Qaaday Hub iyo Dhaqaale ay Ku Burburiyaan Maamulka Somaliland iyo Beelaha La Deriska ah ee Beelaha Isaaq!

Dowladan Somaliland waxaan uu sheegayo waa inay Sidan sameyso haddey doonayso inay Nabad ku sii jirto, waa inay Somaliland Dadko uu Sinaadan oo Beelaha Degan isko loona Dhaqma, waa in Somaliland La Wareegto oo ay Calankeeda Sudha Deegaankan Ka Tirsan Gobolka Togdheer ee Calanka Somaliweyn ka Taaganayahay, waa inay Ciidanka Militariga Somaliland Hubka iyo Teknikada Yaala Buuhoodle ay Gacanta Ku Qabtaan Haddi Kale aany Sidaas Yeelin waa inay Beesha La Deriska ah Jabhadan SSC, waa inay Hubkeedi iyo Teknikodoodi Loo Soo Celiya!!!!!!!!!!!

Dowladan Somaliland ee uu Hogaaminayo Axmed Maxamed Maxamoud Silaanyo waxaan leeyahay 2 Talo Mid Qaata!

1, In Dowlada Somaliland Dhamaan La Wareegto Hubka Yaala, Buuhoodle sida Looga Qaaday Beelaha Kale ee Somaliland Ku Nool Hubkoodi 1996!

ama

2, In Beesha Bariga Togdheer ee La Deriska ah Jabhadan SSC ee Doonaysa inay Dumiso Qaranka Somaliland, Hubkeedi Waaweyna ee Ciidanka Militariga Somaliland Haysato in Loo Soo Celiyo oo Loo Daayo Degaanadayada!

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

Return to “Politics - Alternative Parties”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 6 guests