Page 2 of 5

Re: Who owns galguduud habargedir or merexaan

Posted: Thu Oct 25, 2007 3:44 pm
by Ashlee
Marehan do.

Re: Who owns galguduud habargedir or merexaan

Posted: Sat Nov 03, 2007 6:58 am
by QansaGabeyle
[quote]cabudwaq and balanbale labaduba habar gedir kula degan tahay.[/quote]

Kan qof fiyoow ma ahan walle. Ma shaqsi hawiye ah ayaa Balanbal iyo Cabudwaaq dhex istaagi karo. Marexaanki meesha degnaa ayaa lakala celin la'yahay isagana wuxuu meesha la imaanayaa sheekadaan daciifka ah.

Re: Who owns galguduud habargedir or merexaan

Posted: Sat Nov 03, 2007 7:18 pm
by xoogSADE14
[quote="QansaGabeyle"][quote]cabudwaq and balanbale labaduba habar gedir kula degan tahay.[/quote]

Kan qof fiyoow ma ahan walle. Ma shaqsi hawiye ah ayaa Balanbal iyo Cabudwaaq dhex istaagi karo. Marexaanki meesha degnaa ayaa lakala celin la'yahay isagana wuxuu meesha la imaanayaa sheekadaan daciifka ah.[/quote]

looool

Re: Who owns galguduud habargedir or merexaan

Posted: Mon Nov 05, 2007 8:39 am
by Dr.Galbeyte.
Wallahi ceyr live in the dusty little town called cabduqdwaaq...

Its just that we claim the cities which are literally ours... unlike mareexan who claim where ..one of them happen to come across.

Re: Who owns galguduud habargedir or merexaan

Posted: Mon Nov 05, 2007 1:24 pm
by Luq_Ganane
[quote="QansaGabeyle"][quote]cabudwaq and balanbale labaduba habar gedir kula degan tahay.[/quote]

Kan qof fiyoow ma ahan walle. Ma shaqsi hawiye ah ayaa Balanbal iyo Cabudwaaq dhex istaagi karo. Marexaanki meesha degnaa ayaa lakala celin la'yahay isagana wuxuu meesha la imaanayaa sheekadaan daciifka ah.[/quote]

Kuwaan oo kale farahaa laga qaada. Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing

Re: Who owns galguduud habargedir or merexaan

Posted: Mon Nov 05, 2007 6:56 pm
by xoogSADE14
[quote="Dr.Galbeyte."]Wallahi ceyr live in the dusty little town called cabduqdwaaq.[/quote]

War magaca ilaaheey faraha ka qaad baan ku oran rabay, hadana waxaan soo xasuustay inaad tahay mooryaan aan diin iyo Alle midna aqoon. Marka, carry on.

Re: Who owns galguduud habargedir or merexaan

Posted: Wed Nov 07, 2007 2:50 pm
by Dr.Galbeyte.
Balanbale ..reer ayaanle kula dagan..

Xitaa meesha aad ka sheegan jirteen G/guduud Hg ayaa idinla degta.. ceebtiina intaan ka badan ma idin qarin kari ..waad iga gaabsan weydeen.

Re: Who owns galguduud habargedir or merexaan

Posted: Wed Nov 07, 2007 5:26 pm
by cabdi123
Ayaanle olol waligod ayey balanbale deganayey hada cayr kale aya wax kasi degay.
and yes habar gedir live in and around the vilage cabudwaaq .

and those are the only two tuulos where the marexan live

Re: Who owns galguduud habargedir or merexaan

Posted: Thu Nov 08, 2007 12:04 am
by Luq_Ganane
[quote="cabdi123"]Ayaanle olol waligod ayey balanbale deganayey hada cayr kale aya wax kasi degay.
and yes habar gedir live in and around the vilage cabudwaaq .

and those are the only two tuulos where the marexan live[/quote]

I just had to quote that. Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing

Re: Who owns galguduud habargedir or merexaan

Posted: Thu Nov 08, 2007 6:21 pm
by Dr.Galbeyte.
^^Better yet write it down and bring it the table in a sade shir.. only to have them confirm it to you...

Laughing Laughing

Re: Who owns galguduud habargedir or merexaan

Posted: Fri Nov 09, 2007 6:00 pm
by Luq_Ganane
^^

Dr Galbeyte,

Horta wax macquul ahayn kula doodi maayo. Maybe Pre-1991 some HG lived in Cabudwaq or Balanbale but Post 1991 I can assure you xabad madackaris kuma dhax arkaysid Cabudwaq/Balanbale. Marexaanki meesha degan baala kal celin waaye. Laughing

Horta Galgudud ma "Jersulemki" Habar Gidir miyaa? Shocked Laughing Laughing

Re: Who owns galguduud habargedir or merexaan

Posted: Mon Nov 12, 2007 6:41 am
by Dr.Galbeyte.
hadaad yahuud tabar daran oo laga kacsaday dhuklii ogoshahay ..waa sidaas.. Laughing

Re: Who owns galguduud habargedir or merexaan

Posted: Tue Nov 13, 2007 6:53 pm
by xoogSADE14
Wallee nimankii sacad weey wareereen, "yabar rati fuushay", "yabar dooli kuday" iyo waxaanaan garaneeyn beey uga dhagantahay.

Re: Who owns galguduud habargedir or merexaan

Posted: Wed Nov 14, 2007 8:05 am
by Dr.Galbeyte.
^ markuu cunug qaldaan ah jambal marexan udhigayo xagee jirtay..

Galguduud dadka degan waa yaqaana mareexan meesha ey ka dagaan iyo tiradooda wee cadahay..

Doodi kama taagna cidda meesha ugu tirada badan ..

Waxaan isku dayay inaan ka gaabsado su'uaasha noocaas ah....(hoping inaad is garataan) markaas ayaa mataag meesha la timaadeen.. wax runta idin sheego waad ubaahantihiin .. miyeesan aheen?

Re: Who owns galguduud habargedir or merexaan

Posted: Thu Nov 15, 2007 6:30 pm
by xoogSADE14
KK

Sxb adoo ninweeyn ah baad waxaad noola imaaneeysaa cidaan Mareexaan aheeyn baa ku nool western galgaduud. Bal hade sideen waxaas kaaga qaadanaa?

Horta mataqaan Galgaduud inta meeloodo daaqa iyo ceelasha waa weeyn ka leh?

Gobolkaasoo dhan magaalada ugu weeyn uguna dadka badan ineey CW tahay miyaad ka doodeeysaa?