Page 3 of 5

Re: Who owns galguduud habargedir or merexaan

Posted: Sat Nov 17, 2007 12:05 pm
by Dr.Galbeyte.
Doodi meesha ma taalo.. anaa kuu aqaan dad ku dhashay oo hadana degan... ayagaana kuu sheegaayo. iney meesha ugu dadka badan ama ceelasha badan midna aheen..

Galguduud waxaa bur buriyeen dagaaladii.. meesha aad ku faaneysid.. marnaba markey dhisneed gobolka sidiisa kale.. xitaa afaraad ama shanaad ayaa lagu tilmaami jiray...

Markaa waxaa iga dhaadhicineysaa iney ka weynaatay magaaloyinkii kale ee Dhuusa Mareeb iyo ceel buur etc..

Hadana tahay metrapolitan.. LOL..
Ha igu foogaan sxb .. meesha waa la socda.. xaaladeeda.

Re: Who owns galguduud habargedir or merexaan

Posted: Sun Nov 18, 2007 7:20 pm
by xoogSADE14
Dhuusomareeb baanba ku qoslay markaasaad guriceelna kusii dartay?

Sxb teeyda ha qaadan hadaad rabtid, go look at UN figures or heck even google earth and see for yourself.

Re: Who owns galguduud habargedir or merexaan

Posted: Mon Nov 19, 2007 1:50 pm
by Voltage
Waxaa la yaab cunug Sacad ah oo lasoo dhoofiyay isagaa koolo Xamar ku dhuuqayo, aanan arag aanan istaagin meel Galgaduud iyo afaaraheeda laga hadlayo yaad la doodaysiin. Yaa gar daran marka?

Hobyo yaa ah magaaladiisa ugu wayn, Xaafada DABCASAR ee Caabudwaaq wallahi inaysan ka badnayn waad aragteen. Laughing Laughing

Re: Who owns galguduud habargedir or merexaan

Posted: Mon Nov 19, 2007 3:43 pm
by cabdi123
voltage

xaafad bandiradley ka mid ah ayaa caabudwaaq iyo baardheere oo dhan ka wayn.

guriceel, dhusamareeb,cadaado,ceel buur, ceeldheer,baxdo, godinlabe. are all way biger than tuulo waaq.

even xeraale has more people than tuulo waaq. Laughing

Re: Who owns galguduud habargedir or merexaan

Posted: Mon Nov 19, 2007 6:14 pm
by xoogSADE14
[quote="cabdi123"]voltage

xaafad bandiradley ka mid ah ayaa caabudwaaq iyo baardheere oo dhan ka wayn.

guriceel, dhusamareeb,cadaado,ceel buur, ceeldheer,baxdo, godinlabe. are all way biger than tuulo waaq.

even xeraale has more people than tuulo waaq. Laughing[/quote]

Why stop there? Tell us that Caydiid was at one time the president of Somalia.

Re: Who owns galguduud habargedir or merexaan

Posted: Tue Nov 20, 2007 7:58 am
by Dr.Galbeyte.
He was once the most powerful man in somalia.. the only man to have organised an election in the capital of somalia or somalia as whole since 91. Maxaa ugu diideysaa?..

I guess after he fought America, his agenda to bring back stability to somalia would be a lost cause... as america started to pay warlords to work against the Gen.

Xoog.. you know your argument is weak, maxaa isku sii ceebeynaysaa?

Re: Who owns galguduud habargedir or merexaan

Posted: Tue Nov 20, 2007 6:08 pm
by xoogSADE14
[quote="Dr.Galbeyte."]He was once the most powerful man in somalia.. the only man to have organised an election in the capital of somalia or somalia as whole since 91.[/quote]

loooooooooooooooooooooooool

Sxb waan kaa naxaayaaye wax iskula har.

Re: Who owns galguduud habargedir or merexaan

Posted: Wed Nov 21, 2007 7:11 am
by Dr.Galbeyte.
igama nixin ee waxaad ka naxday sida aan runtu idinku sheego.

Sxb ciyaalk reer gedo beenta ey ka abuurayaan G/guduud ha iska dhaafan.
Peace!

Re: Who owns galguduud habargedir or merexaan

Posted: Wed Nov 21, 2007 1:45 pm
by xoogSADE14
KK

Sxb Mareexaanka NFD ka yimaada baa adiga kaaga awoowd badan Galgaduud sababtoo ah Sacad baad tahay.

Sheekadaan kula waday oo dhan waxeey aheeyd just to humor you ee ha'umaleeynin in Galgaduud iyo sida loo kala daganyahay adiga lagaa wareeysanaayo sxb.

Re: Who owns galguduud habargedir or merexaan

Posted: Thu Nov 22, 2007 4:56 pm
by Dr.Galbeyte.
OK now HG kala sar into bitts and then compare them to mareexan in a desperate attempt to get a point across.

Read the title of the topic!!

Ha is micneen meesha ku guma shukaansanayo.. galguduudna dhinaca Galinsoor ayaa ka maamulna so SACAD is much more significant in galguduud then labada laf ee mareexan oo ka degan the border with ethiopia.

Re: Who owns galguduud habargedir or merexaan

Posted: Sat Nov 24, 2007 8:13 pm
by Luq_Ganane
[quote="Dr.Galbeyte."]He was once the most powerful man in somalia.. the only man to have organised an election in the capital of somalia or somalia as whole since 91. Maxaa ugu diideysaa?..

I guess after he fought America, his agenda to bring back stability to somalia would be a lost cause... as america started to pay warlords to work against the Gen.

Xoog.. you know your argument is weak, maxaa isku sii ceebeynaysaa?[/quote]

Xoog, adaaba ka daran sxb for aruging with 'Dr. Galbeyte'. Laughing

Re: Who owns galguduud habargedir or merexaan

Posted: Sun Nov 25, 2007 8:56 am
by cabdi123
mareexaan kids crying for nothing they can get. Laughing

Re: Who owns galguduud habargedir or merexaan

Posted: Tue Nov 27, 2007 4:13 pm
by xoogSADE14
[quote="cabdi123"]mareexaan kids crying for nothing they can get. Laughing[/quote]

Only if lame one liners like the one above could change the facts on the ground.

KK

Sxb bal fiiri waxaad soo qortay, markaasaad rabtaa inaad aniga suuro igu sheegtid?

Re: Who owns galguduud habargedir or merexaan

Posted: Wed Nov 28, 2007 5:20 am
by Dr.Galbeyte.
Xoog ..waa ku dhaafay sxb... sidaad jeceshahay .. anigu mareexan waxba uma qabo.. Galguduud waa ciid ilaahay.. wax meesha lagu doodo ma taalo.. peace.

Re: Who owns galguduud habargedir or merexaan

Posted: Mon Dec 03, 2007 12:36 pm
by Shankaroon_614
SAAXIIBAYAAL REMEMBER THE FIGHT BETWEEN WAGARDHAC AND SALEEBAAN LAST YEAR OR WAS IT THE BEGINING OF THIS YEAR, WELL I AM HERE TO TELL U GUYS THAT WE ALSO LIVE IN THAT TUULO CALLED CADAADO Laughing